Vocabulary Builder (from the SMOL dataset) in Somali

Play 711 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.

Marwo, koobabnku way _______!
Madam, your glasses are fogged up!
burada
buuxaan
burburiyo
bunni
Marwo, koobabnku way _______!
Madam, your glasses are fogged up!
burada
buuxaan
burburiyo
bunni

About this Collection

Description

711 single sentences chosen to cover a wide range of everyday words, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

All 711 sentences

These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

  1. Haystaha ruqsada ayaa ka masuul ah daadinta litirka iyo nadiifinta raadka.
    The permit holder is responsible for the disposal of litter and the cleaning of footpaths.
  2. Daraasad kale (sida kuwo aan in badan la isku halayn kalin) waxaa laga heley natiijo lamid ah.
    Another study (although likely less reliable) found similar results.
  3. Marka labaad, shaambada rasmiga ah ee la ansixiyay waxaa weeye dhunksahda dhimashada ee wixii olole wayn ee caq ku dheehnaa.
    Secondly, the official stamp of approval is the kiss of death for any genuine viral campaign.
  4. Reer Haytii inta ay ka dagaalameen oo ay ka guulsteen kacdoonkii adoonsiga ee garan taariikhda marka lagu noqdo.
    Haitians fought and won the only ever successful national slave revolution in history.
  5. Tusaale ahaan, soo saaraya ayaa go'aansaday in korodhka qiimayaasha doofaarka iyo hilibka ay tahay mushkilad gacmaha kala danbeeya ee uu iskaga gudbayaan ah.
    For instance, producers decided to hike pork and beef prices amid problems with the supply chain.
  6. Qiimayntaydu waxaa weeye in, marka la eego xaaladaha, waa in aanu u igmano shaqooyinkeena oo aanu diirada saarno iibkeena.
    My assessment is that, given the circumstances, we have to be diligent in our work and stingy in our purchases.
  7. Liiska cashooyinka, inkasta oo, aad u kala baxsan yahay marka lasoo bandhigayo iyo waxa uu ka samaysan yahay.
    The dinner menu, though, is a far more refined affair in presentation and substance.
  8. Waxaa jira shayga cusub ee shaqada, qaab difaac oo hore.
    There is a secondary element at work, an old defense mechanism.
  9. Waxaa la xaqiijiyay in shayga ugu wayn ee ay ka shakisnayd inay ahayd dhibcaheeda imtixaanka.
    It confirmed that my greatest insecurities about her exam scores were well-founded.
  10. Waxa aad ka dhigi kartaa salaantan mid gaar ah ama waxa aad u samayn kartaa salaamo kala duwan lambarada taleefanka kala duwan.
    You can customize this greeting or assign different greetings to different phone numbers.
  11. Dhunkashadiisa walaaca, ee xun waxay ka macaanayd malabka aabihii.
    His nervous, awkward kisses were sweeter than his father’s honey.
  12. Kooxdu waxay u codaynaysaa qorshaha in la sameeyo wacyi gelinta waqooyiga, galbeedka iyo barida bulshooyinka Oakland.
    The group is voting on a proposal to conduct outreach to north, west, and east Oakland communities.
  13. Waxa ay ka shaqaysaa koonfurta, badhtamaha iyo waqooyiga Louisiana.
    It has operations in southern, central, and northern Louisiana.
  14. Kiraystaha khaldan waxa uu keeni karaa waxyeelo wayn oo waxa uu qiimi ridi karaa dhismaha.
    The wrong tenants may cause major damage and cut back the worth of the property.
  15. Markaa, xidhiidhka ka dhaxeeya xaalada xidhiidhka iyo jimicsiga ayaa si wayn ugu jiidatay indhaha daraasad wayn.
    Thus, the connection between relationship status and exercise has received significant research attention.
  16. Tijaabo cabirkan, sidee ayaanu u xukumayno xaalada wakhtigan ee sayniska?
    Tried by this measure, how shall we judge the present state of science?
  17. Shaybaadh afka ah oo xadidan iyo ogaanshaha xanuunka waxaa caadiga loo gaar yeelaa bukaanka soo noqonaya ama xaalada degdeg ah.
    Limited oral examination and diagnosis are usually reserved for returning or emergency patients.
  18. Python waxa uu si toos ah u helaa noocyo xog oo kala duwan oo ku xidhan qiimaha xadiga kala duwan ee lagu qoray.
    Python automatically gets a variable datatype depending upon the value assigned to the variables.
  19. Maalin marka la dhigo, waxaa lagu arkaa iska socod bilaa hijo magaalada bada ku taal oo huruda, oo xidhiidh wanaagsan ay la yeelatay.
    Set over a day, it sees the duo wander aimlessly around a sleepy seaside town, developing a tentative connection.
  20. Sharax sida aad si madax banaan aad ugu sii shaqaynayso adiga oo xubnaha kooxdaada u ka qayb galinaya sidoo kale.
    Elaborate on how you continued to work independently while simultaneously keeping your team members in the loop.
  21. Laakiin, waxa kowaad ee ay diirada saaraan waxaa weeye inay ku dhiiri geliyaan ganacsiyada aaga gaarka ah oo dhan.
    However, their main emphasis was to encourage trade throughout a particular area.
  22. Khariirada aaga khayraadka dabiiciga ah ee ay saameeyeen qaybinta, gaadiidka, samato bixinta masiibada iyo qorshaynta magaaladu.
    Maps affect natural resource distribution, transportation, disaster relief, and urban planning.
  23. Iyada oo cida kasoo horjeeda ay ka ruwaayadsanayso oo ay dayaacadaynayso, Joe waxa uu isaga oo aamusan sii waday qaniinyada.
