Everyday Topics, Part 1 (from the SMOL dataset) in Somali

Play 1,000 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.

__ soo jeesan.
She doesn’t turn around.
mar
Ma
leh
waa
__ soo jeesan.
She doesn’t turn around.
mar
Ma
leh
waa

About this Collection

Description

1,000 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

All 1,000 sentences

These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

  1. Intuu socday wuxu ogaday aya daba socdo.
    As he walked, he noticed a stray dog following him.
  2. Wuxuu eegay biyaha korkiisa wuxuuna qiyaasay inuu u sii jeedo dhul fog.
    He looked out over the water and imagined himself sailing away to a faraway land.
  3. Way dhoola cadaysay "Waan garanayaa waxaad ula jeedo," ayay tiri "Sidoo kale ayaan ahay."
    She smiled “I know what you mean,” she said “I’m the same way.”
  4. Waxaan u maleynayaa inay tahay kaliya inaan soo jeedo habeenkii oo dhan oo aan dhammeeyo.
    I guess I'll just have to stay up all night and finish it.
  5. Had iyo jeer halkan ayaan kuu joogaa.
    I'm always here for you.
  6. Sheekadaan waxay xasuusinaysaa khatarta balwada darogada.
    This story is a reminder of the dangers of drug addiction.
  7. Ma istaahisho khatarta.
    It's just not worth the risk.
  8. Waxay ahayd maalin kulul oo xagaag ah ee Luulyo markii ugu damabeyntii aan noqday 16 sano jir.
    It was a hot summer day in July when I finally turned 16 years old.
  9. Waxay ahayd xagaa kulul qoraxdana way garacaysay intii aan beerta ka shaqaynaynay.
    It was a hot summer day, and the sun was beating down on us as we worked in the fields.
  10. Waxay isku dayeeysay inay wax u hesho laakin qof wax u gaday malahan.
    She had been trying to sell matches all day, but no one had bought any.
  11. Markale, tani ma aha talo caafimaad.
    Again, this is not medical advice.
  12. Diid mada dhaqamada iyo bulshada waxay sameyn dheer ku yelatay musiga iyo samintisa ila manta la arkaa.
    The hippie movement has had a lasting impact on music, and its influence can still be seen today.
  13. Yuhuud badan, cunista cuntada kosher waa hab lagu muujiyo sida ay ugu kalsoon yihiin Illaah iyo inay ku xirmaan dhaxalkooda.
    For many Jews, eating kosher food is a way to show their devotion to God and to connect with their heritage.
  14. Laakiin inkasta oo baaskiilku uu ahaa mid dhib badan, naftayda kama dhaadhicin karin inaad ka takhaluso.
    But even though the bike was a nuisance, I couldn't bring myself to get rid of it.
  15. Marka aad samaysid liiskaaga, qaado wakhti aad dib ugu milicsato shay kasta iyo sida ay noloshaada u wanaajisay.
    Once you have made your list, take some time to reflect on each item and how it has made your life better.
  16. Marka aad u samaysid doorashooyin caafimaad qaba caafimaadkaaga iyo jirdhiskaaga, kaliya ma hagaajinaysid noloshaada, laakiin sidoo kale waxaad tusaale wanaagsan u noqonaysaa kuwa kale.
    When you make healthy choices for your health and fitness, you are not only improving your own life, but you are also setting a positive example for others.
  17. Si kastaba ha ahaatee, maadaama kombiyuutaradu noqdeen kuwo yaryar oo la awoodi karo, waxay bilaabeen in loo isticmaalo codsiyo badan oo kala duwan.
    However, as computers became smaller and more affordable, they began to be used in a wider variety of applications.
  18. Waan ogaa inay waajib igu tahay inaan cararo, laakiin lugahayga way cuslaadeen mana dhaqaaqi karin.
    I knew that I must run, but my legs were leaden and I could not move.
  19. Beeraalaha wuxuu ka baqayay masaska, laakiin wuxuu ogaa in ay tahay inuu sameeyo wax uu ku caawiyo wiilkiisa.
    The farmer was afraid of snakes, but he knew that he had to do something to help his son.
  20. Waxay doonayeen inay ogaadaan waxa iftiinkan ahaa, iyo halka uu ka yimid.
    They wanted to know what this light was, and where it was coming from.
  21. Dadka way ogaan doonaan waxayna samayn doonaan malo adiga kugu saabsan.
    People will notice and they'll make assumptions about you.
  22. “Waxaan halkaan u joogaa inaan kaa qosliyo,” ayay tiri. “Qosolku waa daawada ugu fiican, waad ogtahay.”
    "I'm here to make you laugh," she said. "Laughter is the best medicine, you know."
  23. Qarnigii 19-aad, Itoobiya waxa ka talinayay Imbaraadoor Tewodros II, oo lagu tiriyo mid ka mid ah talisyadii ugu waaweynaa ee Itoobiya.
