Everyday Topics, Part 1 (from the SMOL dataset) in Somali
Play 1,000 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
1,000 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 1,000 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
!Waan la yabaayI was so mad!
-
"Waad ikala gooysay! Waxaan ku sigatay in la i burburiyo!""You cut me off! You almost made me crash!"
-
Sanadki 1920-kii, meshuna waa New York City.The year is 1920, and the place is New York City.
-
Haye, waa sidee arintu?Hey there, how's it going?
-
National Hockey League (NHL) waxaa la aasaasay 1917-kii.The National Hockey League (NHL) was established in 1917.
-
Waan wadahadalnay in badan.We talked for a long time.
-
Ma soo jeesan.She doesn’t turn around.
-
Qaboojiye side waxaa lagu cabiraa British thermal unit (BTUs) saacadi.The cooling capacity is measured in British thermal units (BTUs) per hour.
-
Mid ka mid ah da'yarta noocaan ah waxaa lagu magacaabaa Josephine.One such flapper is named Josephine.
-
Dadka waxay u baahan yihiin dhalanteedkooda. Waxay u baahan yihiin inay wax rumaystaan.People need their illusions. They need to believe in something.
-
Waa inaad sidoo kale barataa inaad is-hoosaysiiso.You must also learn to be humble.
-
Way caatoobeen oo bukoodeen, dhogortoodana waa daadatay.They became thin and sickly, and their fur began to fall out.
-
Marcela way la yabatay hadiyada, laakiin waxay ahayad mid xiseynayso.Marcela was surprised by the gift, but she was also intrigued.
-
Waxa kalo ka baari kartaa degaankaaga.You can also search by location.
-
Oo sidaasay ahayd.And so it was.
-
Waxay ahayd inaan u isticmaalno mala-awaalkeena si aan ugu baashaalno.We had to use our imaginations to have fun.
-
Ram wax badan ayuu aamusnaa.Ram was silent for a long time.
-
“Taasi waa laga doodi karaa.”"That's debatable."
-
Aad ayaan u wareeray.I'm so confused.
-
“Wax badan ayaan soo maray.”"I've been through a lot."
-
Mid mid ayay u dhintaan.One by one, they started to die.
-
Kaliya fadhiiso oo naso, oo anagaa ka taxadari doonno inta kale.Just sit back and relax, and we'll take care of the rest.
-
Waxay u carartay gurigi waxayna qadatay ubixi.She ran home and picked a beautiful rose.
-
Waa xanuun oodin ah, oo imudaayo oo marna i qabanaayo marna idaynaayo.It's a sharp, stabbing pain that comes and goes.
-
Ambedkar wuxuu sidoo kale ahaa shaqsi muhiim u ah qorista dastuurka Hindiya.Ambedkar was also a key figure in the drafting of the Constitution of India.
-
Dadki way farxeen oo wada cabeen si wada jira ah.The crowd cheered and drank in unison.
-
Caasimada iyo magaala madaxdada ugu weyn Malawi waa Lilongwe.The capital and largest city in Malawi is Lilongwe.
-
Doolshadii ayaa ahayd mid aad u weyn.The cake was a huge hit.
-
UPND waa xisbi mucaaradka ugu weyn Zambia.The UPND is the largest opposition party in Zambia.
-
Ugu dambaystii markii doolshada la dhammeeyay, waxa ay u geeyeen hogaamiyihii riwaayad cusub ee uu af-yaqaanka turjumayay.When the cake was finally finished, they took it to the premier of a new play that the linguist was translating.
-
Waxaan si gaar ah u xiiseeyaa siyaabaha Faransiisku ay u saameeyaan luqadaha kale, sida luqadaha Laatiinka, luqadaha Jarmalka, iyo Carabiga.I am particularly interested in the ways in which French has been influenced by other languages, such as Latin, Germanic languages, and Arabic.
-
Burburkii Boqortooyadii Aksumite ka dib, Itoobiya waxaa ka talinaysay boqortooyooyin iyo saldanado kala duwan.After the fall of the Aksumite Empire, Ethiopia was ruled by a series of different kingdoms and dynasties.