    While his rival would taunt and tease, Joe silently bore the stings.
  24. Oo diyaargarawgiisa aamusan iyo dulqaadkiisu waa cajiib.
    And his silent preparation and patient endurance is heroic.
  25. Waxa aad xaqiijisa ain caruurtu ay fahmaan habdhaqanka munaasabka ah ee amaanka ah.
    Make sure children understand appropriate and safe behavior.
  26. Xogta laga uruuriyay foomamka isticmaalayaashu ku buuxiyeen onleyn waxaa lagu kaydiyay amaanka, goobaha serferada baaswoodhku ilaaliyo.
    Data collected from online user-completed forms is stored in secure, password-protected server locations.
  27. Waxa aad noo ogolaataa in aanu helno caymiska caafimaadka ugu wanaagsan ee buuxinaya baahiyaha dheeraadka ah.
    Allow us to obtain the best health insurance that will meet your exclusive needs.
  28. Jaraha Qaaliga ah waxa uu leeyahay kameero danbe oo kaa caawisa, kursiga rakaanka oo laabmaya, iyo meeshii la saarayay bacda cuntada.
    Premium Plus trim adds a rear park assist camera, quick-fold front passenger seat, and grocery bag holder.
  29. Taladayda kowaad waxaa weeye in la bilaabo samaynta qorshayaal wax ku ool ah oo waxa ay tahay qorshaha lagaga baxayo.
    My main advice is to start making concrete plans for what your exit strategy is.
  30. Cida jimicsi cusub oo kasta oo kale, aayar ku bilaw oo waxa aad kordhisaa miisaanka kaliya marka aad ku qancsan tahay.
    As with any new exercise, start low and increase weight only when you feel comfortable.
  31. Tusaale ahaan, xidhitaanka iyo agabyada mishiinka waa inuu yeeshaa maamul heerkul xadidan ee mishiinka qaaliga ah ee birta ah.
    For example, enclosures and machine tools must have strict temperature control for the precise machining of metal.
  32. Lakab makaan kasta oo kaydka ah waxa uu ka baxsan yahay bilaydhka birta ah iyo qoriga dhaxa ee saqafka;
    Each storage position layer is isolated with a stainless steel plate and fireproof rock wool.
  33. Lasoo bax nooca bisada ee aad jeceshahay, soo qaado qalin beensal oo bilaw sawirida!
    Pick your favourite cat breed, grab a pencil and start drawing!
  34. Taasi waxaa weeye sida loo xisaabiyo isku darka boqolkiiba lacagta la maamuliday!
    That’s how they’ve calculated the combined managed payments percentage!
  35. Marka loo eego Sebteember, qaybaha iibku waxay kordheen boqolkiiba sideed.
    Compared to September, category sales increased by eight percent.
  36. "Buuga uu yahay cinwaankiisu "wakhtiga la eego fikirka saxda ah
    The book's title was "Time to Assess Invalid Ideas."
  37. Websaytkeena iyo macluumaadka ku jira waxaa ilaaliyay sharuucda xuquuqda dhawrsan ee caalamiga ah iyo xuquuqda kaydka macluumaadka.
    Our website and content are protected by international copyright laws and database rights.
  38. Nimankan xidhan garamada uskaga ah ee daloolka leh iyo hablamahan dharka dil dilaacsan xidhan may ogayn in inay marayaan jidkan cabsida leh.
    The guys in messy holey shirts and girls in shredded clothing did not anticipate to take this daunting passage.
  39. Caqabada kaliya ee la arko waxaa weeye in afgaabnida lagaga imanayo wakhtigii hore.
    The only obstacle that endures is that an introvert will dwell on the past.
  40. Shaqada yar ee adag - sida kayga hoose - way adag tahay in la qabto, markaa isku day wax waxoogaa dabacsan marka kowaad.
    Tiny and tight work—like mine below—can be hard to do, though, so try it with something looser the first time.
  41. Saamaynta caafimaad darada caamka ah ee Flecainide waxaa kamid ah madax xanuun, dawakhaad, calool xanuun iyo dareemid tabcaanimo ama daal.
    Common side effects of Flecainide include headaches, dizziness, upset stomach, and feeling tired or weak.
  42. Iska ilaali cunista hilibka xayawaanka khatarta ku jira si loola dagalaamo ka ganacsiga duur joogta ee sharci darada ah.
    Refrain from consuming the meat of endangered species to battle the illegal wildlife trade.
  43. Sida isku imaatinka sharci darada ah, kacdoontu waxa leeyahay isku imaatin dadka ah ujeedo sharci daro ah.
    Like an unlawful assembly, a riot involves a gathering of persons for an illegal purpose.
  44. Dareeraha daata meesha ayuu sii dul joogaa oo waxba ma yeelo talaagada dhan isaga oo u liigaya meel kale.
    The spilled liquid stays on the shelf and doesn’t spoil the whole refrigerator by leaking elsewhere.
  45. Dawlada hoose waxay mararka qaar keentaa dharka ay uruurisay ee aadka u cajiibka ah ee maqaarka digirinka ka samaysan.
    The town hall occasionally brings out its delicate collection of turkey feather dresses.
  46. Bayaanka dawlada ee soo socda, Tencent waxay soo saareen bayaan shacab oo wax lagaag bedelyo bayaanka sirta.
    Following the government’s announcement, Tencent issued a public pledge to amend its privacy statements.
  47. Qaabka cananiska (Nooca Salvia) waxaa weeye dawo dhaqameen ku yaala beerta.
    Pineapple sage (Salvia elegans) is an underrated herb in the garden.
  48. Caleemaha dawo dhaqameedkan waxa laga keeney kaartood cagaar ah iyo waxoogaa waxaa weeye jilayc iyo qalooc.
    The leaves of this herb resemble carrot greens and are somewhat frilly and curly.
