Everyday Topics, Part 1 (from the SMOL dataset) in Somali
Play 1,000 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
1,000 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 1,000 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
Iftiinku waa nooc tamar ah oo ku socda hirarka.Light is a kind of energy that travels in waves.
-
Waxaan guriga ka waday shaqada maalin maalmaha ka mid ah markii uu iga gooyay darawal kale.I was driving home from work one day when I got cut off by another driver.
-
Boombilayaahsa waxay ka turjumaan dadka, xayawaanka, ama xitaa makhluuqa khiyaaliga ah.Dolls can represent people, animals, or even imaginary creatures.
-
Markaad khiyaamayso, maaha inaad naftaada khiyaamayso, waxaad sidoo kale khiyaamaysaa qof kasta oo kale oo ku dadaalay inuu barto.When you cheat, you're not just cheating yourself, you're also cheating everyone else who has worked hard to learn the material.
-
Kaneecooyinkani waxaay sidookale gudbiyaan cudurrada sida Zika iyo Kaduudiye.These mosquitoes also transmit diseases like Zika and Dengue.
-
Tani waxaay kahortageysaa wasakheynta cunnada.This prevents contamination of food.
-
Runtii ma ku faraxsan tahay qaabka aad u egtahay?Are you really happy with the way you look?
-
Mustaqbalka Nayjeeriya gacmaheena ayuu ku jiraa.The future of Nigeria is in our hands.
-
Aad bay u jeceshay mukulaasheeda oo inta badan way la ciyaari jirtay saacado ka dib.She loved her kittens very much and would often play with them for hours on end.
-
Waxaan halkan u joognaa in aan dalbanno in codkeenna la maqlo.We are here to demand that our voices be heard.
-
Dabcan, dhammaan waa dhalanteed. Laakiin taasi kama dhigayso midaan muhiim ahayn.Of course, it's all an illusion. But that doesn't make it any less important.
-
Farshaxankaaga kama dhigaayo dadka inay wax daremaan.Your sculptures don't make people feel anything.
-
Waxyaabaha keena waxaa ka mid ah kuwa Lyme keenna.Similar risk factors to Lyme disease.
-
Waa laguu digay.You have been warned.
-
Aad bay u jeclayd in ay dhegaysato marar badan.She liked it so much that she listened to it over and over again.
-
Socod ayay galeen, beerta nasashada ayay ku ciyaareen, oo sariirtii ayay isla koolkooliyeen.They went on walks, played fetch in the park, and cuddled up on the couch together.
-
Si kastaba ha ahaatee, markaan u oggolaanno fikradheena iyo ficiladeena inay noqdaan fowdo iyo iswaafajin, waxaan la kulannaa khilaaf gudaha iyo jahwareer.However, when we allow our thoughts and actions to become chaotic and inconsistent, we experience inner conflict and turmoil.
-
Dadaalkaygii oo dhan, wuxuu noqday waxba kama jiraan.All my hard work, for nothing.
-
Markii ay la hadlaysay ninkii, waxay ogaatay in magaciisa uu yahay Charlie.As she was talking to the man, she learned that his name was Charlie.
-
Ma qaadataa jimicsi kugu filan?Are you getting enough exercise?
-
Maxay u maleeyeen in mustaqbalka la qaban doono?What did they think the future held?
-
Mahdigu xukunkiisu waxa uu ahaa mid kooban, Sudan waxa dib u qabsaday Ingriisku 1898-kii.The Mahdi's rule was short-lived, and Sudan was reconquered by the British in 1898.
-
Waxay u egtahay kaliya in jirkiisa la qabsaday.It's like his body is just used to it.
-
Waxa ay ahayd guri ciriiri ah, guri nasasho leh oo ku yaalla xaafad ciriiri ah, baaskiilkuna waxa uu qabsaday inta badan nafaaskii.It was a cramped, dingy apartment in a rundown neighborhood, and the bike took up most of the space.
-
Waxa uu qorshaynayey safarkan muddo toddobaadyo ah, tan iyo markii uu arkay xayaysiinta warqadda ku qoran.He had been planning this trip for weeks, ever since he had seen the advertisement in the paper.
-
Adduunka wali wuu sii fidayaa oo isbeddelayaa.The universe is still expanding and evolving.