-
Tani waa kala duwanan weyn!This made a big difference!
-
Waxaad tahay qof ka wanaagsan.You’re a better person.
-
Waxaad modaa inaan dhaqaqeen.It's like we're not even moving.
-
Estaben wuu la cajabay.Esteban was thrilled.
-
Adeerkey aad ayuu u nafisay oo wuu baxsaday, laakiin digada ayaa qarisay.My uncle was so relieved that he had escaped, but he was also covered in manure.
-
Waxaad tahay qof cusub hadda.You’re a new person now.
-
Laakiin hadda, way hawlgabtay, maalmaheeda badmaaxa ayaa dhamaaday.But now, it was retired, its days of sailing over.
-
Eygaagana wuxuu ku farxi doonaa inuu ciddiyahooda la jarjaro, sidoo kale!And your dog will be happy to have their nails trimmed, too!
-
Waxaa laga yaabaa inay u maleeyaan inaad caajislow tahay ama dhmaystirnayn.They might think that you're lazy or unkempt.
-
Isku-darku waa mid si fudud u adkayn.The combination is simply irresistible.
-
Waxay ahayd boombile fudud, laakiin sidoo kale aad ayaa loo hagaajiyay.It was a simple toy, but it was also very well-made.
-
Qolalka waa waasac oo si wanaagsan loo magacaabay, shaqaaluhana waa kuwa saaxiibtinimo leh iyo caawinaad.The rooms are spacious and well-appointed, and the staff is friendly and helpful.
-
Dhadhanku waa isku dheelitiran yihiin, mid kastana wuxuu dhammaystiray kuwa kale.The flavors are perfectly balanced, and each one complements the others.
-
Laakin ma iyada ayay ii ahayd?But was she the one for me?
-
"Haa, laakin ma dalban filet mignon cayrin!""Yes, but I didn't order a raw filet mignon!"
-
"Waxaan baaraynay geedkan isbuucyo," ayuu yiri tuke."We've been investigating this tree for weeks," said a raven.
-
“Ma aqaan, Tom,” ayuu yiri saaxiibkiis, Ben."I don't know, Tom," said his friend, Ben.
-
“Ama waxay u maleynayaan inaad tahay nacas,” ayuu yiri Ben."Or they'll just think you're an idiot," said Ben.
-
Yaan dhaawacaan ku qeexin,' ayuu yiri.Don't let this injury define you,' he said.
-
Runtii? Maan ogayn taas.Really? I didn't know that.
-
Mararka qaar waxaan racaa saxiibaday.Sometimes I go out with my friends.
-
Waxaa laga heli karaa xeebaha, jardiinooyinka, iyo xitaa xaafadaheena.They can be found on beaches, in parks, and even in our own neighborhoods.
-
Waxay ahayd maalin dhameystiran.It was a perfect day.
-
Marka fadlan, gub.So please, burn it.
-
Haa, waa runtaa. Qaadashada kiniiniyadan oo dhan mararka qaarkood ayaa jahawareer keeni kara.Yes, it is. Taking all these pills can be confusing sometimes.
-
“Way tahay. Ma aqaano waxa aan sameeyo.”"It does. I don't know what to do."
-
Fufu waa cunto buuxdo waxan loo cunaa inay tahay mid aan laga marmi karin.Fufu is a very filling food, and it is often eaten as a main course.
-
Waxaan soo gaatay qayb ubaxyo ah oo kalaradood kala duwan.I bought a dozen roses, all different colors.
-
Haloow, Mr. B. Sidee tahay maanta?Hello there, Mr. B. How are you doing today?
-
Haddaba, xaggee maanta u jeednaa?So, where are we headed today?
-
Markaad si fiican u labisato, waxay ku tusinaysaa inaad isla wayntahay.When you dress well, it shows that you take pride in yourself.
-
Waan ogahay inaad u maleysay inay tahay wax lagu qoslo, laakiin ma ahayn.I know you thought it was funny, but it wasn’t.
-
Hal maado oo gaar ah ayay indhahayga qabteen.One recipe in particular caught my eye.