  49. Aayar, salaankii ayaa bilaabay inuu dib u socdo oo uu dhaco, kaas oo ku dul dhacay tobanaan ka hooseeya.
    Gradually, the ladder begins to reverse direction and then falls, crushing dozens underneath.
  50. Noocyada ay tahay in dhagax yeesho waa in aanay dushiisu sinaan, adag iyo cuf.
    The main characteristics a stone should possess are uniform surface, grain, and density.
  51. Shaadhka iyo nigtaynka isku mid ah waxa uu ku dhawaaday in dhinac uu ii rido, inkasta oo surwaalku uu fool xumaa.
    The matching shirt and tie nearly tipped me over the edge, though the pants were ugly.
  52. Naqdinta gudaha ee qoraalka ee lagu doonayo in meesha lagaga saaro dhawaqa "sha" ee Ingiriisiga
    The intermediate revision of the essay called for the removal of the "sh" sound from English
  53. Xadiga caadiga ah ee saylka ay iibsadeen tartamayaashu waxay ka dhigeen qiimaha saylka mid macquul ah.
    The steady volume of sails purchased by racers keeps sail prices reasonable.
  54. Artafishaal intelegentiga heerka sare ah ee ay soo dhigeen Kaaliyuhu waa cajiib.
    The advanced artificial intelligence displayed by Assistant is impressive.
  55. Oo sidee ayuu feedhka kaliya ee lagaag dhuftay daanka ay ugu miyir beeshay?
    And how does a single strike to the chin manage to render her unconscious?
  56. Samee parsley wanaagsan, aaraa dube diiran, iyo turmeric wnaagasan, waxay leedahay dhadhaan lamid ah kacsanaanteeda oo kale.
    Made with nourishing parsley, warming pumpkin, and beneficial turmeric, it's as tasty as it is versatile.
  57. Waxa aad ka fikirtaa nooca jiiniska buluuga ah ee aad hadhaw doonayso inay kuu xidhanto.
    Think about what kind of blue jeans you wish to fit into later on.
  58. Kuwan is leh waxaa laga doortay dhamaan xisaabaadka duwaan gashan, si waafaqsan buuxintan.
    These matches are chosen from all registered accounts, according to your settings.
  59. Cadceed sii dhacan gaarka ah (sawirka dusha) waxa uu soo baxay wakhtigii waxoogaa kulaylku soo baxay.
    This particular sunset (header photo) appeared during our recent brief warm spell.
  60. Jenna waxay sidoo kale i caawisay inta aanan kasoo dejin dusha, markaas oo aan waxoogaa yaro nasonayay.
    Jenna also helped me right before walking down the aisle, when I had a little mini freak out.
  61. Faahfaahin cajiib ah, bandhig cajiib ah, iyo hirgelin ikhtiraac oo isku dartay si loo sameeyo abuurista bandhiga u dhigma.
    Incredible detail, fantastic expression, and creative execution combine to form exhibit-worthy creations.
  62. Ka waran barnaamijyada elektorooniga, elektoriiga ama farsamo?
    What about electronic, electrical, or mechanical applications?
  63. Hoos u dhaca dhaqaalaha iyo jiritaan la'aanta fursadaha dhaqaale, gaar ahaan korniinka aan loo sinayn, sida isku dhaca.
    Economic decline and absence of employment opportunities, especially as inequality grows, likewise drives conflict.
  64. Dilaacu waxa uu gaadhay qayb balaadhan oo foorarka ah oo waxa uu habeeyay fooraraka ee aan aadka u foorarin si uu ugasoo siibto.
    The crack propagated through wide portions of the slope and adjacent slopes that weren't steep enough to slide.
  65. Haa, waxaa waxyeelo igu soo gaadhi kartaa gaadhiga bari, laakiin taasi may i joojin doontaa?
    Yes, I could be hurt on tomorrow’s ride, but will that stop me?
  66. Waxaa sidoo kale wax u taraysa maydhista gaadhiga in looga uruuriyo lacagta dadka fasalka la dhigta ee gaadhigu uu shilka la galay.
    He also helped with a car wash to raise money for a classmate involved in a car crash.
  67. Samee jadwalka birta balaadhan iyo qorshaha dhabada gaadhiga.
    Scheduled sheet metal fabrication and planned driver routes.
  68. Meesha jarka ah ee wax laga soo laalaadiyo waxaa lagu arkay mayd, cid aan la garanaynin, iyo codad aan la garanynin oo habeenkii ah.
    Other cliff-hangers involve a dead body, a stealthy stranger, and mysterious noises in the night.
  69. Inta lagu jiray sumada geemka wakhtiga dheer, maid kamid ah ayaa galay dalool yar oo u dhaw jarka buur aan la garanaynin.
    During their extended game of tag, one of them darted inside a small cave near the summit of an unknown hill.
  70. Tijaabiyaha aan la garanaynin haybtiisa aad ayuu ula yaabay waxa aan caadiga ahayn laakiin dhadhanka cajiib ah ee uu dhadhanka ku daadiyay badan.
    The anonymous taster was so surprised at the unusual but fantastic taste that he dropped the flower vase.
  71. Qaybta geeska ah waxa uu bixiyaa qaab wanaagsan oo qaab dhac ama muusig harmooni ah.
    The horn section provided a distinct complement of both rhythm and melodic harmony.
  72. Kaliya isticmaal maqaska ama mindi af leh si aad ugu gurto, kadibna waxa aad u gelisaa dabada.
    Just use household scissors or a sharp knife to trim, then place the end on the outlet.
  73. Gebi ahaanba waa la gudbin karaa, sida teigidhka la taaban karo ee lagu daabacay kaydka tigidhka.
    They are fully transferable, just like physical tickets printed on ticket stock.
  74. Is Bedelka Doobabka waxa uu ka hadlayaa laba wiil oo mataano ah oo is bedelaya.
    Bachelor Swap features two identical twin brothers switching places.
