Everyday Topics, Part 2 (from the SMOL dataset) in Somali
Play 1,154 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
1,154 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 1,154 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
Saaxibkaaga wuxuu u baahan yahay in uu arko dhakhtar.Your friend needs to consult a doctor.
-
Tani waxay ka dhigeysaa saaxiibo ku habboon dadka cidlada ah ama u baahan taageero shucuureed.This makes them ideal companions for people who are lonely or who need emotional support.
-
Waxaas oo dhami waxay bilaabmeen habeen, markii koox saaxiibo ah isugu imaadeen xaflad.It all began one night, when a group of friends were gathered together for a party.
-
Waa suurtogal in astamaaheeda ay leeyihiin sababo aan kor laga ogaan karin gebi ahaanba.It's possible her symptoms have a different underlying cause altogether.
-
Waxaa jira sababo badan oo ay muhiim u tahay in aan wax lagu xukumin muuqaalkooda.There are many reasons why it is important not to judge things by their appearance.
-
Caruurta waxay isticmaalo bombalo si ay ugu falceliyaan shekada oo ay taaba galiyaan shaqo kala duwan waxayna bartaan wax ku sabsan aduunka.Children can use dolls to act out stories, explore different roles, and learn about the world around them.
-
Marwo Smith waxay bilowday inay iskeen barto iyadoo noo sheegaysa wax ku sabsan sharciga fasalka.Ms. Smith began by introducing herself and telling us about the rules of the classroom.
-
Saddex dumar ah ayaa miis soo fadhiistay, iyaga oo ka sheekaynaya bisadaha.Three women are sitting at a table, talking about their cats.
-
Il kasta waxay ka kooban tahay saddex lakab: sclera, choroid, iyo retina.Each eye is made up of three layers: the sclera, the choroid, and the retina.
-
Saddex, waxay abuuri kartaa khilaaf iyo kala qaybsanaan aan loo baahnayn.Third, it can create unnecessary conflict and division.
-
Waxaa laga yaabaa in ay ku weydiyaan su'aallo qotodheer oo ku saabsan astmaahaaga, taariikhdaada caafimaad iyo taariikhdaada safar iyo qaab-nololeedka.They will likely ask you detailed questions about your symptoms, medical history, travel history, and lifestyle.
-
Waxaa la ogaaday markii aan jiray 10 sano oo keliya, waxayna ahayd safar dheer oo nolosha ah.I was diagnosed when I was just 10 years old, and it has been a lifelong journey.
-
Adeeggeena gabi ahaanba waa bilaash in la isticmaalo, waana sahlan tahay in la bilaabo.Our service is completely free to use, and it's easy to get started.
-
Laakiin ugu yaraan waxaad ogaan doontaa inaad samaysay intii karaankaaga ah oo aadan khiyaanayn.But at least you'll know that you did your best and you didn't cheat.
-
Waxay sidoo kale sameeyeen bog Facebook ah si ay gacan uga geystaan faafinta ereyga ku saabsan waayitaankeeda.They have also set up a Facebook page to help spread the word about her disappearance.
-
Waxaad ka helaysaa wax cusub oo gacanta lagu sameyay.You can find everything from fresh produce to handmade crafts.
-
Sannadkii 1960-kii, Koonfurta Cameroons waxay ka madax banaanaatay Ingiriiska, waxayna ku biirtay French Cameroon si ay u dhisto Jamhuuriyadda Federaalka ee Cameroon.In 1960, Southern Cameroons became independent from Britain, and it merged with French Cameroon to form the Federal Republic of Cameroon.
-
Sannadkii 1937-kii, waxay u kacday duullimaad caalami ah oo ay weheliso navigate Fred Noonan.In 1937, she set out on an around-the-world flight with navigator Fred Noonan.
-
Xorriyadda saxaafadda waa xuquuq qaali ah.Freedom of the press is a precious right.
-
Qarniyo badan, saynisku wuxuu u horumaray edbin aad u adag, iyadoo la sameeyay habka sayniska, kaas oo xoogga saaraya caddaynta, tijaabinta mala-awaalka, iyo dib-u-celinta.Over the centuries, science has developed into a more rigorous discipline, with the development of the scientific method, which emphasizes evidence, hypothesis testing, and repeatability.
-
Aad ayay u xun tahay inaan waxba cuni karin ama seexan karin.It's so bad that I can't eat or sleep.