-
Marka hore waxbo ma arkoAt first, I don’t see anything.
-
Biyaha waxay sacidaysa xagalaha waxay difacdaa xubanaha iyo waxayaha ay jirka sameyaan.Water also helps to lubricate joints and protect organs and tissues.
-
"Taasi waa fiilo," Hooyadii ayaa tiri."That's a cable," Mommy said.
-
Ma aha wax la yareysan karo.It's not something to take chances with.
-
Ma aha wax la fududeysto.It's not something to mess around with.
-
Wuxuu aha mid mar walbo xakameeyo qof walbo wuxuuna ahaa mid dhaqso wax cananta.He was always micromanaging everyone, and he was quick to criticize.
-
Ma aha oo kaliya waxa aad xirato, laakiin waa sida aad u xirato.It's not just about what you wear, but how you wear it.
-
Maalin dhaweyd, waxaan arkay isaga oo hoolka sii socda, oo runtii gariirayo.The other day, I saw him walking down the hall, and he was literally shaking.
-
Laakin waxa jiro wax ku saban Josephine kaas oo soo jidasho leh.But there is something about him that Josephine finds attractive.
-
Ma jiro qaab kale oo lagu qaado.There's no other way to contract it.
-
Wuxuu ii sheegay in finanku u badan yihiin inay fal-celin ka yihiin candhuufta shillinta.He told me that the rash was probably just a reaction to the tick's saliva.
-
"Waxay ahaataba. Weli waxaad tahay darawal aad u xun.""Whatever. You're still a terrible driver."
-
"Oh, haa? Hagaag, waxaan ahay qoraa kaa wanaagsan!""Oh, yeah? Well, I'm a better writer than you are!"
-
Ha is-daaweynin adiga.Do not self-medicate.
-
Waxaa laga yaabaa inaad la yaabto waxa aad hesho.You might be surprised at what you find.
-
Beeraleyda waxaa laga yaabaa inay kacaan ka hor waaberiga si ay lo'dooda u lisaan ama u fashaan dalagyadooda.Farmers may rise before dawn to milk their cows or tend to their crops.
-
Intay maradii iska siibtay ayay ku duudduubtay si uu dhiigga uga joogsato.She took off her cloak and wrapped it around him to stop the bleeding.
-
Waa inaan helo.I had to have them.
-
Xurbinka waa xurbin, dab-qabadka waa dab-qabad, macalgadu wa macalgad.The whisk is a whisk, the tongs are tongs, and the ladle is a ladle.
-
Dadka qaar ayaa ku eedeeyay inay tahay mid faa’iido badan oo aan dareen lahayn.Some people accused her of being exploitative and insensitive.
-
Aad ayaan u akhriyay todobaadyo, waxaana ku kalsoonaa in aa baasi doono.I studied hard for weeks, and I was confident that I would pass.
-
Buddy wuxu had iyo jeer ahaa mid ka warqabo Ramana meel kasto iyo marxald kasto.Buddy was always there for Raman, no matter what.
-
Iyo in badan oo aan ka helay iyada.And the more I liked her.
-
Fufu waa cunto istaarji ah, cajiin ah oo laga sameeyay plantain la tumay ama cassava.Fufu is a starchy, doughy food made from pounded plantains or cassava.
-
Waxay sidoo kale dhiseen taallooyin badan oo cajiib ah, oo ay ku jiraan Great Stelae of Aksum.They also built many impressive monuments, including the Great Stelae of Aksum.
-
Maalmaha waa sii dheeraanayaan, habeenkana wuu sii yaraanayaa, qorraxdana waa sii dhalaalaysaa.The days are getting longer and the nights are getting shorter, and the sun is shining brighter.
-
Runtii waa lamaanayaal nolosha, wehelnimadooduna waa hadiyad la qadariyo.They are truly partners in life, and their companionship is a gift to be cherished.
-
Ma tihiin carruur mar dambe.You're not children anymore.
-
Waxa laga yaabaa in aana hawlo shaqo ku jirno ama aan guriga ka samaynayno hawlo kale.Maybe we're just running errands or we're doing chores around the house.