    In the 19th century, Ethiopia was ruled by Emperor Tewodros II, who is considered one of the greatest Ethiopian rulers.
  24. Tusaale kale waa sawirka ey koofiyad gashan oo ay aad ugu weyn tahay.
    Another example is a picture of a dog wearing a hat that is way too big for it.
  25. U shaqaynta cibaadada oo kale waxay kaloo naga caawin kartaa inaan la xiriirno qoysaskeena iyo bulshooyinka.
    Working as worship can also help us to connect with our families and communities.
  26. Ka taxaddar inaadan gaabin, maxaa yeelay tani waxay sababi kartaa xanuun iyo dhiig-bax.
    Be careful not to cut too short, as this can cause pain and bleeding.
  27. Waxay la timid magaalada riyooyin waaweyn, laakiin waxay si degdeg ah u ogaatay in xaqiiqadaas ka duwan tahay sidii ay moodaysay.
    She had come to the city with big dreams, but she quickly found that reality was much different than she had imagined.
  28. Ma hubo inta uu tan sii wadi karo, laakiin waxaan aad ula dhacay dadaalkiisa.
    I'm not sure how long he can keep this up, but I'm kind of impressed by his dedication.
  29. Haddaysan ahayn, markaas waa wakhtigii isbeddel la samayn lahaa.
    If not, then it's time to make a change.
  30. Waa wakhtigii aad bilaabi lahaydeen u dhaqanka sida qof weyn.
    It's time to start acting like adults.
  31. Esteban wuxuu ahaa aabbe walaacsan.
    Esteban was a concerned father.
  32. Waa wakhti rajo iyo cusboonaysiin, mar walbana waxaan dareemaa dhiirigelintiisa.
    It is a time of hope and renewal, and I always feel invigorated by it.
  33. Dhoobada waa farshaxan ku lug leh samaynta walxaha dhoobada.
    Pottery is a craft that involves making objects out of clay.
  34. Tan waxaa lagu dabaqi karaa dadka, meelaha, iyo walxaha.
    This can be applied to people, places, and things.
  35. Hadda ka hor, waxaa jiray wiil yar oo la dhihi jiray Juan kaas oo jeclaa cunna dhaqameedka maksikaannka.
    Once upon a time, there was a little boy named Juan who loved tacos.
  36. Hal maalin wiil yar aya booqday masxaf oo waladiintisa uu racay.
    One day, a young boy visited a museum with his parents.
  37. Xaflada waxay la jaanqada in la sameeyo musiga qoob ka ciyaar iyo cunno.
    The ceremony is typically very elaborate and involves music, dancing, and food.
  38. Markay qorraxda sii dhacayso, waxa soo xirmay xaflada.
    As the sun began to set, the festival came to a close.
  39. Vimes waxay yeelatay madax xanuun.
    Vimes was having a headache.
  40. Waxaan lumiyay asxaabta iyo qoyska, cilaaqaadkaygiina wuu dhibtooday.
    I have lost friends and family, and my relationships have suffered.
  41. Qarnigii 16-aad, Itoobiya waxaa soo galay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta, balse Xabashida waxay awood u yeelatay inay ka adkaato Cusmaaniyiinta oo ay xornimadeeda ilaashato.
    In the 16th century, Ethiopia was invaded by the Ottoman Empire, but the Ethiopians were able to defeat the Ottomans and maintain their independence.
  42. Cabsidan baqdinta leh ayaa ila jirtay ilaa iyo inta aan xasuusan karo.
    This insidious fear has been with me for as long as I can remember.
  43. "Waan ka helay," socod baradka ayaa yiri.
    "I like it," the toddler said.
  44. Socod baradka ayaa sii waday inuu eego dhirta. Kadib, waxa uu arkay fiilo dhulka dhex maraysa.
    The toddler continued to look at the plants. Then, he noticed a cable running along the floor.
  45. Waxaan bixin karaa macluumaad guud, balse waa in aanan loo qaadanin talo caafimaad ahaan.
    I can give some general information, but it should not be taken as medical advice.
  46. Waxaan nahay bulsho ka mid ah kuwa la xukumay, oo ku mideysan cabsidooda.
    We are a community of the damned, united by our fear.
  47. Waa herbivores, cuntadooduna waxay ka kooban tahay caleemaha, jilif, iyo miraha.
    They are herbivores and their diet consists mainly of leaves, bark, and fruit.
  48. Wuxuu u baahan yahay in si sax ah loo ogaado jirrada, haddii uu onchocerciasis qaba na si uu u helo daawo sax ah.
    He needs to be properly diagnosed and, if he does have onchocerciasis, receive the appropriate prescription medication.
  49. Kubaddan dabka ah waxay ahayd qorraxda.
    This ball of fire was the sun.
  50. Hoteelka waa mid dagan, kaas oo u ah fakar fiican kuwo rabo meel fican ay seexdeen habeenkii.
    The hotel is also very quiet, which is ideal for those who want to get a good night's sleep.
  51. Magaalada waxay ahayd mid yar oo dagan.