-
Inta badan iyada oo gaajaysan ayay seexan jirtay, mar walbana waxay ka walwalsanaan jirtay mustaqbalkeeda.She often went to bed hungry, and she was always worried about her future.
-
Waan ogahay waxaad sameysay shalay.I know what you did yesterday.
-
Isticmaalka shandarwo, khaasatan marka la buufiyo, aad ayay muhiim u tahay.Using mosquito nets, especially ones treated with insecticide, is really important.
-
In uu shandarwo ku wareejiyo sariirtiisa ayaa sidookale caawin karta.Mosquito netting around his bed would also be helpful.
-
Waxaan ku faanaa shaqadeena waxaana ku dadaalnaa inaan si wanaagsan u qabano.We take pride in our work and do our best to do it well.
-
Inaad isku sheegto jirrooyinka dadka iyo xayawaannada kala qaadaan ayaa khaas ahaan kuwo daran maaddaama ay qaarkood ay halis noqon karaan haddaanan la daaweynin.Self-diagnosing zoonotic diseases is particularly dangerous as some can be serious if left untreated.
-
Laakiin marka ay dibadda u soo baxdo, sheekadu waxay yeelanaysaa cod cusub.But once she steps outside, the story takes on a whole new tone.
-
Jilitaanku waa wanaagsan yahay, sheekadu waa mid xiiso leh, shineemada waa qurux badan tahay.The acting is good, the story is interesting, and the cinematography is beautiful.
-
Ciwaanka sheekadu waa "Ciyaarta Kubadda Kolayga".The title of the story is "The Basketball Game".
-
Matxafka waxa uu ahaa meel qaali ah oo lagu kaydiyo taariikhda, agabka iyo sheekooyinka.The museum was a treasure trove of history, artifacts, and stories.
-
Waxay u sheegtay kaftanka iyo sheekooyinka, waxayna xitaa sameysay qaar ka mid ah tabaha sixirka.She told jokes and stories, and she even did some magic tricks.
-
Shil baabuur ayuu galay, wuuna miyir daboolmay.He had been in a car accident, and he was unconscious.
-
Waa kuwan dhowr arrimood oo dhib ku keeni kara baabuur shil yar galay.These are just a few of the issues that can plague a car that has been in a minor accident.
-
Waxyaabaha laga qaado waxaa ka mid ah qabashada shimbiro jirrada qaba ama qaadashada bus xayawaannadaa ka timid.Risk factors include handling infected birds or inhaling dust from their droppings.
-
Robin yar oo geesi ah oo kaynta dhex duulaya ayaa waxa uu arkay koox shimbiro ah oo geed weyn ku soo uruuray.A brave little robin was flying through the forest when he saw a group of birds gathered around a large tree.
-
Markaad kireysaneyso gaari, waxaa muhiim ah in la isbarbar dhigo qiimaha shirkadaha kala duwan iyo inaad si taxaddar leh u akhrido daabacaadda ganaaxa heshiiska kirada.When renting a car, it is important to compare prices from different companies and to read the fine print of the rental agreement carefully.
-
"Hagaag, mid waan iibsan doonaa," ayuu ninkii yiri "Laakiin waa inaad i siisaa ubax aad ku beddesho.""Well, I'll buy one," the man said "But you have to give me a rose in exchange."
-
Waxa ay sugeen ilaa laga soo gaarayay xaflada dhamaadkeeda, ka dibna waxa ay jareen doolshadii oo ay siiyeen qof kasta.They waited until the after-party, and then they cut the cake and served it to everyone.
-
Cameroon waxay la kulantay dhowr caqabado siyaasadeed iyo dhaqaale sannadihii la soo dhaafay.Cameroon has experienced a number of political and economic challenges in recent years.
-
Waa inaan si joogto ah ula socdaa heerarka sonkorta dhiigga oo aan hagaajiyo qiyaasahayga insulin sida loo baahdo.I have to constantly monitor my blood sugar levels and make adjustments to my insulin doses as needed.
-
Xitaa wuxuu bilaabay mareeg ku saabsan tattoo-giisa, halkaas oo uu soo dhigi doono sawirro kana jawaabi doono su'aalaha akhristayaashiisa.He even started a blog about his tattoo, where he would post pictures and answer questions from his readers.
