Vocabulary Builder (from the SMOL dataset) in Somali
Play 711 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
711 single sentences chosen to cover a wide range of everyday words, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 711 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
Waa inaad dhakhso ugu sii daysaa si aayar ah sadex bilaa aadanka oo kale oo wata baloono, dhaqaaqoodu waxa uu keenaa waxoogaa isboorti ah.You quickly dispatch three of the slowed humanoids with your bolts, their clumsy movements offering little sport.
-
Weli marka aad hesho iska jawaabta sadex marar oo kala duwan, waxaa dhici karta in la joogo wakhtigii aad aqbali lahayn jawaabta.Yet when you receive the same specific reply three different times, maybe it’s time to accept the answer.
-
Maa'igtu waxay sadex jeer oo kala duwan sheegeen dhalashada Ciise Masiixi?The angels announced the birth of Christ three separate times?
-
Qaabkooda guduhu waxa uu u salaysan yahay tacadiga iyo baqdinta dagaalka joogtada ah ee muquuninta.Their internal hierarchy is based on violence and fear in a constant battle for dominance.
-
Iska dhaaf hawl maalmeedkaaga oo waxa aad samaysaa qaab dhac wanaagsan.Escape your daily routine and create a gorgeous wall display piece.
-
Waxaa aad samaysaa dadaal wayn oo aad ugu shukriyayso cunto kasta oo maanta aad cuntay.Perhaps make a big effort to give thanks for each meal today.
-
Ka eeg waxa aanu soo dhignay ee qaaliga ah ee wax kale oo jaban oo aad samaysato.Check our previous posts for another delicious yet budget-wise recipe.
-
Hadii aad leedahay meel wanaagsan oo banaan oo suuliga ah markaa waxba haka baqan inaad kabadh waxba taraynin ku samaysato.If you have adequate counter space in your bathroom, then never hesitate to have a cabinet vanity.
-
Waxa gaarka ah ee ay tahay inaad ka sheegto sanad guurada waxa leh jahwareerku waxaa weeye inaad la wadaagto qof xun.The peculiar thing about a trauma anniversary is that you share it with someone horrible.
-
Libaaxa kowaad ee la dilay uu cabirkiisu yahay sagaal fuudh, sideed inji (3 mitir) oo sanka ilaa dacalka ah.The first lion killed measured nine feet, eight inches (3 meters) from nose to tip of tail.
-
Johnson waxay hore ugu adeegsan sarkaalka maamulka sare ee deegaanka.Johnson previously served as the regional chief administrative officer.
-
Bal sawiro adiga oo aan ka warwaraynin caabuqa ku dhaca kaadida, dhagaxa kaadi haysta, ama xanuun daran oo kalyaha ah.Imagine not worrying about urinary tract infection, painful bladder stones, or aggressive kidney diseases.
-
Wax shaki ah malaha inay ka warwarsan yihiin oo ay ugu faraxsan yihiin sida inaka oo kale.No doubt they are as anxious and excited about all this as we are.
-
Xasuus qorkiisa, waxa uu ku sheegey ninka dhalinyarta ah ee reer Washington shaki uu qabo.In his diary, young Washington expressed some reservations.
-
Karaaniga laybareeriga ayaa ka caawiyay farshaxankii bilayska inuu sawiro muuqaalka cida looga shakisan yahay ee sida dhakhsaha ah u baxday.The library desk clerk was able to help a police artist draw up a portrait of the suspect who left in such a hurry.
-
Waxyaabaha niyad wanaagsan ee ka jira shaqadooda, iyo war kasta oo aan dhaafo waxaa weeye gacan haadinta iyo salaanta codka dheer.With amazing enthusiasm they are at work, and wherever I pass they wave and greet with a loud call.
-
Baadhitaanka magaca qoyska waxa uu ka caawisaa baadhitaanka shaxda qoyska, xaashida kooxda qoyska iyo qoraalada kaydkeeda.Surname searches help you find ancestor charts, family group sheets, and manuscripts in our archive.
-
Hagaajinta joogtada ah ee shaxda wargelinta lafteeda ayaa daruuri ah.Regular maintenance of the notice board itself is essential.
-
Waa inay fududayso shaxda waxoogaa si marka ugu horeysa ee la jaleeco loo turjubo.It should make the chart a bit easier to interpret at a glance.