-
Waxaan siiyay Cocoa xoogaa caws ah wayna jeclaatay!I gave Cocoa some hay and she loved it!
-
Gacanteeda ayaan qabsaday wayna i hogamisay.I took her hand and she led me away.
-
Waxay umuuqatay inay meel ka imaanayso, wayna sii kordheysay inay iftiinto oo iftiinto.It seemed to be coming from nowhere, and it was growing brighter and brighter.
-
Waxay samaystaan xiriir adag waxayna daryeelaan dhallaankooda.They form strong bonds with each other and care for their young.
-
“Markaa waan ku bari doonaa,” ayuu yiri."Then I'll teach you," he said.
-
Kor oo bilow u dhaqanka sida qof weyn, ama waan ka baxay halkan.Grow up and start acting like adults, or I'm out of here.
-
Wuxuu ahaa bogsiiye, wuxuuna u yimid inuu i caawiyo.He was a healer, and he had come to help me.
-
Sidoo kale waa ciyaar Olombiko ah.It is also an Olympic sport.
-
Sharciyadaan waxay qeexayaan cuntooyinka la oggol yahay in la cuno iyo kuwa aan ahayn.These laws define which foods are permissible to eat and which are not.
-
Banda wuxu aha madaxweynahay dalka Malawi soo hogaamiyay lag soo bilaabo 1964-kii ila 1994-kii.Banda was the first president of Malawi and ruled the country from 1964 to 1994.
-
Tewodros II waxa uu ahaa xukun adag oo hammi leh oo isku dayayey in uu mideeyo Itoobiya iyo sidii uu dalka u casriyeyn lahaa.Tewodros II was a strong and ambitious ruler who sought to unite Ethiopia and to modernize the country.
-
Marka danabo isku dayo fankan waxan dortay lambar kaso tolmo yar leh.The next time I tried embroidery, I chose a larger pattern with looser stitches.
-
Laakiin waa maxay qiimaha dhabta ah ee shaygan u muuqda mid aan dhib lahayn?But what is the true cost of this seemingly innocuous item?
-
Suudaan waxa ku nool in ka badan 40 milyan oo qof iyo dhul baaxadiisu ka badan tahay 1.8 milyan oo kiiloomitir laba jibaaran.Sudan has a population of over 40 million people and a land area of over 1.8 million square kilometers.
-
Weli ma kuu dhammaan" Indhaha ayaan kala qaaday, waxaan arkay odaygii oo i dul taagan.You're not done yet" I opened my eyes and saw the old man standing over me.
-
Qof dunida ka dhigi kara meel wanaagsan.Someone who can make the world a better place.
-
Waxaan arki karnaa gaariga masaafada fog, waxayna umuuqatay dhibic yar.We could see the truck in the distance, and it looked like a tiny speck.
-
Waxaan daawanay gaariga xamuulka qaada, ka dibna waxaan dib ugu soo celinay muuqaalka.We watched the truck drive away, and then we turned our attention back to the view.
-
Waxaan u maleynayaa inay tahay ganacsi faaido leh.I think it could be a really profitable business.
-
Annaga waxaan nahay kuwa horay u naafoobay, oo ku nool cabsi mustaqbalka.We are the ones who are haunted by the past, and who live in fear of the future.
-
Retina waxay ka kooban tahay malaayiin unugyo xasaasi u ah iftiinka oo loo yaqaan ulaha iyo koonooyinka.The retina contains millions of light-sensitive cells called rods and cones.
-
Waa muhiim sida iftiinka oo kale, wuxuuna leeyahay qurux u gaar ah.It's just as important as light, and it has its own beauty.
-
Si tartiib ah, waxay u soo dhowaadeen iftiinka.Slowly, they approached the light.
-
Laakiin wali way ku jecel yihiin oo waxay ku raaxaystaan la joogaaga.But they still love you and enjoy your company.
-
Tom waa nin wanaagsan, wuxuuna aad u jecel yahay Josephine.Tom is a good man, and he loves Josephine very much.
-
Waxay sababi karaan calamado, ay ku jiraan xanun, gubniin, iyo kaadi badan.They can cause a variety of symptoms, including pain, burning, and frequent urination.
-
Waxay kaloo carqaladayn karaan isu socodka iyo isgaadhsiinta, waxayna u horseedi karaan cunto iyo biyo yaraan.They can also disrupt transportation and communication, and lead to food and water shortages.