-
Waxay isweydiin doonaan dhammaan noocyada su'aalaha, sida 'Maxay ka dhigan tahay? ' Ama 'Muxuu taas u sameeyey? '"They'll be asking themselves all sorts of questions, like 'What does it mean?' or 'Why did he do that?'"
-
Waxay weydiiyeen dhammaan noocyada su'aalaha, wuuna jeclaa daqiiqad kasta oo ka mid ah.They asked him all sorts of questions, and he loved every minute of it.
-
Sidookale, xirashada sheey gacmo dhaadheer iyo surwaal, siba inta u dhaxeysa fiidkii ilaa aroortii marka ay kaneecada aad u kacsan tahay ayaa ku caawin karaAlso, wearing long sleeves and pants, particularly during dawn and dusk when mosquitoes are most active, can help.
-
Dad badan oo ku nool Gambia waxay xirtaan dhar dhaqameed, sida dharka dhaadheer ama goonooyinka haweenka iyo surwaal dheer ama shaarar ragga.Many people in The Gambia wear traditional clothing, such as long dresses or skirts for women and long pants or shirts for men.
-
Waxaan soo qaadan karnaa bacahayada dib loo isticmaali karo marka aan dukaameyno, waxaana dib u warshadeyn karnaa bacaha mar kasta oo ay suurtagal tahay.We can bring our own reusable bags when we go shopping, and we can recycle plastic bags whenever possible.
-
Waxaad isticmaali kartaa labo-maroojiyeyaal si aad shilinta u qabato sida ugu dhow maqaarka ee suurtogalka ah oo aad si toos ah u soo saarto.You can use a pair of tweezers to grasp the tick as close to the skin as possible and pull it straight out.
-
Dhakhtarku waxa uu ii sheegay in ay iskeed iska tagi doonto, laakiin waxa ay qaadataa dhawr toddobaad in ay gebi ahaanba meesha ka baxdo.The doctor told me that it would go away on its own, but it took a few weeks for it to completely disappear.
-
Aakhirkii waxay u dhimatay qiyaas xad dhaaf ah oo morphine ah, iyadoo ka tagtay bisadaheedii.She eventually died of a morphine overdose, leaving her kittens behind.
-
Waa dadka ugu habboon ee kaa caawin kara in ay ogaadaan waxa ku haya, kugu la talin kara na tallaabada xigta ee aad qaadi kartoThey are the best resource to help you figure out what's going on and recommend the right course of action.
-
Ghana waa guriga tiro badan ee dhaqan xafladeeda sida xaflada Odwira taso lagu qabtay gobolka Ashanti.Ghana is also home to a number of traditional festivals, such as the Odwira festival, which is held in the Ashanti region.
-
Waxaa sidookale laga yaabaa in ay soo jeediyaan in la qaado tijaabooyin sida shaqeynta dhiigga si meesha looga saaro waxyaabaha kale ee keeni karaThey might also recommend some tests, like blood work, to rule out other potential causes.
-
Ka dareen qorraxda maqaarkaaga neecawdana timahaaga.Feel the sun on your skin and the breeze in your hair.
-
Waxaan ku dhiirigelinayaa qof walba inuu tixgeliyo dhiig shubida haddii ay u qalmaan.I encourage everyone to consider donating blood if they are eligible.
-
Camaara waxa uu dhawrkii todobaad ee soo socday wax ka baranayay tuugsadaha.Amara spent the next few weeks learning from the beggar.
-
Laakin ugu dambayntii, waxa aan bilaabay in aan seego xawaaraha nolosha ee tuulada.But eventually, I started to miss the slower pace of life in the village.
-
Waa ninka ugu da'da weyn tuulada, kan ugu yar, Manolin, ma rabo inuu la kalluumeysto, sababtoo ah odayga nasiib malahan.He is the oldest man in the village, and the youngest, Manolin, no longer wants to fish with him because the old man is unlucky.
-
Wuxuu ka dalbaday laaluush Krishnan, markii Krishnan uu diidayna inuu bixiyo, Ramasamy wuxuu ku tuuray xabsi.He demanded a bribe from Krishnan, and when Krishnan refused to pay, Ramasamy threw him in jail.
-
Waxa aan geeyey geeskii oo aan ku tuuray qashinka.I took it to the curb and put it out for the trash.
-
Waxaan isku dayay inaan iska tuuro, laakiin wuu iga diidaday.I tried to uninstall it, but it wouldn't let me.