-
Laakiin guud ahaan, waxaan u maleynayaa in filimku ka badan yahay wadarta qeybaheeda.But overall, I think the film is more than the sum of its parts.
-
Waa maxay hadafkaagu?What's your goal?
-
Way ii dhoola cadeysay waxayna itiri, "Haye, waxaan ahay Sarah."She smiled at me and said, "Hi, I'm Sarah."
-
Xanuunka Rift Valley Fever wuxuu noqon karaa mid aad u daran, in la is-daaweeyana waa wax halis ah.Rift Valley Fever can be serious, and self-treating is dangerous.
-
Kadib waxaa laga yabaa inaan aadno dukaamaysi ama filin soo daawano, ama aadno madxafka.Then I might go shopping, or see a movie, or go to a museum.
-
Qoyska Green iyo asxaabteeda ayaa aad ugu baahan wararkeeda.Green's family and friends are desperate for news of her.
-
Marka aad fiirisid mid ka mid ah farshaxannadaada, mau arkaysid aduunka sida uu yahay.When you look at one of your sculptures, you are not seeing the world as it is.
-
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan helay maadadaan hore.I'm so glad I found this old recipe.
-
Waxaan u maleynayay inaan isku faraxsanahay."I thought we were happy."
-
Waalidiintiisa oo markii uu shilka dhacay ay wada socdeen ayaa dhankiisa u soo yaacay.His parents, who had been driving by when the accident happened, rushed to his side.
-
Waxaa jira aragtiyo badan oo ku saabsan waxa ku dhacay Earhart iyo Noonan.There are many theories about what happened to Earhart and Noonan.
-
Taasi waa sababta aan ugu faraxsanahay inaad maanta tahay rakaabkaygii.That's why I'm so glad you're my passenger today.
-
"Ma yeeli doono," ayaan ku idhi. "Kaliya dhawr shay ayaan ka muunad doonaa waab kasta.""I won't," I said. "I'll just sample a few things from each booth."
-
Laakiin aniga, xorriyaddu waa shay aad u fudud.But for me, freedom is a very simple thing.
-
Bella xanaqeeda waa mid caafimad leh sabbto ah waxaya ahayd falcelin teeda cadalad daro ay wajahday.Bella's anger was healthy because it was a response to the injustice she had faced.
-
Dhowr dhar oo cusub ayaa sameyn kara farqi weyn.A few new clothes can make a big difference.
-
Waxay xidhatay dhar jeexjeexan, timaheedana waa gogoshay.She is wearing tattered clothing and her hair is matted.
-
Bisadihii ayaa ugu dambeyntii bilaabay inay la ildarnaadaan dayaca.The kittens eventually began to suffer from the neglect.
-
Ugu dambeyntii, malaygii ayaa bilaabay inuu daallo.Finally, the marlin begins to tire.
-
"Waan sameyn doonaa," ayuu yiri Mr. Durand, isagoo alaabtiisa urursanaya. "Mar kale waad mahadsan tahay.""Will do," Mr. Durand said, gathering his things. "Thanks again."
-
Waad ku mahadsan tahay wada shaqayntaada.Thank you for your cooperation.
-
"Kaliya naftaada sii wakhti."Just give yourself some time.
-
Neef qabatin, gaar ahaan marka la socdoShortness of breath, especially when walking
-
"Haa, waan ahay," ayuu ninkii yiri. "Waxaan baranayay dinosaurs sanado badan.""Yes, I am," the man said. "I've been studying dinosaurs for many years."
-
Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa inaad dejiso hadaf aad ku dhimi karto miisaankaaga, aad ku heli karto dallacaad shaqo, ama aad u safarto meel cusub.For example, you might set a goal to lose weight, get a promotion at work, or travel to a new place.
-
Wuxuu mar walbo la cir ciraa shaqo waxan jiro waxyaalo aad arkayso oo aad sameyn karto.They're usually bustling with activity, and there's always something to see and do.
-
Jack wa wax walbo oo ay san ahayn Josephine.Jack is everything that Josephine is not.
-
"Runtii?" Klaus ayaa yiri "Taasi waa yaab!""Really?" Klaus said "That's amazing!"