-
Xurbin, dab-qabad, macalgada, qaandada shabaqa ah - mid kastaa wuxuu leeyahay macne u gaar ah, ujeedadiisa.The whisk, the tongs, the ladle, the spatula - each has its own meaning, its own purpose.
-
Waxaan sidoo kale haysanaa uruurin badan oo ah xaashiyada kooxda qoyska iyo qoraal-gacmeedyo.We also have a large collection of family group sheets and manuscripts.
-
Amiiradda ayaa isla markiiba la kulantay adduun adag oo aan cafis lahayn.The princess is immediately confronted with a harsh and unforgiving world.
-
Alexandria waa magaalada labaad ee ugu weyn Masar waxayna mar ahayd caasimadda Boqortooyada Ptolemaic.Alexandria is Egypt's second largest city and was once the capital of the Ptolemaic Kingdom.
-
Dhowr maalmood ka dib, ninkii beerta ka shaqaynayay wuxuu helay dalabkii dhirta cusub.A few days later, the gardener received a delivery of his new plants.
-
Marki aan dhamaynay nadifinti waxan dib ugu ridnay shaygi qiiqayay.After we had finished cleaning the vegetables, we put them in the smoker.
-
Haddaba maxaad sugeysaa?So what are you waiting for?
-
Maxaad cuntaa maalinta caadiga ah?What are you eating on a typical day?
-
Laakiin dadka weli waxay u muuqdaan inay u baahan yihiin.But people still seem to need them.
-
Shaqada Mary wax helay dad waxcay na noqotay fanayahnka lagu shumada badan yahay wakhtigeeda.Mary's work eventually found an audience, and she became one of the most respected artists of her time.
-
Runtii waxay noqotay qof xanaaq badan oo xanaaqsan.She's become really irritable and short-tempered.
-
Wuxuu ahaa mid salamo marku dugsiga ka yimado sido kalana u laba qaboojiyo marku yara xumaado.He was there to greet him at the door when he came home from school, and he was there to comfort him when he was feeling down.
-
Dhammaantood waxay ahaayeen kuwo siman, oo waxay ahayd jinsiyadda qof kasta.They were all evenly matched, and it was anyone's race.
-
Caleenta waxay ahayd mid jilicsan oo siman.The leaf felt soft and smooth.
-
Rinjiga weli wuu dhalaalayay, giraangirahana weli way siman yihiin.The paint was still bright, and the wheels were still smooth.
-
Waxaan ku soo guurguurtay dariiqa, si taxadar leh anigona dhawaq sameynayn.I creep down the hallway, careful not to make a sound.
-
"Ma hubno waxa ka dhigaya inay si taxadar leh u tiirsato!" ayay tiri shimbir yar."We're not sure what's causing it to lean so precariously!" said a little sparrow.
-
Si taxadar leh ayay hareeraha u eegtay, sidii iyadoo ka baqaysa in la qabto.She looks around cautiously, as if she is afraid of being caught.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, Klaus oo wadada marayey ayaa wuxuu arkay nin cusub.One day, Klaus was walking down the street when he saw a strange man.
-
Haweenaydaan waxay ahayd qof ku qabatimay morphine oo lahayd mukulaal yaryar.This woman was a morphine addict who had a litter of kittens.
-
Marka labaad, waxay naga hor istaagi kartaa inaan aragno qiimaha dhabta ah ee shay.Second, it can prevent us from seeing the true value of something.
-
Iftiinka ayaa loo baahan yahay si aan u aragno, laakiin mugdiguna sidoo kale waa muhiim.Light is needed for us to see, but darkness is also important.
-
Xasuusnoow, waxaa jira wax ka badan qof, meel, ama shay oo aan ahayn aragtida.Remember, there is more to a person, place, or thing than meets the eye.
-
Holaci aya si siyaday gabdhi yareedna waxay u aragtay inuu yahay taraq sixiroolo ah.As the flame grew, the little girl saw that it was a magic match.
-
"Haa, way tahay," ninkii aya yiri."Yes, it is," the man said.
-
Qiiqi alwaxa aya dhex galay qudaaarti asago siyay dhadhan macaan.The smoke from the wood fire slowly permeated the vegetables, giving them a delicious flavor.