    The town was small and quiet.
  52. Waa dhaqan yahan, dagan, oo dhab ah.
    He is conservative, polite, and serious.
  53. Marka xigta ee aad damacdo inaad wax ku xukunto muuqaalkiisa, qaado daqiiqad aad ku hakiso oo dib u milicsato.
    The next time you are tempted to judge something by its appearance, take a moment to pause and reflect.
  54. Vimes wuxuu baarayey tuugo xiriir ah, wuxuuna bilaabay inuu dareemo inuusan meelna gaarin.
    Vimes had been investigating a series of robberies, and he was starting to feel like he was getting nowhere.
  55. Xaaladdan oo kale, madax xanuunka waxay ahayd natiijada maalin si gaar ah isku dayaya shaqada.
    In this case, the headache was the result of a particularly trying day at work.
  56. Waxaa jira khuraafaadyo kale oo badan oo isku dayaya inay sharaxaan sababta aan u jirranno.
    There are many other myths and legends that attempt to explain why we get sick.
  57. Dhinac ayay u jiiftaa oo labadeeda lugood ee hore ayaa horteeda ku fidsan.
    She's lying on her side and her two front legs are extended in front of her.
  58. Dheryasameeyaha ayaa markaa adeegsada qalab kala duwan si uu dhoobada ugu qaabeeyo qaabka la doonayo.
    The potter then uses a variety of tools to shape the clay into the desired form.
  59. Camaara waxa ay ahayd qof degdeg wax fahma, waxa ay markiiba noqotay mid aad ugu xeel dheer farshaxanka.
    Amara was a quick learner, and she soon became very skilled at the art.
  60. Buddha wuxu na baray sida loo dhamayo dhibatada waa inaan fasaxno lifaaqyadena.
    The Buddha taught that the way to end suffering is to let go of our attachments.
  61. Kuleyli foornada ilaa 400 darajo F (200 darajo C).
    Preheat the oven to 400 degrees F (200 degrees C).
  62. Marka dhoobada la qaabeeyo, waa la qalajiyaa oo lagu ridaa foornada.
    Once the clay is shaped, it is dried and fired in a kiln.
  63. "Mahadsanid," ayuu ninkii yiri "Waxaad tahay gabar naxariis badan." Kabriidkii ayuu qaaday oo shiday.
    "Thank you," the man said "You're a kind girl." He took the match and lit it.
  64. Dhammaanteen waxaan isku dayeynaa inaan go'aan ka gaarno inaan khiyaaneyno imtixaanka berrito iyo in kale.
    We're all trying to decide whether or not to cheat on a test tomorrow.
  65. Guryaha iyo maciishada ka dhalan karta waxay dadka ku qasbi kartaa inay guuraan, taasoo keeni karta dhibaato bulsho iyo mid dhaqaale.
    The resulting loss of homes and livelihoods can force people to relocate, which can lead to social and economic problems.
  66. Tallaabada ugu horeysay waxay ahayd inaan sameeyo imtixaanka qoraalka ah.
    The first step was to take the written test.
  67. Dhimbisha waxay ahayd calaamaddii ugu horreysay ee nolosha adduunka.
    This spark was the first sign of life in the universe.
  68. Xadaaraddii ugu horreysay ee Itoobiya ka dhacda waxay ahayd Boqortooyadii Aksumite, taasoo soo ifbaxday qarnigii 1aad ee BC ilaa qarnigii 8aad ee miilaadiga.
    The first major civilization in Ethiopia was the Aksumite Empire, which flourished from the 1st century BC to the 8th century AD.
  69. Intuu indhihiisa isku qabtay ayuu ducaystay.
    He closed his eyes and said a prayer.
  70. Tixgeli inaad isticmaasho sunta kaneecada ama uumiyeyaal haddii loo baahdo.
    Consider mosquito coils or vaporizers if needed.
  71. Waxay keeni karaan xanuun, kaadidu dhib, iyo dhiig kaadida.
    They can cause pain, difficulty urinating, and blood in the urine.
  72. Tani waa sababta kaftanka ay si degdeg ah ugu faafi karaan intarneedka oo dhan.
    This is why memes can spread so quickly across the internet.
  73. Tani waa waxa ka dhigaya kaftanka caan ah.
    This is what makes memes so popular.
  74. "Waayahay, Mr. Durand, aan eegno qaniinyadaas," ayuu yiri kalkaaliyaha caafimaadka, isagoo u sii fidinaya muraayadda weynaysa. "Xaggee ayay khaasatan ku xanuunjinayaan?"
    "Alright, Mr. Durand, let's take a look at those bites," the nurse practitioner said, reaching for a magnifying glass. "Where exactly are they bothering you?"
  75. Maalin maalmaha ka mid ah, Lily waxay aragtay koox wiilal ah oo dhagaxyo ku tuuraya kalluun webiga ku jira.
    One day, Lily saw a group of boys throwing rocks at the fish in the river.
  76. Dhakhtar ayaa ogaan doona waxa dhabta ah ee keenaya astamaaheeda, sidookale na siin doonaa daaweyn habboon.
    A doctor will be able to determine what's actually causing her symptoms and provide appropriate treatment.