-
Shimbirihii hoos ku sugnaa ayaa si yaab leh u daawaday sida uu shimbirku u shaqaynayo.The birds below watched in amazement as the robin worked.
-
Waxa kale oo ay abuurtaa dareen qarsoodi ah iyo yaab.It also creates a sense of mystery and wonder.
-
Tusaale ahaan, ilmaha wuxuu isticmaali karaa boombile si uu isaga dhigo dhakhtar, macalin, ama dabdemis.For example, a child might use a doll to pretend to be a doctor, a teacher, or a firefighter.
-
Krishnan aabihiis, oo ah beeraley sabool ah, wuxuu aad u doonayay inuu wiilkiisa kasoo saaro xabsiga.Krishnan's father, a poor farmer, was desperate to get his son out of jail.
-
Sida, wuxuu cabaa maalinta oo dhan.Like, he drinks it all day long.
-
Si tartiib ah ayaan madaxa uga salaaxay oo u sheegay in wax walba ay hagaagayaan.I gently stroke her head and tell her that everything is going to be okay.
-
Waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan nolosha, fikradayda.It's one of the most important things in life, in my opinion.
-
Markii hore waan yara wareeray, laakiin Marwo. Smith ayaa wax walba si cad u sharaxday.I was a little bit confused at first, but Ms. Smith explained everything clearly.
-
Haddii aad dhibaato qabto, ka dib xali.If you have a problem, then solve it.
-
“Dhibaato ma jirto.”"No problem."
-
Waa dhibaato halis ah oo wax u dhimaysa kaymaha, harooyinka, iyo xitaa dadka.It's a serious problem that's harming forests, lakes, and even people.
-
Waxaan dhahay, "Wa maxay? Ma dhici karto!"I was like, "What? No way!"
-
Xoogaa ayeey fiirisay, ka dibna madaxa ayeey jiljishay.She looked at it for a moment, then shook her head.
-
Way fiicneed inaan ogaano inaan gacan ka gaysanaynay badbaadint nolosha.It felt good to know that we were helping to save lives.
-
Dab-qabadka, isaga ama iyada waxay ku rogi karaan hilibka ama waxa la dubayo.With tongs, he or she can flip a steak or turn a roast.
-
Marka Tom wuxuu helay tattoo-gii, waana hubaal in ku filan, dadku way jahwareereen.So Tom got the tattoo, and sure enough, people were confused.
-
Boqoraddu kama sarreyso kuwa kale, laakiin iyadu sidoo kale kama hooseyso iyaga."A queen is not above others, but she is also not below them."
-
Qaar ka mid ah iyaga ayaa ahaa kuwo gaboobay, ku taariikhaysan 1900-yadii.Some of them were quite old, dating back to the early 1900s.
-
Laakiin waa maxay waxa ku saabsan fardo in iyaga ka dhigaa si gaar ah?But what is it about horses that makes them so special?
-
Lennie waxa uu ku riyoodaa inuu xanaanaysto bakeylaha jilicsan oo uu u naxariisto.Lennie dreams of petting soft rabbits and being gentle with them.
-
Waa muhiim in la arko dhakhtar si si sax ah loo ogaado jirrada.It's crucial to see a doctor to get a proper diagnosis.
-
Adiga ha is-daaweynin ama ha isku dayin inaad adiga laftaada isku sheegtid jirrada.Do not self-treat or attempt to diagnose yourself with sleeping sickness.
-
Iyo sababta oo ah iibiyeyaashu waa ganacsiyo madaxbannaan, waxay inta badan diyaar u yihiin inay ka xaajoodaan qiimaha.And because the vendors are independent businesses, they're often willing to negotiate prices.
-
Kuwaan waxay ahaayeen noolaha fudud, sida bakteeriyada iyo algae.These were simple organisms, such as bacteria and algae.
-
Waxay ahayd mid qabow, dhogor qoyon, indhaheedane waxay ahaayeen sida dhuxusha.It had cold, wet fur and its eyes were like coals.
-
Maxay ahaayeen riyooyinkoodii iyo hammigoodii?What were their dreams and aspirations?