-
Marki hore way ka laba labeyeeen laakin waxay ku aqbaleen inuu ayga uu hayo.They were hesitant at first, but they eventually agreed to let him keep the dog.
-
Raman wuxu ku magacabay ayga Buddy si dhaqsa ah ayeeyna saxibo unoqdeen.Raman named the dog Buddy, and they quickly became best friends.
-
Ayga madowaa wuxuu ii yimid habenkii.The black dog came to me in the night.
-
Wuxuu u baahan yahay in uu si degdeg ah dhakhtar u arko si si sax ah loo baaro loo na ogaado.He needs to see a doctor immediately for proper testing and diagnosis.
-
Way iskay bartay kadibna waxay itustay kursigaygii.She introduced herself to me and then showed me to my seat.
-
Markii aan dib ugu laabanayay gaarigayga, waxaan ogaaday inaan casharkayga bartay.As I was walking back to my car, I realized that I had learned my lesson.
-
Si kastaba ha ahaatee, balwaddeedii ayaa markiiba la wareegtay oo waxay bilowday inay dayacdo mukulaasheeda.However, her addiction soon took over and she began to neglect her kittens.
-
Ka dibna, waxay bilowday inay wax naga barto xisaab.Then, she started teaching us about math.
-
Markii aan gaarnay beerta, waxaan helnay meel wanaagsan oo aan ku kala bixino bustaheena oo aan ku cunno qadadeena.When we got to the park, we found a nice spot to spread out our blanket and eat our lunch.
-
Midabada dunidu waxa ay ku dul wareegayeen, waxa uu dareemay xoriyad iyo farxad aanu hore u arag.The colors of the world swirled around him, and he felt a sense of freedom and joy that he had never experienced before.
-
Waxaan dareemay mowjad rajo-beel ah oo igu soo qubanaysa.I felt a wave of despair wash over me.
-
Sida ay khuraafaadkaan sheegayso, ilaahyadu way ka caroodeen hab-dhaqanka bini’aadamka, sidaa darteed waxay soo dejiyeen belaayo si ay u ciqaabaan.According to this myth, the gods were angered by the behavior of humans, so they sent down a plague to punish them.
-
Dalka Maraykanka, tirada ragga is nuurinaya ayaa kor u kacday 30% shantii sano ee la soo dhaafay, ragguna hadda waxay ka yihiin 20% dhammaan booqashooyinka is nuurinta.In the United States, the number of male spa-goers has increased by 30% in the past five years, and men now account for 20% of all spa visits.
-
Marka iniin ku soo dhacdo meel ku habboon, way soo bixi kartaa oo bilaabi kartaa geeddi-socodka koritaanka mar labaad.When a seed lands in a suitable location, it can germinate and begin the process of growth all over again.
-
Waxaad ku dambaynaysaa inaad ku dhacdo fasalkaaga.You're going to end up failing your class.
-
Markaad shilinta ka saarto, meesha ku dhaq saabuun iyo biyo.Once you've removed the tick, wash the area with soap and water.
-
Waxay yihiin oo kaliya kuwa lagu gaaro meel ilaa meel kale.They're just a way to get from one place to another.
-
Geedka hadda kor ayuu u taagnaa oo waa qumnaa.The tree was now standing upright and stable.
-
Muddo dheer ayaan ka wada hadalnay, rajadayada iyo riyooyinkayada, hadafyadeena iyo himilooyinkayada.We talked for a while longer, about our hopes and dreams, our goals and aspirations.
-
Waxaan ka wada hadalnay mustaqbalka.We talked about the future.
-
Sharaxada dhulka guryaha waa dooq caan dad badan oo guryaha iska leh sababto ah wa mid adag wan ku qurux wan mid la haysan karo.Cork flooring is a popular choice for many homeowners because it is durable, stylish, and easy to maintain.
-
Xitaa ma hubo inuu cuno cunto dhab ah.I'm not even sure he eats real food.
-
Imtixaanka si la yaab leh ayuu u fududaa, waxaana ku dhammeeyey wakhti yar.The test was surprisingly easy, and I finished it in no time.
-
Indhaha isku qabo neefna qaado.Close your eyes and take a deep breath.