-
Marka bacaha la tuuro, waxay qaadan kartaa boqolaal sano inay baa'bado.Once plastic bags are discarded, they can take hundreds of years to decompose.
-
Meesha haka saaro wixi biyo ee fadhiya gurigiisa halkaa oo ah meesha kaneecada ka dhalato (sida weelasha ubaxa, baaldiyaasha iyo taayirrada la tuuray).Eliminate standing water around his home where mosquitoes breed (e.g., flower pots, buckets, discarded tires).
-
Ubaxyada waxay soo saaraan iniin, kuwaas oo ay kala firdhiso dabaysha, biyaha, ama xayawaanka.The flowers produce seeds, which are dispersed by wind, water, or animals.
-
Ubaxyada waa kuwo qaali ah laakin waxbo iga ma galin.The flowers were expensive, but I didn't care.
-
Adduunka oo dhan, ciyaartoydu waxay ku tartamayeen ciyaarahooda, dhammaantood waxay lahaayeen isku ujeeddo: inay guulaystaan.All over the world, athletes were competing in their respective sports, all with the same goal in mind: to win.
-
Mid ka mid ah bandhigyada ugu xiisaha badan ayaa ahaa ururinta alaabtii hore.One of the most interesting exhibits was the collection of old toys.
-
Waxaa jira wax ku saabsan aragga tamashlaha uumiga oo ku qulqulaya hareeraha waddooyinka kaas oo dib igu soo celinaya wakhtiga.There's something about the sight of a steam locomotive chuffing along the tracks that just takes me back in time.
-
Tareennada uumiga waa qurux badan yihiin.Steam trains are beautiful.
-
Way rumaysan kari waayeen in shimbirkaan yar uu yeelan karo awood intaas le'eg.They couldn't believe that such a small bird could have so much strength.
-
Dib u dhigista daryeel caafimaad ayaa horseed karta aragga oo si joogto ah loo waayo iyo dhibaatooyin kale oo daran.Delaying proper medical care can lead to permanent vision loss and other serious complications.
-
Marka iftiin la waayo, waxba ma arki karno.When there is no light, we can't see anything.
-
Wac xafiiska haddii madax-xanuunkaagu si weyn isu baddelo, noqdo mid soo noqnoqda, ama haddii aad isku aragto calaamado cusub sida isbeddelka aragga ama daciifnimo.Call the office if your headaches change significantly, become more frequent, or if you experience new symptoms like vision changes or weakness.
-
Fadlan wac maanta oo u sheeg inaad ka xuntahay.Please call her today and tell her you’re sorry.
-
Wuxuu wacay kariyihii macmacaanka oo u sheegay fikradiisa.He called the pastry chef and told her his idea.
-
Waxaan wacay DMV waxaana ballan ka qabsadey usbuuca soo socda.I called the DMV and made an appointment for the following week.
-
Wadanka wuxuu qani ku yahay dhaqan iyo dareen shaqsiyad wadaninimo.The country has a rich culture and a strong sense of national identity.
-
Tani waxay cadadis sareysa qayrad wadanka waxan ka mid ah sahayda cuntada, sahayda biyaha iyo kabayasha dhaqalaha.This will put a strain on the country's resources, including its food supply, water supply, and infrastructure.
-
Waan ku farxay markaan maqlay inaanan qabin cudurka Lyme, laakiin weli waxaan ka yara walaacsanahay finanka.I was relieved to hear that I didn't have Lyme disease, but I was still a little bit concerned about the rash.
-
"Laakiin waxaan ka walaacsanahay inay dhici doonto oo ay qof dhaawacayso!" gorgor baa ku qayliyey."But we're worried that it's going to fall and hurt someone!" cried an eagle.
-
Aad ayaan uga walaacsanahay.I'm so stressed out about it.
-
“Waxaan ka walaacsanahay caafimaadka shaqaalaha shirkadan,” ayuu yiri Dr. Raymond Neal-Kennedy, afhayeenka SMA."We were concerned about the health of the employees at this firm," said Dr. Raymond Neal-Kennedy, a spokesman for the SMA.
-
"Waa wax lagu farxo in sidaa tahay," Dr. Adewale oo madaxa ruxaya, isagoo wax wax qoraya. "Miisaankaagu ka warran? Ma jiraan wax isbeddel ah?""That's good to hear," Dr. Adewale nods, jotting something down. "And your weight? Any changes there?"