  77. Had iyo jeer way igu soo jiidanaysaa, waxayna bilaabaysaa inay dhib u keento xidhiidhkeena.
    She's snapping at me all the time, and it's starting to take a toll on our relationship.
  78. Xaaladaha qaarkood, UTIs waxay u horseedi karaan dhibaatooyin aad u daran, sida caabuqyada kelyaha.
    In some cases, UTIs can lead to more serious problems, such as kidney infections.
  79. Qaar ka mid ah borotiinka khudradda caanka ah waxaa ka mid ah digirta, misirta, tofu, tempeh, iyo seitan.
    Some popular vegetarian proteins include beans, lentils, tofu, tempeh, and seitan.
  80. Waxaa jira buugaag cunto karis, mareegyo, iyo baloogyo loogu talagalay cunnada khudradda, sidoo kale waxaa jira tiro fasallo cunto karis ah oo la heli karo.
    There are cookbooks, websites, and blogs dedicated to vegetarian cuisine, and there are also a number of cooking classes available.
  81. Waa muhiim in la raaco sida daawada laguugu soo qoray.
    It’s crucial to adhere to the prescribed regimen.
  82. Mid ka mid ah ardayda, oo lagu magacaabo Christian, ayaa ah ciyaaryahanka ugu fiican kooxda.
    One of the students, named Christian, is the best player on the team.
  83. Santiago wuxuu la dagaallamayay malayga laba maalmood iyo habeen, laakiin ma keeni karo.
    Santiago fights the marlin for two days and nights, but he cannot bring it in.
  84. Santiago waxa uu awood u leeyahay in uu ganta soo galsho malayga, wuuna dilayaa.
    Santiago is able to get a harpoon into the marlin, and he kills it.
  85. Laakiin malayga aad ayuu u weyn yahay oo Santiago ma keeni karo doonta.
    But the marlin is so big that Santiago cannot bring it into the boat.
  86. Si sax ah uga qaad isla markaaba.
    Remove them promptly and correctly.
  87. Haddii aad isku aragto mid ka mid ah calaamadahan, u tag dhakhtarkaaga isla markaaba.
    If you develop any of these symptoms, see your doctor right away.
  88. Zambia waxa ku nool in ka badan 17 milyan oo qof, dhul ahaanna waa 752,618 kilomitir oo laba jibbaaran.
    Zambia has a population of over 17 million people and a land area of 752,618 square kilometers.
  89. Waa inaad sidoo kale sameyso dhaqdhaqaaqyada xoojinta murqaha ugu yaraan laba jeer toddobaadkii.
    You should also do muscle-strengthening activities at least twice a week.
  90. Had iyo jeer waxaad ka cabaneysaa wax, waligana uma muuqan inaadan wax ku faraxsanayso.
    You're always complaining about something, and you never seem to be happy with anything.
  91. Shaqada waa cibaadada waa mabda' sheegaya in shaqada oo dhan, si kasta oo ay u muuqato mid liidata ama aan macno lahayn, ay tahay muqadas.
    Work is worship is a principle that states that all work, no matter how menial or insignificant it may seem, is sacred.
  92. Waxa uu u muuqday in uusan dan ka lahayn isku dheelitirnaanta shaqada iyo nolosha shaqaalaha, waxana uu filayey in la heli karo iyaga 24/7.
    He didn't seem to care about the employees' work-life balance, and he expected them to be available 24/7.
  93. Maqaarkaygu wuxuu u muuqday mid aad u jilicsan oo ka yar ka dib markii aan isticmaalay.
    My skin looked so much smoother and younger after using it.
  94. Socod baradka ayaa u muuqday mid niyad jabsan, laakiin ma taaban fiilada.
    The toddler looked disappointed, but he didn't touch the cable.
  95. "Hal abuurkaaga waa mid aad u qurux badan. Waxay nolasha ka xadayaan aduunka".
    "Your creations are too beautiful. They are stealing life from the world."
  96. Bixiyaha wa shay an laga marmi kara nolasha.
    Water is essential for life.
  97. Markii aan meesha jiifay, waxaan ka fikiray noloshayda iyo sida ay ku dhammaan karto.
    As I lay there, I thought about my life and how it might end.
  98. Si kastaba ha noqotee, dhinacyo ka mid ah nolol maalmeedka ayaa caan ku ah guud ahaan Nigeria, sida muhiimadda qoyska iyo bulshada.
    However, some aspects of daily life are common across Nigeria, such as the importance of family and community.
  99. Si kastaba ha noqotee sida aad ugu raaxaysato, waxaad hubaal tahay inaad jeceshahay salad miraha.
    No matter how you enjoy it, you are sure to love this fruit salad.
  100. Isku dayidda inaad adiga is daaweyso waxaay dib u dhigi kartaa ogaanshaha iyo daaweynta saxda ah ee waxa sida dhabta ah u keenaya astamaahaaga.
    Trying to treat it yourself could delay a proper diagnosis and treatment for the real cause of your symptoms.