  75. Halkii xabagta lagaga dhajin lahaa cinjirka, waxa aan tuujinay layn iska caadi ah oo waxa aanu gelinay cinjirka.
    Instead of placing the glue on the actual band, I squeeze out a modest line and just dip the band into it.
  76. Waxaa loo asteeyay sida hay'ada tartamaysa oo ka dhigan inay la kulmayso tartan badan.
    Its designation as a competitive organization means that it faces a lot of competition.
  77. Halkee ayaa lagu sheegey kaalimaha iyo masuuliyadaha hay'ada si cad?
    Were the organizational roles and responsibilities clearly identified?
  78. Mararka qaar ma hayno cadaymo nagu filan oo aanu muuqaal buuxa kaga qaadanayno shirkada.
    Sometimes we do not have enough evidence to draw a firm conclusion.
  79. Laakiin hadii aanu hayno milyan doolar oo aanu ka maarmayno, waxa aan arkaa inayna ahayn wax lagu bixiyo.
    But if we had a spare million dollars, I guess it’s not the worst thing to spend it on.
  80. Socodka xun ee doodan ee in heshiiska macalinku aanu ku jirin nidaamka.
    The fatal flaw in that argument is that the teacher's contract is not the system.
  81. Miyaa ganacsiyaagu ay kala saxeexdeen heshiis cida ay heshiiska ku jiraan?
    Have your business partners signed their partnership agreements?
  82. Hischier waxa uu dhaliyay goolkii ugu horeeyay 20 ilbidhiqsi kadib markii Hall uu la waayay rigoorihii labaad nasiib kale oo wanaagsan ayaa u yimid.
    Hischier scored the go-ahead goal 20 seconds after Hall’s second penalty expired, courtesy of another fortunate bounce.
  83. Marka jacayl dhab ah aanu u hayno qaraabadeena, waxa aanu ka gudubnaa dhamaan wixii isku dhac, dagaal ama muran ah ee iman kara.
    With real love in our hearts for our beloved, we conquer all forms of conflict, fights, or quarrels that may arise.
  84. Hay'adaha kale ee ku jira tirkoobka waxay u iman karaan si ay uga qayb galaan qaabkan.
    Other organisations engaged in statistics are welcome to join this collaborative model.
  85. Abaalmarintu waxaa weeye wax ula jeedo leh oo kamay iman wada tashi oo wax taas taageerayana ma jirto.
    The awards are entirely subjective, not formed through consultation, and aren't necessarily backed up with facts.
  86. Marka tan la eego, waa in aanad ka warwarin waxyaabaha loo heli karo cunto karinta ee meesha yaala.
    In this regard, you need not worry about the facilities being available for cooking at the venue.
  87. Caadiyan, hilibka waxaa laga buuxiyaa xawaashka oo waxaa lagu kariyay dhuxul ku jirta geebka muuska.
    Traditionally, the meat is stuffed with spices and actually cooked in a coal fire within the trunk of a banana palm.
  88. Faa'idada ikhtiraaceena joogtad aah iyo khibrada sayniska.
    Benefit from our continuous innovation and scientific expertise.
  89. Waxay bixiyaan dhawr qaab sida dabka, kaarboon monogsaydhka, iyo kormeerka dhicitaanka.
    They offer several features such as fire, carbon monoxide, and fall monitoring.
  90. Qaybaha kormeerka waxaa kamid ah waxaa kamid ah interfeeska hawlwadeenka meenuuga dirawalka.
    The monitor component includes a menu-driven operator interface.
  91. Xataa iyada oo ay jiraan kormeerka wayn iyo ikhtiraaca teknooloojiyadeed, waa in laga taxadiro.
    With the advent of sophisticated surveillance and technological innovation, a level of caution must be exercised.
  92. Marka sharci yaqan Muslim ah oo doonayo inuu ka hadlo laanta uu sheegayo inuu u hadlo ee amarkan diinta.
    Whatever authority Muslim jurists may possess stems from their claim to speak on behalf of this religious command.
  93. Labada xanuunba waxay keenaan laab xanuun oo marar badan waxay keenaan dawakhaad.
    Both health conditions cause chest pain and are often confused.
  94. Isaga oo lugaynaya, freneticism kadka saxda ah inuu aayar bedeley iyo ku dhax lumay miyiga aayarka socda.
    On foot, the freneticism of rush hour lane changes easily fades into a lazy country stroll.
  95. Waxa weeye qoob ka ciyaaraa, badanaa waxay tagtaa bandhig faneedyo, aqoon yahay luuqada ajaanibka iyo buug diiriye.
    She's a dancer, avid concert-goer, foreign language nerd and book worm.
  96. Jiiris, aynu u cabno si aynu u barano isticmaalka luuqada oo aynu u saxno dhawaqa!
    Cheers, let's drink a health to fluent language use and perfect pronunciation!
  97. Jones waxa uu sheegey inuu qayb ka yahay magaalooyinka waawayn sida Los Angeles, Maraykanka; New York, Maraykanka, iyo New Delhi, Hindiya.
    Jones said that the institute was in major cities like Los Angeles, USA; New York, USA; and New Delhi, India.
  98. Maqaal aad u wanaagsan inkasta, oo mudane, aanan ka helin jawaabta dheer.
    Very fine article though, sir, and I do admire the long reply.
  99. Qaabka aad ku maqashay timber waxaa weeye sir, hadh wanaagan, ama waxay noqon kartaa meel dadku kusoo hiradaan oo caruurtu leexo ku ciyaarto.
    Accent your yard with timber for pure privacy, comfortable shade, or maybe an inviting place to hang your kid’s swing.
  100. Saynisyahanada sidoo kale waxay raqabad raadyo ah u xidhi karaan maroodiga oo waxay la socon karaan dhaqdhaqaaqiisa beerta diiran.
    Scientists can also put a radio collar on an elephant and trace its movements to warn farmers.