-
Indhaha Thomas ayaa ballaartay “Haa” ayuu yiri.Thomas' eyes widened "Yes" he said.
-
Indhaha ayaan isku qabtay oo geeri baan isu diyaariyey.I closed my eyes and prepared for death.
-
"Waan samayn doonaa," ayaan ku iri."I will," I said.
-
Wuxuu ku jiray isbitaalka toddobaadyo, wuxuuna bilaabay inuu walaaqo.He had been in the hospital for weeks, and he was starting to go stir-crazy.
-
Laakin ma gaari karno mustaqbalkan haddaanan si wada jir ah u shaqyn.But we cannot achieve this future without working together.
-
Bilowgii, waxaa jiray gudcur keliya.In the beginning, there was only darkness.
-
“Waad ku mahadsan tahay, ninyohow. Waan kuu mahadcelinayaa.”"Thanks, man. I appreciate it."
-
Laakin markaas waxaan maqlay cod.But then I heard a voice.
-
Firiijyada iyo qabojiyasha waa qalab muhim ah kuwaso ka dhigo cuntada iyo cabitanada kuwo cusub.Refrigerators and freezers are essential appliances for keeping food and beverages fresh.
-
Aad ayay muhiim u tahay in astaamaha sida qandho, qarqar iyo madax xanuun kuwo halis ah loo qaato.It's definitely important to take symptoms like fever, chills, and headache seriously.
-
She's the Man waa filim qosol iyo dhiirigelinba leh.She's the Man is a film that is both funny and inspiring.
-
"Taasi waa waxa ka dhigaya mid aad u qosol badan," ayuu yiri Tom "Dadku aad ayay u jahwareersanaan doonaan."That's what makes it so funny," said Tom "People are going to be so confused.
-
Waxaan haystaa xornimo badan, waxaana sameyn karaa waxaan rabo.I have a lot of freedom, and I can do whatever I want.
-
Kordhay 30 rodol sanadkii horeGained 30 pounds in the last year
-
Suuqa furan waa mid caan oo soo jidasho leh casimooyin badan iyo magalooyin.Open-air markets are a popular attraction in many cities and towns.
-
Suuqa furan sido kale waaa meel fican oo dadka firin karaan oo ay ku raxesaysan karaan dhaqanka gudaha.Open-air markets are also a great place to people-watch and enjoy the local culture.
-
Faa'iidada kale ee suuqa furan waa alabo badan iyo ageedyo laga helayo.Another advantage of open-air markets is the variety of goods and services available.
-
Tani waxay u ogaleynsaa xafladaha inay noqoto mid shaqo leh taaso ka qayb qadasho leh.This allows for the ceremony to be more interactive and engaging for the participants.
-
“Ugu yaraan waan garanayaa sida loo wado!”"At least I know how to drive!"
-
Saynisyahannada waxay aaminsan yihiin inay sii ballaari doonaan balaayiin sano.Scientists believe that it will continue to expand for billions of years.
-
"Waxaan u baahannahay inaan meshan ka baxno," Hooyo ayaa tiri. "Hadda."“We need to get out of here,” Mum says. “Now.”
-
"Waxaan u baahannahay inaan meshaan ka tagno," ayuu yiri.“We need to get out of here,” he says.
-
Waxay calaamad u tahay ixtiraam-darradaada, waxayna u baahan tahay inay meesha ka baxdo.It’s a symbol of your disrespect, and it needs to be gone.
-
Bini'aadamka waxay u kobceen oo horumariyeen si ay u noqdaan noocyada ugu badan ee Dunida.Humans have evolved and developed to become the dominant species on Earth.
-
Xanuunka waxa uu ahaa qayb ka mid ah nolosha bini'aadamka tan iyo bilawgii wakhtiga.Sickness has been a part of human life since the beginning of time.
-
Tusaale ahaan bini'aadamka waxay ku fiican yihiin inay la tacaalaan waxyaalaha mugga wayn iyo waxyaalaha an macquulka ahyan.For example, humans are much better at dealing with ambiguity and uncertainty.
-
Waxay kaloo kaa dhigaysaa inaad dareento kalsooni.It also makes you feel more confident.
-
Dabcan, waxaa jira wakhtiyo aan dhammaanteen xiranno dhar jilicsan.Of course, there are times when we all wear shabby clothes.