  101. Waxay noloshayda u qaabaysay qaabab aan kaliya bilaabayo inaan fahmo.
    It has shaped my life in ways that I am only beginning to understand.
  102. Waxay qadata tamar inay ka ku ilaaliyaan safarinta biyaha ii loo istcicmaalo si caqliyeeysan si aan loo dhumin dhaqaligaan qaaliga ah.
    It takes a lot of energy to treat and transport water, and it is important to use water wisely so that we do not waste this precious resource.
  103. Kaliya waan ku faraxsanahay inaanan qabin cudurka Lyme.
    I'm just glad that I didn't have Lyme disease.
  104. Taasi waxay ka dhigi kartaa nolol qani ah oo dheregto ah.
    That can make for a richer and more fulfilling life.
  105. Marka fadlan, samee waxa saxda ah oo raali gali.
    So please, do the right thing and apologize.
  106. Waa inaad si adag u shaqeysaa si aad u hesho waxaad rabto.
    You have to work hard to get what you want.
  107. Haddii aad rabto wax, waa inaad baxdaa oo aad kasbato.
    If you want something, you have to go out and earn it.
  108. Waan rumaysan kari waayey sida aan u sarreynay.
    I couldn't believe how high up we were.
  109. Wuxuu ku helay Abaalmarinta Nobel ee Fiisigiska sanadkii 1921-kii sharaxaadiisii ku saabsanayd saameynta sawir-qaadista.
    He received the Nobel Prize in Physics in 1921 for his explanation of the photoelectric effect.
  110. Isbitaalka ka saar adigoo siinaya tilmaamo uu ku soo laabanayo haddii ay jiraan astaamo cusub.
    Discharge home with instructions to return if any new symptoms develop.
  111. Ma hubo haddii aan awoodi doono inaan sii wado shaqadayda.
    I'm not sure if I'm going to be able to keep my job.
  112. Dadka intooda badan way ka shaqeeyaan, oo xitaa ma garanayaan sababta.
    People get all worked up about it, and they don't even know why.
  113. Ilaalinta sharciyada kosher waa qayb muhiim ah oo ka mid ah dhaqanka diinta Yuhuudda.
    The observance of kosher laws is an important part of Jewish religious practice.
  114. Waxaa jira dhowr sababood oo ay Yuhuuddu u ilaaliyaan sharciyada kosher.
    There are a number of reasons why Jews observe kosher laws.
  115. Hadda waxan isku arkeyna sidan waxay noqotay mid fudud inaan fasaxano waxyalaha aan u maleynayno inan ku farxeeno.
    When we can see ourselves in this way, it becomes easier to let go of the things that we think we need to be happy.
  116. Ma rumaysan karo inay sidan oo kale kula dhaqmayso.
    I can't believe she's treating you like that.
  117. Waxaa jira siyaabo badan oo lagu gaaro joogtaynta gudaha.
    There are many ways to achieve internal consistency.
  118. Waxa jiro siyaabo badan ay tahay inan biyaha ilaalino oo an dayacin.
    There are many reasons why we should conserve water.
  119. Aswan waxa ay ku taal wabiga Niil waxana ay caan ku tahay muuqaalkeeda quruxda badan iyo macbadyo qadiimi ah oo badan.
    Aswan is located on the Nile River and is known for its beautiful scenery and its many ancient temples.
  120. Malwai wa wadan kala duwan oo qani ku ah dhaqnka iyo tariiqda.
    Malawi is a diverse country with a rich culture and history.
  121. Waxay ahayd mid dheer oo dhuuban, oo leh timo madow oo dhaadheer, iyo indho madow.
    She was tall and slender, with long black hair and dark eyes.
  122. "Ma taaban karaa?" ayuu socod baradka waydiiyay.
    "Can I touch them?" the toddler asked.
  123. "Kumaad tahay?" Ayaan waydiiyay. "waxan ahay Malaga Dhimashada," ayay tiri.
    "Who are you?" I asked. "I am the Angel of Death," she said.
  124. Guduudka waxaa sababa balaarinta xididdada dhiigga.
    Redness is caused by the dilation of blood vessels.
  125. Wa xilligii bilawga cusub, iyadoo ay adunyadu kaso toostay hurdada jilaalka oo ay bilowday inay beerato oo ay isbedesho.
    It is a time of new beginnings, as the world wakes up from its winter slumber and begins to grow and change.
  126. Xaaladaha qaarkood, corticosteroids ayaa laga yaabaa in loo isticmaalo si loo yareeyo bararka.
    In some cases, corticosteroids may be used to reduce inflammation.
  127. "Waan arki karaa sababta aad u jeceshay ciyaar dhaqameedka," ardaygii ayaa yidhi "Runtii waa qaab farshaxan oo gaar ah."
    "I can see why you love traditional dance so much," said the student "It's a truly unique art form."
  128. Agagaarka qorraxda, meerayaasha ayaa bilaabay inay samaysmaan.
    Around the sun, the planets began to form.