  101. Ninkii xisaabaadki waxa uu isaga oo xidhan shaadh daba fadhiistay miis looxa oo wayn.
    The finance guy sat in a dress shirt behind a massive wood desk.
  102. Ikhtiyaarada daawayntu waxay ku xidhan yihiin mudada ama inta jeer ee astaamaha dhagaha.
    Treatment options depend on the duration or frequency of ear symptoms.
  103. Faalooyinka maqaalkan waxay muujinayaan kalya ikhtiyaarka qoraaladooda.
    Comments on this article reflect the sole opinions of their writers.
  104. Maalmaha ugu danbeeya waxay muujinayaan heerarka Afrika midawysan ilaa dhamaadka.
    The last days will show whether Africa stands united until the end.
  105. Meel kasta si wanaagsan loo dhigay jiris, caleen iyo laan waxaa loo habeeyay wixii macnaheedu ka badan inta muuqata.
    Each carefully placed bloom, stem, and leaf creates an arrangement whose meaning goes far beyond the aesthetic.
  106. Khan Academy waxa uu dhawaan keeney nidaamyada dhex dhexaadinta la hagay.
    Khan Academy recently introduced guided meditation practices.
  107. Marka heerka nafaqadu ay yaraato, shiriimbiga shabeelka ayaan badanaa la kumin kaluunka goby si uu u noolaado!
    When nutrition sources are lean, the tiger shrimp can even rely on the feces of a goby fish to survive!
  108. Sidoo kale, ogolaanshaha iyo ku wada raaxaysiga ayaa damiir ahaan daruuri ah.
    Further, consent and mutual pleasure are morally necessary.
  109. Marka adiga iyo alaabtaadu ay degto, bayloodku waxa uu sudi doonaa ogolaanshaha si uu u kaco.
    Once you and your luggage are settled in, the pilot will wait for permission to take off.
  110. Warwaradan waxay badaleen qaabkii caruurnimada caadiga ah oo ay u badaleen qabab kale.
    These worries have shifted the landscape of contemporary childhood in a diversity of ways.
  111. Tani waxay la xidhaa qabashada daadka, in kasta oo lagu eegayo caloosha uurka leh!
    This has to do with fluid retention, although it may look like a pregnant belly!
  112. Guriga nolosha miyir qabka ahi sidoo kale waxa weeye meesha lagaga soo biiro bulshada caadiga ah ee maxaabiista dhawaan laga soo daawayay xasbiga ama jeelka.
    Sober living homes also serve as stepping stones to modern society for recently released prison or jail prisoners.
  113. Sida la sheegey, wiriitka ayaa la furi karaa oo muuqda, ama muuqda oo qarsoon, oo waxaa laga heli karaa bartilmaameedka aan la xidhiidhin isha.
    As we noted, wrath can be open and obvious or subtle and hidden, and it can acquire targets unrelated to the source.
  114. Waxaa weeye qof caan ah oo hadla, dadka tusaaleeya, soo saar shir, qoraal iyo u ololeeye farshaxanka bogsashada.
    She is a popular speaker, mentor, conference producer, author and healing arts advocate.
  115. Markale raac caarada yayha ahayn korista xawaaraha, qaniinyada sunta ah, iyo xaalada xoolka.
    Ride a giant wolf spider for its climb speed, poison bite, and creep factor.
  116. Waxaa weeye calaamad rabitaan laakiin aad ayay u adag tahay, xataa dadka way khaladaa, hogaamin.
    He is a symbol of a passionate but very frustrated, even misguided, leader.
  117. Laakiin, inkasta oo ay jiraan xaaladani, wax qoomamo ah ama rabitaan in la jooji ah muu jirin.
    However, despite these factors, there was never any regret or desire to quit.
  118. Waxay u fadhiyeen ka go'naan, rabitaan, gacan furnaan, soo dhawayn.
    They expected commitment, passion, generosity, hospitality.
  119. Waxa uu wadaagay baqdinta, saska iyo cidhiidhiga raga dagaalama, kuwaas oo mid kastaa garanayo in maalintaasi noqon karto maalintii ugu danbaysay.
    He shared the fear, horror, and despair of the fighting men, each of whom knew that each day might be his last.
  120. Halkan sidoo kale, natiijada waxbarashada raga si wayn ayay u hormartay.
    Here, too, males’ education outcomes improved significantly.
  121. Nabadu waxay la socotaa faraxada, xooganaanta, rajada, iyo iimaanka.
    Peace brings along its buddies joy, strength, hope, and faith.
  122. Waxa aanu ku tagnay safarka California si aanu u booqano habaryartay, abtigay, iyo ilmaabtigay.
    We were on a family trip out to California to visit my aunt, uncle, and cousin.
  123. Waxa aanu dib u dabaynay baytariga jaleecada cadceeda, saandhiwiijka casaanyada iyo safarka doonta.
    We recharged our batteries with a glimpse of sunshine, crab sandwiches and a boat trip.
  124. Markasta abdheet garee aaladaada, dadka wax jabsashada ayaa isku daya inay dhaafaan cida soo samaysay oo way ka faa'idaystaan.
    Always update your devices: smart hackers are always trying to catch up to device manufacturers and take advantage of them.
  125. Hay'adaha federalka waxay ka sameeyeen caabidhitaano Florida oo dhan.
    Federal agents conducted additional searches across Florida.
  126. Korodhka burburka meesha lagu nool yahay waxa ay ahayd shacabka gray wolf oo cabirkoodu yaraaday.
    Increasing habitat destruction has seen gray wolf populations shrink in size.
  127. Waxa aan ku xanibnaa shan saacadood saxaraha Meksiko way adag tahay in si wanaagsan loo sharaxo.
    Five-hours-stuck-in-the-Mexican-desert tough would be an accurate description.