-
Dhammaanteen waan wareernay, laakiin ninkii wax keenayay ayaa ku macneeyey inuu helay dalabkeenii oo ku millan dalab kale.We were all confused, but the delivery guy explained that he had gotten our order mixed up with another order.
-
Dhammaanteen markii horeba waan ka walaacnay, laakiin ugu dambeyntii waxaan go'aansannay inaan sii wadano qamriga.We were all a little hesitant at first, but we eventually decided to keep the beer.
-
Einstein wuxuu ku dhashay Ulm, Boqortooyada Württemberg, Boqortooyada Jarmalka, 14 Maarso 1879.Einstein was born in Ulm, in the Kingdom of Württemberg, German Empire, on 14 March 1879.
-
Wuxuu hoos u dhigay daaqadiisa wuxuuna bilaabay inuu dib iigu qayliyo.He rolled down his window and started yelling back at me.
-
Malaariya aad ayay halis u noqon kartaa, xitaa dhimasho keeni karta haddii aanan si fiican loo daaweyn.Malaria can be serious, even fatal, if not treated promptly.
-
Xaaladaha qaarkood, cudurrada kelyaha waxay u horseedi karaan kelyaha shaqada, taas oo ah xaalad dhimasho ah.In some cases, kidney diseases can lead to kidney failure, which is a fatal condition.
-
Wuxu u maleyay waxayalah dhan waxay ku wareegsadan dhalasho, dhimasho iyo dib u dhalsho tasi waa meertada lagu waarayo oo ku lifaaqan shay yaasha aduunka.He taught that all beings are caught in a cycle of birth, death, and rebirth, and that this cycle is perpetuated by our attachments to things in the world.
-
Wuxuu ku jiray dagaallo badan, wuxuuna arkay dhimasho iyo halaag badan.He had been in a lot of wars, and he had seen a lot of death and destruction.
-
Mid ka mid ah meelaha ugu muhiimsan ee mashiinadu si degdeg ah uga dheereeyaan bini'aadamka waa dhinaca sirdoonka macmalka (AI).One of the key areas where machines are rapidly outpacing humans is in the field of artificial intelligence (AI).
-
Mari isku darkaan dhammaan caloosha doofaarka.Rub this mixture all over the pork belly.
-
Waan fadhiistay oon sugay.I sat down and waited.
-
Dhawr daqiiqo ayaan wada hadalnay ka hor inta aan gambaleelka la garaacin si uu fasalka u bilaabo.We talked for a few minutes before the bell rang for class to start.
-
Markii aan soo galay fasalka, waxaa isla markiiba isalaamay macalinkayga, Marwo. Smith.When I walked into the classroom, I was immediately greeted by my teacher, Ms. Smith.
-
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa gabadh la odhan jiray Camaara oo suuqa dhex maraysay ayaa waxa ay aragtay ninkii tuugsiga ahaa ee indho la’aa.One day, a young woman named Amara was walking through the market when she saw the blind beggar.
-
“Waan ogahay. Laakiin ma garanayo haddii aan diyaar u ahay inaan mar kale diyaar u ahay shukaansi.”"I know. But I don't know if I'm ready to date again yet."
-
Is-daaweynta ayaa mararka qaar dabooli karta xanuunka saxda ah ee ku haya.Self-treating can sometimes mask the real problem.
-
Tani waxay u horseedi kartaa natiijooyin wanaagsan bukaanada, maadaama ay u badan tahay inay helaan caawinaada ay u baahan yihiin.This can lead to better outcomes for patients, as they are more likely to receive the help that they need.
-
Waxay u oggolaaneysaa muwaadiniinta inay helaan macluumaadka iyo inay la xisaabtamaan dowladdooda.It allows citizens to access information and to hold their government accountable.
-
Laakiin waan ogahay in aan qof walba nasiib u helin sidii aan ahay.But I know that not everyone is as lucky as I was.
-
"Waxaan u imid inaan ku geeyo dhinaca kale." Mar dambe ma cabsan."I have come to take you to the other side." I was not afraid anymore.
-
Waxay ahayd anigoo imid gurigeeni.It was like coming home.
-
Waxay xitaa u malayn karaan inaadan ahayn qof wanaagsan.They might even think that you're not a good person.