  129. Waraaqda alabta soo celinta waxa laga isticmala suqa waxa lagu kaydiyo.
    The market stall credit note can be used at any of the market stalls.
  130. Haddii aadan adigu ku qanacsanayn inaad waxyaalahan samayso, waxaad gaari kartaa makaanik aqoon leh.
    If you're not comfortable doing these things yourself, you can take your car to a qualified mechanic.
  131. Dhab ahaantii, saynisyahannada intooda badani waxay aaminsan yihiin in jirrooyinka ay sababaan arrimo dabiici ah, sida bakteeriyada iyo fayrasyada.
    In fact, most scientists believe that sickness is caused by natural factors, such as bacteria and viruses.
  132. Si adag ayan u shaqyanay sanadkii dhan wxayna ahayd wakhti an miraha hadiyadeena guran lahayn.
    We had been working hard all season, and it was finally time to reap the rewards.
  133. Waxaan u baahanahay inaan helno siyaabo lagu dhimo isticmaalkeena bacaha.
    We need to find ways to reduce our use of plastic bags.
  134. Qaarkood waxay rumeysan yihiin inay ku burbureen badda, halka kuwa kale ay aaminsan yihiin in ay qabteen Jabbaan.
    Some believe that they crashed into the ocean, while others believe that they were captured by the Japanese.
  135. Waxaa jira kalluun kale oo badan badda ku jira."
    There are plenty of other fish in the sea."
  136. Bannaanka weyn wuxuu ka helay nabad iyo xasillooni.
    He found peace and tranquility in the great outdoors.
  137. Waxaa jira siyaabo badan oo kala duwan oo loo labisto, markaa ha ka baqin inaad isku daydo waxyaabo cusub.
    There are so many different ways to dress, so don't be afraid to try new things.
  138. "Ha baqin," ayeey tiri. "Waan ku caawin doonaa."
    "Do not be afraid," she said. "I will help you."
  139. Marka iniinta soo baxo, waa calaamad rajo iyo bilow cusub.
    When a seed sprouts, it is a sign of hope and new beginnings.
  140. Waxaan ku bilaabay muunado farmaajo ah oo laga soo qaaday beer ku taal deegaanka, ka dibna waxaan u guuray buudh ay ku jirtay lohod duban.
    I started with a sampling of cheeses from a local farm, and then moved on to a booth that was serving grilled oysters.
  141. Laakiin waxaa jira waxyaabo yar oo aad sameyn karto si aad naftaada uga caawiso inaad bilowdo.
    But there are a few things you can do to help yourself get started.
  142. Sharciyada kosher waxay ku saleysan yihiin Tawreed, shanta buug ee ugu horeeysa ee Kitaabka Cibraaniga ah.
    The laws of kosher are based on the Torah, the first five books of the Hebrew Bible.
  143. Qaar ka mid ah cabitaanka mashakalka rum ee caadiga ah waxaa ka mid ah daiquiri, mojito, iyo pina colada.
    Some classic rum cocktails include the daiquiri, the mojito, and the pina colada.
  144. Rum waa alkolo durugsan oo laga sameeyay dheecaanka khasabka ama cabitaanka khasabka.
    Rum is a distilled spirit made from sugarcane molasses or sugarcane juice.
  145. Waxay ahayd mid dheer oo dhuuban, timo madow oo dhaadheer iyo indho cagaaran.
    She was tall and slender, with long black hair and green eyes.
  146. Kuligeen waxaan u cararnay albaabka hore
    We all run for the front door.
  147. Hooyo ayaa furtay waxaana u cararnay banankan.
    Mum unlocks it and we rush outside.
  148. Waxaan u cararnay gaariga oona galnay.
    We run to the car and get in.
  149. Waxay kabalyeeri ahaan uga shaqeysay maqaaxi yar oo casho ah, oo ay ku dhibtootay inay hesho lacag ku filan oo ay ku bixiso kiradeeda.
    She worked as a waitress in a small diner, and she could barely make enough money to pay her rent.
  150. Baaritaanka hore iyo daawaynta waa muhiim si looga hortago dhibaatooyin halis ah.
    Early diagnosis and treatment is important to prevent serious complications.
  151. Hal tusaale ayaa ah isticmaalka xogta si loo gaaryeelo daawaynta bukaanka.
    One example is the use of data to personalize therapy for patients.
  152. Daraasada waxay sidoo kale ogaatay bukaanada helay daaweynta gaarka ah ay u badan tahay inay ku sii jiraan daawaynta wakhti dheer.
    The study also found that the patients who received personalized therapy were more likely to stay in treatment for longer periods of time.
  153. Waxay la mid tahay dabada rogan.
    It's like a switch flipped.
  154. Dhaawaca waxaa sidoo kale sababi kara barar.
    Injuries can also cause inflammation.
  155. Waa in uu dhakhtar arkaa sida ugu dhakhsiyaha badan..
    He should see a doctor as soon as possible.
  156. "Waxaan ahaa nin dhalinyaro ah, oo kaliya cusbaa, markii ugu horeysay ee aan arkay dagaal.