-
Ma haysan wax fikrad ah sida dunida dhabta ah u shaqeeyo, waxaadna u maleyneysaa in wax walba in lagu soo gudbiyo saxan lacag ah.You have no idea how the real world works, and you think that everything should be handed to you on a silver platter.
-
Kuma qanacsanan doon tiid waxad haysatid, waxaadna ahaaan mid mar walbo wax raadiyo."You will never be satisfied with what you have, and you will always be searching for more."
-
Markaad banaanka ku ciyaareyso, jimicsi ayaad heleysaa waxaadna la kulmaysaa dad cusub.When you play outside, you get exercise and you meet new people.
-
Marwada Bisada waxa aad ayay uga xumaatay luminta bisadaheeda, laakiin way awoodi wayday inay joojiso balwadda.The Kitten Lady was devastated by the loss of her kittens, but she was unable to stop her addiction.
-
Waxa aad tan samayn kartaa adiga oo waydiiso talooyinka asxaabta ama qoyska, ama samaynta cilmi-baadhis online ah.You can do this by asking for recommendations from friends or family, or by doing some online research.
-
Weligood dagaal iyo ismaandhaaf midna ma yeelan.They never have any fights or disagreements.
-
Laakiin waxba weligood uma diyaarin tan.But nothing had ever prepared him for this.
-
Waxaan kuu weydiinayaa inaad raalin ka bixiso sababtoo ah waa wax sax ah in la sameeyo.I’m asking you to apologize because it’s the right thing to do.
-
Fadlan ha ka gabanin inaad na weydiiso wixii su'aallo ah oo aad qabtid. Waxaan halkan u joognaa inaan ku taageerno.Please don't hesitate to ask us any questions you have. We're here to support you.
-
Hubso inaad weydiiso wixii khidmad dheeri ah, sida khidmadaha shidaalka, caymiska, ama khidmadaha jidka.Be sure to ask about any additional fees, such as fuel charges, insurance, or tolls.
-
Laakin xagee ka imaadeen xanuunadan?But where did these illnesses come from?
-
Mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee aan ku bartay dugsiga sare wuxuu ahaa sida loo fikiro si xal ah loona xalliyo dhibaatooyinka.One of the most important things I learned in high school was how to think critically and solve problems.
-
Markale u xaqiiji in baaritaan uu yahay tallaabada ugu fiican ee ay qaadi karto, iyadoo la eegeyn waxa sababay.Reassure her that getting checked out is the best course of action, regardless of the cause.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, wiil yar oo lagu magacaabo Thomas ayaa yimid xeebta.One day, a young boy named Thomas came to the beach.
-
Markii uu soo gaaray xeebta, kaliya madaxa iyo dabada malayga ayaa soo haray.By the time he reaches shore, only the head and the tail of the marlin are left.
-
Waa argagax ku dhuunta hooska, oo sugaysa inay ku dhacdo xilliga ugu lama filaanka ah.It is a terror that lurks in the shadows, waiting to pounce at the most unexpected moment.
-
Wuxuu xiray indhihiisa oo dhadhamiyay wakhtigaas, isagoo ku raaxeysanaya dareenka qanacsanaanta ee ka yimid cunista wax aad u macaan.He closed his eyes and savored the moment, enjoying the feeling of contentment that came from eating something so delicious.
-
Aan diidno, jabino oo isku xirno xoogaga rabo inay masiirkeena ka taliyaan oo qalloociyaan.Let us reject, break and bind the forces that seek to control and pervert our destiny.
-
“Dhismuhu ma ahayn mid sharci ah shaqaaluhuna waxay la kulmeen kiimikooyin khatar ah. Ma aanan haysan wax kale oo aan ahayn inaan xirno shirkadda.”"The building was not up to code and the employees were being exposed to dangerous chemicals. We had no choice but to shut the firm down."
-
Sharaxa Mary wa mida dar daran leh fank xoogan waxayna si wadan inay dhiro galiyaan dadka manta.Mary's paintings are a testament to the power of art, and they continue to inspire people to this day.
-
Einstein wuxuu ahaa nabaddoon iyo u doodee xoogan oo ah caddaaladda bulshada.Einstein was a pacifist and a strong advocate for social justice.
-
Zambia waxay xubin ka tahay Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, iyo Ururka Horumarinta Koonfurta Afrika (SADC).Zambia is a member of the United Nations, the African Union, and the Southern African Development Community (SADC).