  128. ,2001 Kiriis waxaa uu ku soo biiray ganacsiga qoyska, oo waxa uu ka ahaa shan sano wakiilka iibinta.
    In 2001, Chris joined the family business, where he served as a sales representative for five years.
  129. Shaqadaada kowaad waxaa weeye in aad baabi'iso dhamaan difaaca cadawga oo aad uruursato shidaalka si aad u noolaato.
    Your primary mission is to destroy all enemy defenses and collect fuel to stay alive.
  130. Xaruntan Toyota waxaa u shaqeeya ilaa 150 shaqaale wakhtiga la bilaabay shaqada.
    This Toyota facility employed approximately 150 employees during the beginning of its operation.
  131. Daadihiye Twitch inta toos usoo galay uu sharaxay saamaynta samofalka.
    Host a Twitch live stream and explain the impact of the charity.
  132. Waxaa loo qaybiyay kharashka kirada bishii ee qaybaha lagu sharaxay isticmaalaha.
    Divides monthly rental charges into user-defined categories.
  133. Jack Dorsey waxa uu sharaxay xidhiidhka ka dhaxeeya in aan loogu maareynin mushkilada si wanaagsan.
    Jack Dorsey explained the corporation did not manage the problem nicely.
  134. Badanaa shirkadaha gaadiidka waxay ku kala baahsan yihiin baqdinta keemistariga bayterigu in laga maarmaar uu noqonayo dhawr sano gudaheed.
    Most car companies are scared to commit to a given battery chemistry for fear it will be obsolete in a few years.
  135. U hogaansanka shuruudaha tobobarka iyo jawaabta qaab wanaagsan oo wixii talo ama dhaleecayn ah.
    Comply with the training requirements and respond in a positive manner to any suggestion or criticism.
  136. Shuruudaha ugu yar ee Dawlada Hoose ee qalin jabinta ee dhirgiisa sare waxaa lagu sharaxay hoos.
    The Graduate Council's minimum requirements for advanced degrees are described below.
  137. Laakiin, waax kastaa waxay raacdaa shuruudaha iyo xeerarka guud.
    Nevertheless, each division follows general laws and rules.
  138. Siday dhigayso natiijada ore, Bilici waxay u dhimatay wadne xanuun.
    According to the initial findings, Bilici died of a heart attack.
  139. Waxaa laga sameeyay caano oo kuma jiraan wax waxyeelo gaadhsiiya bilaa aadanka, waxay ku siisaa alaab wanaagsan.
    It is made of milk and doesn’t contain any harmful substances, provided you consume an authentic product.
  140. Waxa aad fikirkaaga siisaa dadka aanad garanaynin ee hore u jira.
    Provide positive feedback for strengths that already exist.
  141. Waxaa weeye dood jirta inay qanciyaan, oo waa inaad siisaa bixinta wax ku ool ah iyaga.
    It is an urge they have to satisfy, and you have to make adequate provision for them.
  142. Waxay i siiyeen waxoogaa leexo ah oo aan ku qiyaaso wixii leh mastarada!
    They legit gave me some dope swag just for measuring something with that ruler!
  143. Kaynta iyo danabka, dabka dhalaalaya, roobku habeenkii ayuu socdaa dhulka.
    Frost and thunder, flames shine bright, ruin walks the land tonight.
  144. Daabac boga ay ku jiraan su'aalaha iyo jawaabaha ugu danbeeya ee ardayda.
    Print the page that contains students' final questions and answers.
  145. Laakiin markii danbe ee aan go'aanka gaadhay, waan tagi kari waayay.
    But once my mind was finally made up, I still could not leave.
  146. Lisa waxay ka heshey wax qaabka elektoroo iyad aoo ka baxday qafiskeed oo tagtay miyiga Swedishka iyada oo qoyskeedu.
    Lisa found peace from electro-pollution by moving to an off-grid cottage in the Swedish countryside with her family.
  147. Daacuunka kharibay shacabka, ee xidhiidhka la leh abaartu waxay kaga tagtay gaajo.
    The plague ravaged the population and, in conjunction with famine, left them starving.
  148. Macaamiishu waxay ku tiirsan yihiin wixii lasoo dhoofiyo ama cashuurta kastamka ee dooragaga dalka soo galaya.
    Customers are liable for any import or customs duties on arrival of the rug in their country.
  149. Todobaad gudaheed dhul gariirku waxa uu dilaacin doonaa cufka adag ee macbudka dhanka hore ilaa hoos.
    Within a week that earthquake would tear the thick temple curtain from top to bottom.
  150. Marka la eego tirada geesida isku tuuray faraskiisa iyo xadiha ay u jiiteen gariirka baqdinta leh.
    With a yell of rage the victorious knight threw himself on his horse and rode away at a furious gallop.
  151. Waxa aanu heleynaa suber kulul, waxaa lagu daray solay, oo waxa ugu danbayn la tuuri doonaa shilinka si loogu qori tuuro cida dhamaynaysa waynka.
    We would have a hot supper, graced by the inevitable roast fowl, and finally flip a coin to see who would finish the wine.
  152. Markii ay ku noolaan kari waayeen magaalada, waxay ku noqdeen tuuladii oo uu ka jiray kaluun wanaagsan iyo xayawaanka duurka oo badan.
    Unable to sustain themselves in the city, they returned to the village where good fish and forest animals are abundant.
  153. Aad ugamay go'nayn inta ay dhul shisheeye tagaan inay ka dagaalamaan oo way ku naf waayeen.
    They weren’t too eager to go fight in a foreign land and lose their own lives.
  154. Haku waxa uu sii wadaa dagaalka fargalka iyada oo Savage uu eegeyo cida la socota si uu sumad u sameeyo.
    Haku continued the assault in the ring as Savage looked desperately for his partner to make a tag.