-
Waxaa jira nashqado badan sida shayada wareega lagu xakameeyo ah footeejka.There are numerous designs of such voltage-controlled circuit elements.
-
Isaak Nuuton waxa uu arkay shayada oo dhacaya oo markii danbe waxa uu sheegey cuf jiidka dhulka.Isaac Newton observed objects falling and eventually proposed gravity.
-
Muuqaal wax sawirid oo wayn oo sheegeysa gabdho ciyaarada kubad, la siiyay tilmaamaha jaaska, oo ay dhici karto inay ku tartamayaan dabaasha.Vase painting scenes suggest that girls played ball, received dance instruction, and perhaps engaged in swimming races.
-
Hadii aad xasuusato waxay sheegtey Agoosto in dhaqaaluhu hoos u dahcayo oo kasoo kabanayo, kaas oo aayar u socdan, oo dabacsanaa.If you recall, we were told in August that the economy was slowing and the recovery, which was slow, was losing steam.
-
Jaarka igu xiga waxa weeye maamule dugsiga dhexe oo ii sheegtey inay hayso shaqo macalin xigaa oo fasalka 7aad ah.My next-door neighbor was the middle school principal, who told me she had a 7th-grade math job.
-
Bahadu waxay sheegtey in intii su socdaan dawakhsanaanta iyo isku dhaca dadku, laga xaday boorsadeedii.The woman explains that in all the confusion and crush of people, her purse has been stolen.
-
Waxay jeceshahay inay lugayso iyo dabaalato oo waxay doonaysaa wada sheekeysiga dabiiciga ah, khidbadaha, shaneemada, iyo taariikhda.She loves hiking and swimming and is very interested in nature conservation, literature, cinema, and history.
-
Ma jiro wax lamid ah wada sheekeysiga waalan, ee qariibka ah oo maalinta u sameeya xiiso.Nothing like an odd, weird conversation to make a day interesting.
-
Internetka waxay ka badan tahay wada sheekeysiga facabook-ga, canjilaada twitter-ka, iyo sawirada instagram-ka.The internet is more than facebook chats, twitter memes, and instagram pictures.
-
Waxaa farxad noo ah in aanu talo khabiir oo kaa caawin karta inaad ku qanacdo inta aad awoodo in aad daymaysato in aanu ku siino.We’ll be glad to provide expert advice to assist you with how much you can comfortably afford to borrow.
-
Laakiin hawlaha dhaqaalaha xawaaradaha ku socda waxaa sidoo kale loo turjubi karaa waxoogaa sixir barar.But faster economic activity could also translate into some degree of inflation.
-
Waxaa kamid ah bahal shaydaan ah oo laga sheekeyn jiray, sixir qoys oo wayn.It includes a legend of a devil beast, a century-old family curse.
-
Bandhiga muquuqninta ee ilmaha dhaqaale ee aan ku filnayn ee lagu bixiyo kharashka socdaalka.Demonstrate possession of sufficient financial resources to cover travel expenses.
-
Dhamaan tilmaamaha socdaalka ee dal kastaa way qurux badan yihiin oo waa cajiib.All travel guides describe every country as beautiful and lovely.
-
Samee macluumaad samaysa wax ka badan quruxdeeda, laakiin sidoo kale ka jawaabaysa socdaalka gaarka ah ee macmiil kasta.Create content that does more than look pretty, but also addresses each customer’s unique journey.
-
Inkasta oo ay waayeen dhamaan lacagtoodii waxay u dhaqmayeen sidii dad qani ah marka ay ku sugan yahay dadka ay isku meeqaanka yihiin dhaxdooda.Although they lost all their money they continued to behave in their usual wealthy way in their social circle.
-
Faahfaahinta wanaagsan sida dahaadhka tarayga badbaadada leh yo acrylic ku weegaarsan si loo sugo raaxo badan iyo nadiifin fudud.Thoughtful details such as a protective tray cover and acrylic dirt guard ensure highest comfort and ease of cleaning.
-
Waxa aanu sumcad ku samaynasanay adeega macmiilka ee cajiibka ah oo waxaa naga go'an in aanu kaa caawino in aad guul ka gaadho arrimaha cashuurta.We have built our reputation on outstanding client service and are committed to helping you succeed in your tax matter.