    "I was a young man, just a green recruit, when I first saw battle.
  157. Markii ay ku soo dhawaadeen xariiqda dhamaadka, hogaanka ayaa dhawr jeer is bedelay.
    As they approached the finish line, the lead changed hands several times.
  158. Indhaha ayaan isku qabtay waxaana sugay dhamaadka.
    I closed my eyes and waited for the end.
  159. Dhamaadka isbuucyada waxaan seexda badanaa wakhti dambe.
    On weekends, I often sleep in late.
  160. U sharrax dhibaatada ku heysata, kana run sheeg astaamahaaga.
    Explain your concerns and be honest about your symptoms.
  161. "Laakiin sidoo kale waxaa ka buuxa qurux. Waana howsheena inaan helno quruxda dhibaatada ku jirta, oo aan u oggolaanno inay na beddesho.
    "But it is also full of beauty. And it is our task to find the beauty in the suffering, and to let it transform us.
  162. Mararka qaarkood, waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa dhiirigelin yar si aad u bilowdo.
    Sometimes, all you need is a little encouragement to get you started.
  163. Waxay qaadataa wakhti iyo dadaal si loo dhiso xiriir waara.
    It takes time and effort to build a lasting relationship.
  164. Dharka ku buufi suntda watada permethrin si aad u hesho difaac dheeri ah (toos ha u marinin jirkaaga).
    Treat clothing with permethrin insecticide for added protection (don't apply directly to skin).
  165. Wali waxaa jira dad badan oo aduunka ku nool oo loo diiday xoriyadooda, sababtuna waa isirkooda, jinsigooda ama diintooda.
    There are still many people in the world who are denied their freedom, simply because of their race, their gender, or their religion.
  166. Maalintii ugu horeysay ee aan dugsiga bilaabay waxay ahayd maalin aanan ilaawi doonin.
    My first day of school was a day I will never forget.
  167. Ma nihin kuwo fikir ah ama la amini.
    We are not our ideas or beliefs.
  168. Marka hore, ka fikir sababta aad shaqada u qabanayso.
    First, think about why you're doing the work.
  169. Laakiin qorshayaashooda ayaa mar kale la fashiliyay markii Lennie ay si lama filaan ah u dishay haweeney.
    But their plans are once again thwarted when Lennie accidentally kills a woman.
  170. Markii aan 18 jirsaday, waxaan u soo guuray magaalada si aan u galo kulliyad.
    When I was 18, I moved to the city to go to college.
  171. Aad ayaan u xanaaqsanaa oo waxaan bilaabay inaan dabo galo oo aan iftiimiyo nalalkayga.
    I was so angry that I started tailgating him and flashing my lights.
  172. Gobolka uu Ingiriiska xukumayay waxaa loo yaqaannay Koonfurta Cameroon, halka gobolkii uu Faransiiska xukumi jiray loo yaqaannay Faransiiska Cameroon.
    The British-controlled region became known as Southern Cameroons, while the French-controlled region became known as French Cameroon.
  173. Qarnigii 7-aad ee Miilaadiyada, Suudaan waxaa qabsaday Carab, kuwaas oo Islaamka keenay gobolka.
    In the 7th century AD, Sudan was conquered by the Arabs, who brought Islam to the region.
  174. Wabiga ayaa sidoo kale ahaa goob caan ah oo aadanaha ku dabaashaan, kalluunka, iyo nasashada.
    The river was also a popular spot for humans to swim, fish, and relax.
  175. Waxaan hayaa shaqo badan oo ay tahay in aan qabto, laakiin uma muuqdi inaan bilaabi karo.
    I have a lot of work to do, but I can't seem to get started.
  176. Hooyadaa way ku jeceshahay, waxayna mudan tahay ixtiraamkaaga.
    Your mother loves you, and she deserves your respect.
  177. Waan ogahay inaad tahay qof wanaagsan, waana ogahay inaad hooyadaa jeceshahay.
    I know you’re a good person, and I know you love your mother.
  178. Tallaabada ugu horreysa waa inaad soo ururiso sahaydaada.
    The first step is to gather your supplies.
  179. Macaamiilka wuxuu isku dayay inuu iibsado waxyaabo yaryar, laakiin way ka labalabeeyeen.
    The customer was tempted to buy a few things, but they hesitated.
  180. Waxay ahayd lacag badan, laakiin ma aanan haysan ikhtiyaar kale.
    It was a lot of money, but I didn't have any other choice.
  181. Wabiga Shire waa qayb weyn oo ka mid ah Wabiga Zambezi waana muhim wuxuuna il dhaqaale u yahay isku socodka dadka iyo beeraha.
    The Shire River is a major tributary of the Zambezi River and is an important source of water for irrigation and transportation.
  182. Daryeel yar iyo feejignaan yar, waxaad ku ilaalin kartaa ciddiyaha eeygaaga oo jarjaran oona caafimaad qaba.