  155. Budha, waxaa kamid ah odhaahyadiisa ugu caansan, inaad heshoo meesha rasmiga ah ee ku xanuunaysaa waxay ku cadahay lifaaqa.
    Buddha, in one of his famous quotes, pointed out that the origin of suffering is precisely attachment.
  156. Xaqiiji go'aankaaga aad ku dhisagayno arjigaaga gelitaanka.
    Confirm your decision to attend through your admissions application.
  157. Si kasbaha na noqotee, waxa aad isticmaashaa xadiga buuxa ee lagu xaqiijin karo dhadhankeeda dhanaan ee lagu yimi.
    Either way, use the full amount to ensure its sour flavors come through.
  158. Qawska hadalka ayaa kaliya daruuri u ah wixii aan macno samaynaynin, sida xawaare dhimaha xadhiga jiidan!
    Quotation marks are seen simply as being an unnecessary nuisance, like a speed bump on a drag strip!
  159. Natiijada waxa uu ahaa wax adag: tangi, kiriimi, caqabad daran, oo leh laad la xidhiidha kiis keega.
    The results were terrific: tangy, creamy, intensely berried, with a hint of that kick we associate with cheesecake.
  160. Waxay doonayaan inay dib u habayn ku sameeyaan kiniiada balaadhan, ee leh xoriyad cajiib ah oo lagu cibaadaysto oo la xidhiidha banaanka.
    They sought to preserve a broad established church, with generous freedom of worship and association outside it.
  161. Weedhahan waxay u shaqayn doonaan biilashada soo socda ee iibka iyo macluumaakda xidhiidha ganacsiga hadii aan si gaar ah loo sheegin.
    These terms will even be valid for coming bills of sale and commercial contacts if they are not mentioned explicitly.
  162. Kaliya cid caqli badan ayaa ikhtiraaci karta shandada lagu xidho dhaxda!
    Only a genius could invent a suitcase with a whistle attached!
  163. Xidho suudh si aad u yarayso eexda dadka kale ay kaala kulmayaan adiga.
    Wear a suit to decrease the bias others will experience towards you.
  164. Waxa aan ku diirsadaa xusuus qorkayga laakiin waxa aad u hayaa sixaqiran waraaqaha kale.
    I cherish my diary but hold every other document in contempt.
  165. Yaa dheeraynaya, diinka iyo balan baalista?
    Who is faster, the turtle or the butterfly?
  166. Yaa iloobi kara tartankii buskudka oreo iyo is mariska lawska?
    Who can forget the oreo cookie and peanut butter challenge?
  167. Marka la eego in aanay abaartu waxba ka qaadaynin, Degmada Masvingo waxaa lagu yaqaanaa degmo loxda lagu hayo.
    Given its drought-prone nature, Masvingo province is known as cattle-keeping country.
  168. Shaybaadhka mukhaadaraadka ee kooxda waxaa caadiyan loo yaqaanaa gudida shaybaadhka mukhaadaraadka.
    Drug test screening groups are commonly referred to as a drug testing panel.
  169. Waxay ku xidhan tahay ugu yaraan xal kumeel gaadh ah si loo baajiyo yaraynta gunada.
    It demanded at least a temporary solution to avoid benefit reductions.
  170. Aabaha iyo yoohadu waxay wakhti, lacag iyo tamar badan geliyeen inay gabadhooda u dhigaan arooskii ay ku riyoon jirtay.
    The mother and father invest a lot of time, money and energy to give their darling daughter the wedding of her dreams.
  171. Solenne way ku qalashay, jidhkeedu sida sanamka ayuu adkaaday, intii ay jaran jarada usii korayday dhanka metro-ga.
    Solenne freezes in the threshold, her body stiff like a statue, as she stares toward the metro platform.
  172. Xaasaskan waxay noqon karaa kuwa ugu jacaylka, daacadnimada, adkaysiga iyo daryeelka shakhsi ahaaneed ee ugu xun.
    These wives can be the most loving, loyal, tender, and caring individuals.
  173. Teknooloojiyadan waxay noqotay xalal wax soo saar oo dhab ah, gaar ahaan warshadaha sida dhakhtarka ilkaha iyo alaabaadka macmiilka.
    These technologies are becoming true production solutions, especially for industries like dental and consumer products.
  174. Qodobka aan ka hadlayaa waxaa weeye in guryayntu ay yar tahay oo ayna ahayn amaan oo dhaqaalaha uu yahay casuumad oo gaajaduna sanadkii ay dhacdo.
    My point is that housing is scarce and insecure and the economy is a feast and famine annual cycle.
  175. Marka uu eego geerka oo uu indho indheeyo ankarku waxa uu sheegi karaa in doonidaadu amaan tahay.
    Put on your snorkel gear and visually examine the anchor to guarantee your boat is safe.
  176. Waxay u arkaa inay naga dhigeen cid aan lagu kalsoonaan karin, xaasid ah, la baabi'iyay oo xun.
    They feel like it makes us untrustworthy, selfish, spoiled, and rude.
  177. Baadhitaanka waxaa lagu ogaaday in raga waayeelka ah liisankooda aan la cusboonaysiin.
    The investigation revealed the elderly male has a suspended license.
  178. Qaybta fulinta dawladu ayay tahay inay baadho cadaymaha danbiga.
    The executive branch of government is supposed to investigate crime based on evidence.
  179. Sidoo kale, xaqiiji hadii agabka masaxaada la geliyo ay ku wanaagsan tahay, dhakhso loogu sameeyo oo sida loogu baahnaa u fulinaya hawsha.
    Also, affirm if the mole trap supplier will be swift, prompt and punctual in their activities.
  180. Dhamaan dumarka waxaa looga baahnaa inay maraan shaybaadhka uurka kahor inta aan la siinin dawada Gardasil 9.
    All female subjects will be required to take a urine pregnancy test before each Gardasil 9 dose.