-
Waxa uu yimid wakhti dhamaan farxad noo ah, inuu waxoogaa ku riixo baruurtiisa suulka ayar madaxiisa oo dhamaan qurux badan.He came at me all excitable, pushing his chubby little thumb into my forehead and being all cute.
-
Waxay la xidhiidhaa asxaabta (sida qaabka suulka loo taago) iyo xidhiidhka.It has associations with friendship (such as in the thumbs-up gesture) and interaction.
-
Mid kami dah madiibadaheena waxa uu leeyahay midabka suulka oo waxay ugu xashaahsaqdaa wacyiga mid kamid ah daankedda inta ay saarto daanka qofka.One of her paws has peach-colored toes, and she has a whisper of peach on her chin and one cheek.
-
Waxay ii suurto gelinaysaa inaan raaco qaabkayga oo ku salaysan qaabka aan wax u dhigayo qaabka ay wax u bartaan dadka i daawanayaayi.It allows me to work by following my vibes and molding my teaching style to the learning style of the audience.
-
Dhagarta ciidanka darteed, dhigteetarka mustaqbalku ee ay u suurto gasho inuu qabsado dhulka ay haystaan qabaa'ilka Celtic.Due to military cunning, the future dictator managed to seize the lands occupied by the Celtic tribes.
-
Markii ay kusoo noqoto calaamada, shayga maaha suurto gal in la gudo, la bedelo ama lagu iibiyo qoraalka daynta suuqa.If returned at market, the item is eligible for a refund, exchange, or market stall credit note.
-
Suuska ilkaha ilmaha ee masaasada ka yimaada waxa uu dhacaa marka waalidka ama daryeelayaashu ay siiyaan caruurta caano badan oo daasad ah ama sharaab cabitaan.Baby bottle tooth decay occurs when parents or caregivers give children excessive milk formula or juice to drink.
-
Waa inay ka reysaa taariikhdeeda hore, kordhisaa hibadeeda iyo go'aankeeda mustaqbalkeeda.She must confront her past, embrace her gifts, and decide her fate.
-
Qayb muhiim ah oo kamid ah aqoonsigaygu waxaa weeye dhaqanka soo jireenka ah, iyo xidhiidhka shimbarta sida taashka iyo tukaha.An important part of my identity is my indigenous heritage, and our connection with birds like the crow and raven.
-
Meesha la korayaa waxay ahayd cajiib (oo aad ayay u foorartay!), laakiin kicinta lagu tagayo muuqaalka boqorada - heebaabka ayaa aad u xawaare badnaa sidoo kale.The hike was gorgeous (and steep!), but invigorating to take in the majestic scenery—the float was a blast too.
-
Wiseau kadibna waxa uu ka hinaasay markii Grey uu u muuqday inuu iskaga tagayo saamayntan xun.Wiseau then becomes jealous as Greg seems to move away from his toxic influence.
-
Fikirka ayaa ku filnaa in loo diro dhawrka talaabo ee ugu danbeeyay.The thought was enough to send her forward the last few steps.
-
Qaybaha samayska adag waxa uu u saxlaa talaabo aad uga badan.Precision calibration components allow for greater measurement accuracy.
-
Waxay u badan tahay in aanu arki doono balaadhasho meesha dilaacsan ah halka ay dawladu ay ka wado dadaalka talaalka.We will most likely see an extension of the current lockdown while our government ramps up the vaccination efforts.
-
Talaalka xoojintu waxa uu keenayaa in aanad wax badan faafin oo adiga ma noqonayo mid aan kuu haboonaynThe booster shot will make you less contagious and will not inconvenience you
-
Hadii aad doonayso hadh soosali ah oo googo'an, waxa aanu kugula talinaynaa inaad cadayso timahaaga marka hore.If you want a vivid purple shade, we advise you to bleach your hair first.
-
Waxa aanu sidoo kale ku talinaynaa isku darka dahabkeena sida si aanu si wanaagsan ugu muujino, eeg gacanta ay ku qoran tahay ""Cirka !We also recommend combining it with other jewelry of ours as a colorful highlight; see the bracelet set "Sky"!
-
Waxaanu ku talinaynaa in la siiyo ayda waawayn malab dabiici ah, deegaanka laga soo saaro, oo qaydhiin.We recommend giving adult dogs organic, locally produced, raw honey.