-
"Laakin ka digtoonow inaadan badin. Ma rabtid inaad dheregto ama aad dareento!""But be careful not to overdo it. You don't want to get too full or too tipsy!"
-
Waan ogahay inaanan keligay ku jirin dhibaatadayda.I know that I am not alone in my suffering.
-
Waxay bilowday inay shukaansato isaga, waxayna si dhakhso ah ugu qaaday jacayl isaga.She starts dating him, and she quickly falls in love with him.
-
Waxaa nala siiyay fursad aan mar kale ku helno jacayl, xitaa haddii ay ka duwan tahay jacaylkii aan luminay.We are given the chance to find love again, even if it is different than the love we have lost.
-
Waxay dadka siyaan filashooyin aan macquul ahayn oo ku saabsan jacaylka.They give people unrealistic expectations about love.
-
"Taasi waxay u muuqataa wax cajiib ah," ayuu yiri Klaus. "Waxaan jeclaan lahaa inaan isku dayo.""That sounds incredible," Klaus said. "I'd like to try it."
-
"Waan ku fraxsnahay inaad inta jogto," ayay tiri. "Waan ku faraxsanahay sidoo kale inaan halkaan joogo," ayaan iri."I'm so glad you're here," she said. "I'm glad I'm here too," I said.
-
Cunista cunto caafimaad leh waxay la macno tahay cunista miraha, khudaarta, iyo xabuuqa.Eating a healthy diet means eating plenty of fruits, vegetables, and whole grains.
-
Waa inaan diidna xooga kala qaybinta, iyo nacaybka.We must reject the forces of division and hate.
-
"Qof aan si qoto dheer ula xiriiri karo."“Someone who I can connect with on a deep level.”
-
Waa maxay waxa inagu soo jiidaya makhluuqadan quruxda badan?What is it that draws us to these magnificent creatures?
-
Waxaan inta badan la sheegay in aanan ahayn nooca saxda ah ee doorka sabab la xiriirta jinsiyadayda ama qowmiyadayda.I've often been told that I'm not the right type for a role because of my race or ethnicity.
-
Waxa kale oo muhiim ah oo aan ka bartay dugsiga sare waxay ahayd sida si wax ku ool ah ula shaqeeyo dadka kale.Another important thing I learned in high school was how to work effectively with others.
-
Inkasta oo khuraafaadkani ay tahay sheeko awood leh, ma jiraan wax caddayn ah oo taageeraya.While this myth is certainly a powerful story, there is no evidence to support it.
-
Waxaa laguu sheegay in haddii aad ku sii socoto dhaqankaan, lagu ganaaxi doono.You have been told that if you continue to engage in this behavior, you will be banned.
-
Ka dibna, markaad diyaar u tahay, bilow inaad sii socoto.And then, when you're ready, start to move on.
-
Tani waxay kaa caawin doontaa inaad ku sii socoto wadada oo aad dhiiranaato.This will help you stay on track and motivated.
-
Maareynta heerarka sonkorta dhiigga waxay noqon kartaa ganacsi adag.Managing my blood sugar levels can be a tricky business.
-
"Haa, waad taaban kartaa, laakiin si tartiib ah," Hooyo ayaa tiri "Caleemaha waa jilicsan yihiin.""Yes, you can, but be gentle," Mommy said "The leaves are fragile."
-
Marka lagu daro qaxinta busta ama dabeysha waxad sido kale ka masixi karta sagxada ama la tirtiro.In addition to sweeping, dusting, or vacuuming, you should also occasionally wipe your cork flooring with a damp mop.
-
Lily waxay sii waday inay booqato webiga marar badan, waxayna had iyo jeer hubisay inay fiiriso xayawaan kasta oo khatar ku jira.Lily continued to visit the river often, and she always made sure to look out for any animals that might be in danger.
-
"Maxaan samayn doonaa?" Ayaan weydiiyay.“What are we going to do?” I ask.
-
Waxaan weydiiyay haddii uu caadi yahay, wuxuuna yiri inuu kaliya “inuu iska dhaafayo kafayga badan.”I asked him if he was okay, and he said he was just "coming down from a caffeine high."
-
Aniga iyo saaxiibkay, Abel, waxaan ka soo baxaynay dugsiga oon u soconay guriga maalin markaan aragnay dhacdo dhiig shubis oo lagu hayo xarunta bulshada deegaankeena.My friend, Abel, and I were walking home from school one day when we saw a blood drive being held at our local community center.