    With a little care and attention, you can keep your dog's nails trimmed and healthy.
  183. Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira dadaallo badan oo ilaalin ah oo socda si loo ilaaliyo xayawaankan cajiibka ah.
    However, there are many conservation efforts underway to protect these amazing animals.
  184. Sababta kale oo biyaha lagu ilaalin karo wa inay biyaha qiimo leeyihiin.
    Another reason to conserve water is that it is a valuable resource.
  185. Waxa jiro siyaabo badan oo an biyaha ku ilaalin karno.
    There are many things we can do to conserve water.
  186. "Ma garanayo. Waxay kaliya sheegtay inaysan mar dambe dareemaynin.
    "I don't know. She just said she wasn't feeling it anymore.
  187. In la iskaga shakiyo malaariya ma ka dhigna in la xaqiijiyey in aad qabto.
    Suspecting malaria isn't the same as having a confirmed diagnosis.
  188. Marka, taasi waa sababta aan mar walbo iskaga taxadaro inaan gujiyo xayaysiisyada soo booda.
    So, that's why I'm always so careful about clicking on pop-up ads.
  189. Waan soo dhinac istaagay oo waxaan bilaabay inaan ku qayliyo isaga.
    I pulled up next to him and started yelling at him.
  190. Chilembwe wuxu aha masiixi dadka wacdiyo kaas oo kasoo jeeda gumeystihi ingiriska mamulkooda 1915-kii.
    Chilembwe was a Malawian Baptist minister who led an uprising against British colonial rule in 1915.
  191. Sayniska ayaa sidoo kale inta badan loo arkaa inuu yahay cilmi gaar ah oo ka soo jeeda baaritaankan, iyo sidoo kale habka daahfurka.
    Science is also often seen as a particular body of knowledge derived from such investigation, as well as a method of discovery.
  192. Eva Green, oo ah haweeney 25 jir ah oo ka soo jeeda London, ayaa la la'yahay muddo ka badan toddobaad.
    Eva Green, a 25-year-old woman from London, has been missing for over a week.
  193. Jirrada Crimean-Congo Hermorrhagic Fever (CCHF) waa jirro faafta oo aad u daran, waxayna u baahan tahay daryeel caafimaad oo degdeg ah.
    Crimean-Congo Hemorrhagic Fever (CCHF) is a serious viral disease and requires prompt medical attention.
  194. Waa jirro aad u daran oo u baahan daryeel caafimaad oo takhasus leh iyo daawooyin khaas ah.
    It's a serious disease that requires specialized medical care and specific medications.
  195. Shaqaalihiisa sidaas uma uula dhaqmi karo oo ma filayo inay sii joogaan.
    He can't treat his employees like that and expect them to stay.
  196. Waxa ay ku wadahadli jireen taleefoonka isbuuc walba, mar walbana wakhti ayay isku qaadan jireen marka ay magaalada joogaan.
    They talked on the phone every week, and they always made time for each other when they were in town.
  197. Waxaa nala sugayay inaan guriga joogno, caruurna korinno, oo aan daryeelno nimankeena.
    We were expected to stay at home, raise children, and take care of our husbands.
  198. Socdaalku wuxuu ka sahlanaa socodka kor u kaca, waxaanan dib ugu soo celinnay gaarigeenna waqti yar.
    The hike down was easier than the hike up, and we made it back to our car in no time.
  199. Waxay ka imaanaysaa jikada, marka waxaan usoo kacay inan baritan sameeyo.
    It’s coming from the kitchen, so I get up to investigate.
  200. Aabe fadhiga ayuu kasoo kacay.
    Dad gets up from the couch.

Why learn with Clozemaster?

The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.

Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.

Always in context

50+ languages

Varying difficulty levels

Fun ways to play

Multiple choice

Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.

Text input

Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.

Practice listening

Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.

Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.

—Pentti S., Google Play

Learn on the go.

Use your downtime to level up.

Get it on Google Play
QR Code

Get fluent even faster with
Clozemaster Pro

Unlimited play

While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.

Unlimited listening

Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.

Unlimited languages

Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.

Offline mode

Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.

Cloze-Reading

Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.

Customize to you

Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.

More Somali Collections You Can Play