-
Saaxiibbadii way cabsadeen, laakiin sidoo kale waxay ahaayeen kuwo xiisaynaya.The friends were terrified, but they were also curious.
-
Runtii waxaan u baahanahay caawimaaddaada.I really need your help.
-
Waxaan u baahanahay inaan samayno waxa saxda ah, xitaa haddii ay adag tahay.We need to do the right thing, even if it's hard.
-
Waxay ahayd hab degdeg ah oo fudud oo aduunka isbeddel lagu samayn karo.It was a quick and easy way to make a difference in the world.
-
Waxaan ku farxasanahay inaan arko waxa mustaqbalka noqon doono.I'm excited to see what the future holds.
-
Waxaan aragnaa muuqaal fiican oo baadiyaha ah.We have a great view of the countryside.
-
Dhammaan waxay ku saabsan tahay samaynta waxa saxda ah, xitaa marka ay adag tahay.It's all about doing the right thing, even when it's hard.
-
Sidookale waa muhiim in la dhammeystodaawada dhan ee antibayootika haddii xitaa astaamaha soo fiicnaadaan.It's also crucial to complete the full course of antibiotics even if symptoms improve.
-
Qorigii waa ka baxay, orodyahannada waxay ka soo yaaceen guryihii.The gun went off, and the runners sprinted out of the blocks.
-
Kadib, gudcurkii, ayaa dhimbiil ka soo baxay.Then, out of the darkness, came a spark.
-
Hanjabaadahaasi waa walaac culus, waxayna u baahan yihiin in wax laga qabto.These threats are a serious concern, and they need to be addressed.
-
U dhaqan da'daada.Act your age.
-
Tani waxay ka dhigi doontaa inay umuuqato mid dhib yar oo la maamuli karo.This will make it seem less daunting and more manageable.
-
Ramana iyo Buddy waxay wada qateen wakhti badan oo farxad ah.Raman and Buddy shared many happy years together.
-
Saxiibkey wuxu gaaray meeshi ugu danbaysay.My colleague eventually reached her breaking point.
-
Kadib, isticmaal maqaskaaga ama cidiya jarahaaga si aad u xoqdo caarrada ciddiyaha.Then, use your scissors or clippers to clip the tip of the nail.
-
Kadibna waxan dib ugu soo labanay beerti halkaas oo dhaqanay oo kala saarnay.Then we drove them back to the farm, where we washed and sorted them.
-
Tallooyinkan kahortagga waxaa loogu galay safarrada mustaqbalka.These prevention tips are for future trips.
-
Meelne kuma gayn doonto.It's not going to get you anywhere.
-
Qaar kale ayaa sheegay in sawirradeeda ay aad u niyad jabsan yihiin oo aan la soo bandhigin meel fagaare ah.Others said that her paintings were too depressing and that they should not be shown in public.
-
“Waan ka niyad jabnay ficilada SMA,” ayuu yiri Mr. Kasawa."We are disappointed by the actions of the SMA," said Mr. Kasawa.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, waxaan kula ciyaarayay Cocoa barxadda dambe markii aan ogaaday inay wax calalinayso.One day, I was playing with Cocoa in the backyard when I noticed that she was chewing on something.
-
Waan soo qaaday waxaana u baaray si fiican.I picked it up and examined it closely.
-
Waxa jiro dhawr shay oo lagu yareen karo roobka ashitada ah.There are a number of things that can be done to reduce acid rain.
-
Marka lagu daro tilaboyinka kuwa hore waxa jiro siyaboyin kale oo lagu ilalin karo sagxada.In addition to the tips above, there are a few other things you can do to care for your cork flooring.
-
Waxay u baahan yihiin cid ka warqabta, qof matasha fikradda qaranka." Blacksmith ayaa hakaday.They need someone to look up to, someone to represent the idea of the nation." The Blacksmith paused.
-
Qaar baa guulaysan lahaa, qaarna way guuldarraysan lahaayeen, laakiin dhammaantood waxay sheegi lahaayeen sheekadooda.Some would succeed, and some would fail, but all would have their stories to tell.