-
Waa hab xiiso leh oo adag oo lagu sii firfircoonaan karo.It is a fun and challenging way to stay active.
-
Waxaan go'aansaday inaan isku dayo, waana la yaabay natiijooyinka!I decided to give it a try, and I was amazed at the results!
-
Waxay la yaabban yihiin sida ay u yar yihiin oo aanay macno u lahayn marka loo eego baaxadda koonka.They are amazed by how small and insignificant they feel compared to the vastness of the universe.
-
Jack iyo Josephine waxay bilaabeen shukaansi, waxayna si dhakhso ah u jecel yihiin jacayl.Jack and Josephine begin dating, and they quickly fall in love.
-
Caanaha waa in sida lagu soo lisay lagu cabin - waa in la sifeeyaa .Raw milk should not be consumed – it must be pasteurized.
-
Dhammaantood waxay rajeynayaan inay guuleystaan ciyaarta.They are all hoping to win the game.
-
Ujeeddada ciyaarta ayaa ah in la dhaliyo goolal iyadoo la tooganayo puck shabaqa ka soo horjeedda.The object of the game is to score goals by shooting the puck into the opponent's net.
-
Inta aan wada hadalnay, waxa aan dareemayay in aan iyada dhabta ah baranayo.The more we talked, the more I felt like I was getting to know the real her.
-
Waxaan sidoo kale isku dayaa inaan cuno miraha iyo khudaarta maalintii oo dhan.I also try to eat fruits and vegetables throughout the day.
-
Tani waxay u horseedi kartaa barar ku dhaca nuddayaasha ay saameeyeen.This can lead to inflammation in the affected tissues.
-
Waxaan maqlay in dhacdooyinka dhadhanka ay noqon doonaan kuwo cajiib ah."I've heard that the tasting events are going to be amazing."
-
Xasilooni la'aantan ayaa keentay in dowladdu ay ku adkeyso in ay hirgeliso dib u habeyn iyo horumarinta dhaqaalaha.This instability has made it difficult for the government to implement reforms and improve the economy.
-
Waxa kale oo uu wax ka bartay kuliyadda dhaqaalaha ee London oo uu noqday qareen.He also studied at the London School of Economics and became a barrister.
-
Livingstone wuxu aha mid iskotish ah oo diinta iyo dalxiise kaas oo ka qaybqaatay gacanasiga doonta ee Afrika.Livingstone was a Scottish missionary and explorer who was instrumental in the abolition of the slave trade in Africa.
-
Waxaan ku dhashay waqti iyo meel aan dumarka loo tixgalin inay si buuxda ula siman yihiin ragga.I was born into a time and place where women were not considered to be fully equal to men.
-
Marka xigta, waxaad u baahan doontaa inaad ku dhejiso ciddiyaha eeygaaga meel raaxo leh.Next, you'll need to clip your dog's nails in a comfortable place.
-
Waxaad aduunka u arkaysaa sidi aad adiga jeclaan lahayd inuu noqdo. Taasna ma ahan farshaxan run ah.You are seeing the world as you wish it to be. That is not real art.
-
Cabbaar baan ka fikiray.I thought about it for a moment.
-
Waxa kale oo aan ka fikiray darajada aan ku taamayay, iyo sida ay hadda ii suurtoobi weyday in aan gaaro.I also thought about the rank I had aspired to, and how it would now be impossible for me to achieve.
-
Qandho caseeye waxaa keena fayraska qandho caseeye kaasi oo lagu kala gudbiyo qaniinyada kaneecad Aedes aegypti.Yellow fever is caused by the yellow fever virus, which is spread through the bite of an infected Aedes aegypti mosquito.
-
Waxaan u maleynayaa inay tahay nooc ka mid ah takoorka haweenka.I think it's a form of discrimination against women.
-
Kadib, waxaa nalaga cabiray cadaadiska dhiigaaga waxaana la fiiriyay xididaheena si loo hubiyo inay weyn yihiin.Then, we had our blood pressure checked and our veins were checked to make sure they were big enough.
-
Intuu neefsaday oo dhaqaaq bilaabay.He took a deep breath and began to move.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