-
Websaytyo badan waxay bixiyaan naqdin, talooyin, iyo faahfaahinta macluumaadka qiimaha.Many websites offer reviews, recommendations, and detailed pricing information.
-
Waxa aad saxeexatay waxoogaa laakiin wey dhaantaa safarkii tareenka ee dheeraa.You'll definitely sleep a little bit better during that long train ride.
-
Laakiin jaajuurka iyo hoobiyuhu lama tartami karaan macaamiisha', gaar ahaan Milimiyeemyayaasha', u baahan waxay onleyn ku helaan.But brick and mortar can’t compete with consumers', especially Millennials', demand for online convenience.
-
Nasiib daro, khibrada kaligeed waxba ma tarto hadii ayna jirin aqoon iminka ahi.Unfortunately, experience alone is not enough without current knowledge.
-
Wax aad si wanaagsan uga faa'idaysataa kahor inta aanad ka tegin madaarka gelinka danbe wakhti hore iyo marka lagaa sii nabad galyaynayo Muraitius.Make the best of it before we depart for the airport in the early afternoon and bid farewell to Mauritius.
-
Waa in aan gabadhna lagaga tegin sideeda ama ayna dhaafin fursada maadaama oo gabadhu ay yeelatay caadadeedii!No girl should be left behind or miss out on an opportunity because she gets her period!
-
Aad ayaad ugu mahadsan tahay kaalmadaada iyo inay kaa go'naato oo aad wax na tarto, oo aad farxad iyo tamar la timaado.Thank you so much for all your help and for being so dedicated, helpful, cheerful, and energetic.
-
Sankiisa waxoogaa godan, indhisiisa waawayn , waa wada madaw, timaha ilaa garbaha gaadhsiisan waxa uu siiyaa muuqaal adag.His slightly hooked nose, sharp, almost black eyes, and shoulder-length hair gave him a harsh appearance.
-
Hadii aanad ka warwar sanayn timaha koofiyada adag, kali feedh ama burush mari ku jira khaanada miiska.If you’re worried about helmet hair, simply keep a comb or brush in your desk drawer.
-
Laba iyo toban daraasadood ayaa si bakhtiyaa nasiib ah loogu qoray inay la socdaan guusha ardayda ee doorashada iyo shuruucda dugsiyada shacabka.Twelve studies used random assignment to observe student achievement between choice and regular public schools.
-
Kaliya dhawr iyo toban xubnood oo kooxda qaybta ee xubnaha boqol iyo labaatanka ah ayaa u yimid si ay uga qayb galaan wada hadalka.Only eleven members of the block club’s hundred twenty-members showed up to participate in the discussion.
-
Qiyaastii ilaa shan iyo toban kun oo sano kahor ayay bilaa aadanku bilaabeen inay uga wareegaan inay wax ugaadhsadaan inay wax beertaan.Roughly ten to fifteen thousand years ago, humanity began the transition from a hunter-gatherer tradition to agriculture.
-
David waxa uu tusay tusaalayaasha kambadhuudhka, fadhiisiga, iyo iskaataga makaanada ah.David shows examples of prone, sitting, and standing positions.
-
Ujeedada ugu muhiimsan ee kaaliyaha caafimaadku waxaa weeye inuu helo kalsoonida bukaanka oo dhan, dhamaystiran oo madax banaan uga tago.The most important purpose of a nurse is to earn patient trust and leave them whole, complete, and independent.
-
Dhabada waa inay matashaa ujeedada la isku duba riday oo waa inay ansixiyeen maamulaha waxbarashada sare.The set of courses should represent a coordinated objective and must be approved by the director of graduate studies.
-
Talaabo kastaa waxa soo saartaa lug muquurata ur, oo waxay ka buuxisaa sanbabkeena farxad saafi ah.Each step unleashed a waft of that divine scent, filling my lungs with pure bliss.
-
Wax cudurdaar ah loogama baahna marka aan geliyo saabuunta afkayga si aan u maydho wixii urta ah ee aan wanaagsanayn.Now excuse me while I stick a bar of soap in my mouth to get rid of that unpleasant sentence.
-
Urta laga shakiyay ayaa u darnayd markii uu gabadh qof ku toogtay banaanka hudheelka ay ka deganayd London.The suspicious smell becomes overwhelming when somebody takes a shot at the lady outside her London hotel.