-
Hichilema wa xubin ka tirsan Xisbiga Midowga Horumarinta Qaranka (UPND).Hichilema is a member of the United Party for National Development (UPND).
-
Qalabka taageerada sidoo kale waa mid aad u fiican, iyadoo Channing Tatum, Laura Ramsey, iyo Vinnie Jones dhammaantood ay bixinayaan bandhig xusuus ah.The supporting cast is also excellent, with Channing Tatum, Laura Ramsey, and Vinnie Jones all giving memorable performances.
-
Waxaan la yaabay yaa ku ciyaarayay gaarigan sannadahaas oo dhan.I wondered who had played with this car all those years ago.
-
Waxaad ka heleysaa hilibka karsan cuntada bada oo cusub iyo wax yaalo macaan oo dhaqmeed.You'll find everything from grilled meats to fresh seafood to traditional desserts.
-
Einstein waxa aad loogu yaqaanaa dhaqanka caanka ah ee qaacidada u dhiganta tamarta-weyn E = mc2 (kaas oo lagu naanayso “isla'egta ugu caansan adduunka”).Einstein is best known in popular culture for his mass–energy equivalence formula E = mc2 (which has been dubbed "the world's most famous equation").
-
Gobolka waxaa markii dambe gumeystay Jarmalka 1880-yadii, wuxuuna noqday gumeysi Jarmal ah oo loo yaqaanay Kamerun.The region was later colonized by Germany in the 1880s, and it became a German colony known as Kamerun.
-
Halkaas waxaa ku noolaa dhawr boqol oo qof, qof walbana wuu yaqaanay dadka kale.There were only a few hundred people living there, and everyone knew everyone else.
-
Markii aan yaraa, waxaan ku qaadan jiray saacado inaan akhriyo joornaalada.When I was a kid, I would spend hours poring over magazines.
-
Gabdhi yareed way yaabtay wayna aqbashay.The little girl was surprised, but she agreed.
-
Yareynta biyaha fariista goobaaha la degan yahay ayaa hoos u dhigi kara in kaneecada taranto.Minimizing standing water around accommodations can reduce breeding grounds for mosquitoes.
-
Waxay aadi karaan socod, booqdaan asxaabta iyo qoyska, ama ciyaaraan ciyaaro.They may go for a walk, visit friends and family, or play games.
-
PC-ga waxaa markii ugu horreysay la soo saaray 1970-yadii, wuxuuna si dhakhso leh u noqday aalad caan ku ah adeegsiga gaarka ah iyo ganacsi labadaba.The PC was first introduced in the 1970s, and it quickly became a popular tool for both personal and business use.
-
Maroodiga ayaa sidoo kale ah xayawaan aad u caqli badan, waxaana lagu yaqaanay isticmaalka aaladaha.Elephants are also very intelligent animals and have been known to use tools.
-
Si aad u raadiso awoowayaashaa, waxaad isticmaali kartaa aaladda raadinta magaca qoyska.To search for your ancestors, you can use our surname search tool.
-
Haddii aad qabtid wax su'aalo ah oo ku saabsan kaydkeena ama aaladda raadinta magaca qoyska, fadlan ha ka waaban inaad nala soo xiriiro.If you have any questions about our archive or our surname search tool, please do not hesitate to contact us.
-
Klaus ayaa soo galay aaladda, ninkiina albaabka ka dambeeyay ayuu soo xiray.Klaus stepped into the device and the man closed the door behind him.
-
“Maya, way fahmi doonaan,” ayuu yiri Tom. “I aamin.”"Nah, they'll get it," said Tom. "Trust me."
-
Marka dadku ogaadaan inaan nahay daacad iyo aamin, waxay u badan tahay inay noo furaan oo ay nala wadaagaan fikradahooda iyo dareenkooda.When people know that we're honest and trustworthy, they're more likely to open up to us and share their thoughts and feelings.
-
Isla markii aad mooddo in masku soo qaban doono, ayaa adeerkay turunturooday oo dhacay.Just when it seemed like the snake was going to catch him, my uncle tripped and fell.
-
Adigo racayo tilaboyinkan waxad ku cawin karta inaad dheereyso jirtanka sagxada kana dhig mid fican waqti badan oo so socdo.By following these tips, you can help to extend the life of your cork flooring and keep it looking its best for years to come.