  181. Madaxweyne Carter fikirkiisii badbaadada ciidan nasiib daro way guul daraysatay.
    President Carter’s military rescue option would sadly fail.
  182. Qiimo dhimista shaqaaluhu waxay ka dhigan tahay inay ku heli karto barasho shiilan oo wayn kala badh qiimaha kadib marka ay kasoo baxdo shaqada.
    The employee discount meant she could get super-size fries half price after working a six-hour shift.
  183. Midna muu tagin, qiran in laga badiyay, ama waxay sii wadeen inay isku qodaan daloolka.
    Either abandon the thread, admit defeat, or continue digging yourself into this hole.
  184. Ruuxa dhintay waxa uu ahaa qof aan la aamini karin oo wax qariya, oo waxaa ka go'aa badqabka qaraabadiisa.
    The deceased was of an amiable and affectionate disposition, devoted to the welfare of his relatives.
  185. Si taxadir leh u qiimee barafka, ka taxadir waxa adag iyo go'aanka adag gaadhista oo daruuriga ah.
    Careful snow evaluation, cautious route-finding, and conservative decision-making are essential.
  186. Xirfadaha dhaarectoreetka adag waxaa weeye qaab wanaagsan oo lagu xawaareeyo barashada kalmadaha, akhriska dhamasytiran, iyo sixitaanka higaada.
    Solid dictionary skills are a great way to speed vocabulary acquisition, reading comprehension, and spelling accuracy.
  187. Mudada dhan waxay ku eeg tahay caawa saqda dhexe (Saacada bariga!).
    The entry period ends tonight at midnight (Eastern time zone!).
  188. Mrs. Harold waxay keentay barnaamij himilo wayn oo xayaysiis iyo dhacdooyin.
    Mrs. Harold has outlined an ambitious program of promotion and events.
  189. Royal Rangers waxaa weeye barnaamij samays kimirmas oo loogu talo geley sheeqa ugu baahan wiilashada.
    Royal Rangers is a christian scouting program designed to minister to the needs of boys.
  190. Dadka reer Miami waxay ansixiyeen barnaamijka maalgelinta kor u qaadida gidaarasada daadadka, bamamka daadadka iyo bada.
    Miami residents passed a bond initiative to fund storm drain upgrades, flood pumps, and sea walls.
  191. Barnaamijka mustaqbalku waa inuu ku xisaabtamaa xadidaada da'da marka la eegayo musharaxaha u tartamaya.
    The programme in future should consider age limit when considering candidate to be trained.
  192. Sienna Sauca, aas aasaha 16 jirka ah, ayaa kormeeri doona barnaamijka.
    Sienna Sauce, a 16-year-old founder, will audit the program.
  193. Ku celi huudhiga shoolada, ka yaree dabka oo ka dhig meel dhaxe, kari barkimo waraabaha, basasha iyo toonka ilaa ay ka jilcayaan.
    Return the pan to the stove, lower the heat to medium, and cook the mushrooms, onions, and garlic until tender.
  194. Geet A waxaa uu ku yaalaa kooba waqooyi-galbeed ee adeegyada hore ee xarunta baska dabaal dega.
    Gate A in the northwest corner predominantly serves the festival bus station.
  195. Qaybta xigta waxay ku bilaabantaa u baaqa shaqada diyaarinta ee qaababka kaalmeeyayaasha.
    The next part starts by calling the setup function in the helpers module.
  196. Samaynta wax ka bedelka agabka shirkada kahor inta aan la bilaabin ku rakibida agabka.
    Performed firmware upgrade prior to starting hardware install.
  197. Waxaa eryay xarunta danba, oo waxay leeyahay cod wayn, dadaalkeeda mudad dheer ee caanimada iyo aduunku ayaa bilaabmay.
    Fired by a fierce ambition, blessed with an extraordinary voice, her long struggle for fame and fortune begins.
  198. Cananista, tufaaxa, stone fruit iyo pear qudhjujum ah ee bisil ee Jasiiradu waxa uu buuxinayaa afkaaga.
    Island-ripe pineapple, apple, stone fruit, and crisp pear fill the mouth.
  199. Waxa aanu eegnaa agabka lagu boodo ee u hogaansanka shuruucda amaanka.
    We inspected jumping equipment for compliance with safety regulations.
  200. Waxba may ahayn in inta lagu boodo dayuurada la qabto dalxiis dalka dibadiisa ama safar todobaad oo cajiiba ah oo magaalooyin ah.
    It was nothing to jump on a plane for an international adventure or a spontaneous weekend trip to a bucket-list city.

Why learn with Clozemaster?

The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.

Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.

Always in context

50+ languages

Varying difficulty levels

Fun ways to play

Multiple choice

Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.

Text input

Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.

Practice listening

Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.

Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.

—Pentti S., Google Play

Learn on the go.

Use your downtime to level up.

Get it on Google Play
QR Code

Get fluent even faster with
Clozemaster Pro

Unlimited play

While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.

Unlimited listening

Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.

Unlimited languages

Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.

Offline mode

Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.

Cloze-Reading

Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.

Customize to you

Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.

More Somali Collections You Can Play