-
Waa waalid, oo waa wax laga xishoodo, oo cidna umay arag inay ka xidhoodaan, waxay doonto ha noqotee.That’s absurd, and it’s embarrassing, and anybody thinking that way should be ashamed, no matter their preference.
-
Qof kasta oo markii ugu hroeysay noqday waalid waxa uu garanaa caqabada in la ogaado waxa la iibsanayo.Anyone who is a first-time parent knows the challenges of figuring out what to buy.
-
Waxay bilawday shirkad baaskiilada wakhtiyada fasaxa oo aad u faa'ido badan oo waxay qayb ku lahayd tukaan baaskiil oo aad u mashquul ah.He started a very successful cycling holiday company and was part owner of a very busy bike shop.
-
Hadii aad timid Texas wakhti kamid ah wakhtiyada, waxaa dhici karta inaad ku margatay kalmada.If you’ve been in Texas for any period, you probably cringe at the word.
-
Laakiin ma jiro wax tijaabo ah oo lagu ogaanayo hadii beedku yahay tayadii wanaagsanayd.But there is no test to determine whether the eggs are good quality.
-
Waxa uu aaminsanaa inay wanaagsanayd, laakiin waxa aanu ku qancinay arkitegtiga.He was convinced that it was perfect, but we had to convince the architect.
-
Waxaa jira 3 aag deegaan oo marayknka waqooyi, yurub iyo aasiya.The servers are located in 3 regions north america, europe and asia.
-
Wararka wanaagsan waxaa weeye in tobankii sano ee lasoo dhaafay in aanu gaadhnay heer cajiib ah oo wada shaqayn iyo isku keenid.The good news is that over the past decade we have achieved a remarkable record of cooperation and convergence.
-
Waanu ka xunahay in aanaan qorin warbixinta, maanaan qaban guriga ilaa kadib nidaamka.Hey guys, sorry for not writing the report, I didn't get home until now after the practice.
-
Warbixinta casriga ah waxay dhiiri gelisaa wada shaqaynta iyada oo la wadaagayo warbixinaha oo sahlaya macluumaadka.Modern reporting encourages collaboration by sharing reports and allowing input.
-
Wixii alaabaadka talaalka ah ee lagu sameeyay warshada waxaa lagu hayn doonaa karantiin.Any vaccine materials already made at the plant will be held in quarantine.
-
Sidoo kale, xaqiijinta gaadiidka hore loo lahaa ee qaadaya ikhtiyaarka damaanada warshada.Additionally, certified pre-owned cars carry factory warranty options.
-
Qaabka waxbarashada iyo warshada Jermalku si dhaw ayay xidhiidh u leeyihiin.The German educational and industrial models are closely linked.
-
Waxqabadka jawaabta muuqaalka ee u kala qaybsan taariikhda ama deegaanka si markaa aad u ogaan karto furka quruuradu yeelan karto.Visualize response performance by date range or region so you can identify potential bottlenecks.
-
Hadii loo shaqeeye ama maamule dhisme aanu kaa ilaalin waxyeelada, qofkaas ayaa ka masuul ah.If your employer or building manager did not protect you from this harm, that person is responsible.
-
Runtii, hadii aad u aragto naftaada cid xirfadle ah oo aanad weligaa qaban Vegas, inta aad xirfadaada isku keento qabo.Honestly, if you consider yourself a bro and have never been to Vegas, get your bros together and go.
-
Laakiin weligaa haka baqin, jiiska rida la dubay ee caanka ah meelna tagi maayo.But never fear, the famous fried goat cheese isn't going anywhere.
-
Sidoo kale waxaa jira xabo buul oo leh 4 tuush oo markiiba biyo raacinaya kadib marka aad kusoo dabaalato bada ama aad quusto.Plus there is a cute thatched hut with 4 showers in it for that quick rinse off after a swim in the ocean or a dive.
-
Ismay casilin markaa maamulkeedii ayaa isku dayay inay ku aasaan shaqooyin bilaa xadi ah.She didn't resign, so her manager decided to bury her in an infinite quantity of miscellaneous tasks.
-
Hadii ay tahay xadi khaldan, waa in qandaraasluhu uu dib u eegid uu ku sameeyo qaansheegta.If it is the incorrect amount, have the vendor revise the invoice.