-
Habka dhiig shubista runtii wuxuu ahaa mid fudud.The process of donating blood was actually pretty simple.
-
Kadibna waxay isu diyaaryaan maalinta.Then they get ready for the day.
-
Iyadana sidoo kale way ku jeceshahay.She loves you too.
-
Waxay sii ahaan jireen saaxiibbo wanaagsan, inkastoo ay aad u kala fogaayeen.They continued to be best friends, even though they lived far apart.
-
Laakiin Jack maaha ninka kaliya ee nolosha Josephine.But Jack is not the only man in Josephine's life.
-
"Maaha mid laga doodi karo! Waxaan ahay Ernest Hemingway!""It's not debatable! I'm Ernest Hemingway!"
-
Laakin ka dib, waxan maqlay cod.But then, I heard a voice.
-
Markii uu u qushuucsanayay madaxa dinosaurka weyn, waxa uu gadaashiisa ka maqlay cod. "Taasi waa Tyrannosaurus rex," codku wuxuu yiri.As he was admiring a particularly large dinosaur skull, he heard a voice behind him. "That's a Tyrannosaurus rex," the voice said.
-
“Haa, waan kaa maqlay.”"Yeah, I heard of you."
-
Maalin maalmaha ka mid ah, Santiago waxa uu soo xirxirtay doontiisii oona soo dabtay malaay weyn.One day, Santiago sets out in his skiff and hooks a giant marlin.
-
Waxaa lagu siiyay digniin cad oo kooban.You have been given a clear and concise warning.
-
Markii ay dugsiga ka timid, wuxuu siiyay CD-gii oo uu u sheegay inay dhegeysato.When she got home from school, he gave her the CD and told her to listen to it.
-
Laakin haddii aad isku aragto in aad xiran tahay mar walba dhar qafiif ah, waa markii aad is-fiirin lahayd.But if you find yourself wearing shabby clothes all the time, it's time to take a look at yourself.
-
Dabcan, ma ahan mid kaamil ah.Of course, it’s not perfect.
-
Dabool oo qabooji ugu yaraan 30 daqiiqo, ama ilaa habeenkii.Cover and refrigerate for at least 30 minutes, or up to overnight.
-
Waa qayb ka mid ah dhaqanka iyo shaqasiyada dad badan oo Galbeedka Afrika qoomiyadahooda ah.It is a part of the culture and identity of many West African societies.
-
Aygii ayaa soo dhawaaday oo soo dhawaaday ilkihisa oo furan.The dog came closer and closer, its teeth bared.
-
Sankara askari yar oo sargal ah kaso ay ka go nayd cadalada bulshada iyo hormarinta dhaqlaha.Sankara was a young military officer who was deeply committed to social justice and economic development.
-
Waxay ku dhajinayeen waraaqo oona u qaybinayeen boorarka qofka maqan magaalada oo dhan.They have been posting flyers and distributing missing person's posters around the city.
-
Mugdigu wuxuu naga caawiyaa inaan nasano oo aan seexano.Darkness helps us to rest and sleep.
-
Constance iyo Frederick way is guursadeen, waxayna haystaan nolol farxad leh.Constance and Frederick get married, and they have a happy life together.
-
Caafimaadka iyo jirdhiska ayaa muhiim u ah dareenkaaga ugu fiican iyo inaad ku noolaato nolol dheer oo farxad leh.Health and fitness are important for feeling your best and living a long, happy life.
-
Waxaa jira dhawr nooc oo kala duwan, midda isaga u fiican na waxaay ku xiran tahay meesha uu u socdo, taariikhdiisa caafimaad iyo waxyaabo kale.There are several different types, and the best one for him will depend on his destination, medical history, and other factors.
-
"Waxaan u maleynayaa inay tahay nooc raaxo," ayuu sii raaciyay."I suppose it's a kind of comfort," he continued.
-
Waayida Green waa wax daahsoon ah, laakiin qoyskeeda iyo asxaabteeda ayaa ku rajo weyn in lagu heli doono nabad iyo badqab.Green's disappearance is a mystery, but her family and friends are hopeful that she will be found safe and sound.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