-
Dabcan siidhku waxa uu markasta ku andacoodaa inuu u koro qaab saxda ah xaga hore ee xuduuda, ama xidhmada khudaarta ah.Of course the seedlings always insist on growing either right at the front of the border, or in the vegetable patch.
-
Ayaamahan, sameecadaha maqalka waxay sameeyaan indho sarcaad sida kala saarida codka xaga danbe ka baxaya, markaa wax cod danbe oo eer koondhiishinka lama maqlo.Nowadays, hearing aids perform magic tricks such as filtering out background noise, so no more noisy air conditioner.
-
Waxa aanu ku cashaynay xaga danbe - waxaa aad u wanaagsan in wax lagu cuno banaanka Julaay oo ma jiraan wax cayayaan ah ama kulayl ahi!We ate dinner on the back deck - it's incredibly nice to eat outside in July with no bugs or humidity!
-
Kings Cross waxaa weeye xarun dhabo taxane ah oo waxaa loo mari karaa si fudud.Kings Cross is a serious rail hub and so is extremely simple to commute to.
-
Xasuusin ahaan, shirkadan waxay bayaamisay 34 inji oo shaashada geeminka oo soo laaban ah Oktoobartii lasoo dhaafay.As a reminder, this company launched a 34-inch curved gaming monitor last October.
-
Eeg xayawaanka dabar go'aya inta aad maratay bada xeeligeeda!See extinct animals while sightseeing on the seashore!
-
Waxa aad ku socotaa dhadada, dhanka bada xeeligeeda, kadibna ku biir dhabada la barbar ordayo dayrka.Keep right at the fork, towards the coast, then join the path running parallel to the fence.
-
Ka baadh dhinaha "kubada," siday ku sheegeen kaluumaysatadu, kasoo horjeedka bada xeeligeeda cad meel aamusan si loo diro.Search the side of "the bowl," as named by fishermen, across from the shallow beach, for a quiet spot to cast away.
-
Haa, runtii way ka ruwaayadsadeen, oo waxay caayeen dadkii akhrinayay inta ay albaabka soo xidheen oo la jooga xubne kale oo la socda.Yes, they actively mock, cheat, and insult their own readers behind closed doors with other members of the fellowship.
-
Dalada adeegyada xirfadlayaashu waxaa weeye mid kamid ah xog uruurinta saadaalinta wax iibsiga xiliga xiida ee marka hore soo baxdan sanadkan.The professional services network is one of the first to release an early holiday shopping prediction survey this year.
-
Maarso waxay kusoo beegentaa xiliga dalxiisayaasha ugu badan ee Barbados ee ay ugu fiican tahay, diiran tahay oo ay leedahay cadceeda.March falls in Barbados' peak tourist season so pleasant, warm and sunny weather can be expected.
-
Waxaa weeye xirfad ay kumanaan sax oo la isasoo badalayay lagu bartay oo waa inaynaan kaliya meesha ka saarin teknooloojiyada aynu jecel nahay.It is a skill thousands of years of evolution in the making, and we shouldn’t simply dismiss it in favor of technology.
-
Dabcan, waxaa sidoo kale jira dad, muujiya dabeecadooda, oo ay dhici karto inay aad u nugul yihiin oo xishood badan yihiin.Of course, there are also those folks who, by virtue of their personality, may simply be more sensitive and timid.
-
Oo taasnina waan ka xishooday, oo waan ka xumaaday, oo waan ka xanaaqay.And for that I am embarrassed, and disappointed, and angry.
-
Tirada shacabka ee yar waxay ka dhigan tahay in dhacdooyinka dhacayaa ay yar yihiin marka laga tago khasaaraha oo yaraada.Lower population means a lower chance of having an accident in addition to fewer liability claims.
-
Dhasha yari waxay ka heshey sida loola dhaqmay oo waxaa farxad noo ah in aanu barnay aaraa dubaha.The cub thoroughly enjoyed her treat and we were so thrilled to introduce her to pumpkin cookies.
-
Agabku waxay keenaan inay yeelato soo jiidasho qaabka iyo nooca ah.Accessories lend visual appeal through pattern and texture.
-
Ka fikri xaalada ku taxaluuqda jabinta awoodaada si aad saamayn xun yeelato ama eegitaanka khataraha.Ponder what scenarios might evolve that breach your ability to absorb negative impact or exploit risks.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