-
Dagaalka wuxuu ahaa mid cabsi ah, degdegna waa la igaga adkaaday.The fighting was fierce, and I was quickly overwhelmed.
-
Intaas marka laga so tago caqabadah ay wajahday, Burkin Faso waa wadan tariiq dheer leh oo adkeysi leh iyo hor usocod.Despite the challenges it faces, Burkina Faso has a long history of resilience and progress.
-
Xaqiiqda roobka aashitada waa kelmad afar xaraf ka kooban: ouch.The reality of acid rain is a four-letter word: ouch.
-
Santiago, oo ah kalluumayste hore oo Kuubaan ah, ayaa siddeetan iyo afar maalmood qaban wax kalluun ah.Santiago, an old Cuban fisherman, has gone eighty-four days without catching a fish.
-
Kibistii ayaa si fiican u noqday bunni waxayna lahaayeen caraf udgoon oo afkiisa biyo ka dhigay.The loaves were perfectly browned and had a delicious aroma that made his mouth water.
-
Waa inuu ahaado dhul midnimo iyo horumar.It is to be a land of unity and progress.
-
Waa inuu ahaado dhul qof kastaa uu fursad u haysto inuu guulaysto, iyada oo aan loo eegin asalkooda iyo daruufahooda.It is to be a land where everyone has a chance to succeed, regardless of their background or circumstances.
-
Waxaan doonayey in aan xor u ahaado in aan riyooyinkayga raadsado, in aan barto oo aan koro, oo aan isbeddel ku sameeyo adduunka.I wanted to be free to pursue my own dreams, to learn and grow, and to make a difference in the world.
-
Waa inuu ku raaxeysanayay muuqaalka sida ugu badan ee aan aheyn.He must have been enjoying the view as much as we were.
-
Dayactirayasha madax banan ee baabuurta marar wa kuwo ana qaali aheyn marka loo firo kuwa baabuurta kala gado ama ibsada laakin waxay lahayn heer qibradeed.Independent repair shops are often less expensive than dealerships, but they may not have the same level of expertise.
-
Mid ka mid ah alaabta ay ishayda qabatay waxa ka mid ahaa baabuur yar oo alwaax ah.One of the toys that caught my eye was a small wooden car.
-
Waxay caadi ahaan ku jirtaa fuusto alwaax ah, taas oo siinaysa sifo dhadhan.It's typically aged in wooden barrels, which gives it its characteristic flavor.
-
"Anigana waan ku jeclahay," ayaan ku iri."I love you too," I said.
-
Waan ka xumahay," ayay tiri. "Ma aqbali karno faylkaan shaqada. Ma ahan mid "heerkena garsiisan"."I'm sorry," she said. "We can't accept this portfolio. It's not up to our standards."
-
Waxa ugu muhiimsan iminkan waa in aad dhakhtar aragtaa si aad u ogaato waxa ku haya, aadna u hesho daaweyn sax ah.The most important thing right now is for you to see a doctor to figure out what's going on and get the right treatment.
-
Waxaan aaminsanahay in xirfadaha iyo aqoonta aan ku helay dugsiga sare ay iga caawiyeen inaan noqdo arday kulliyadda guuleysta iyo xirfadle.I believe that the skills and knowledge I gained in high school have helped me to become a successful college student and a professional.
-
Ambedkar wuxu ah arday taaf ah kaas oo helay borofesanimo oo ka yimid kana qatay mareykanka.Ambedkar was a brilliant student and went on to earn a doctorate in law from Columbia University in the United States.
-
Hal khuraafaad caan ah oo ku saabsan asalka jirrada ayaa ah in uu ka dhashay habaar ka yimid ilaahyada.One popular myth about the origin of sickness is that it was caused by a curse from the gods.
-
Dabcan, khuraafaadka inkaarka ilaahyada waa uun mid ka mid ah sheekooyin badan oo ku saabsan asalka cudurka.Of course, the myth of the gods' curse is just one of many stories about the origin of sickness.
-
Astaamahiisa (cuncun aadka ah, arag la'aan) waa halis, waxayna u baahan yihiin in loo tago dhakhtar rasmi ah.His symptoms (severe itching, blindness) are serious and warrant immediate medical attention from a qualified doctor.
-
Waa astaanta tagtadaadii, waana wakhtigii aad horay uga sii socon lahayd.It’s a symbol of your past, and it’s time to move on.
-
Laakiin aniga uma socdo inan dadka dawlada u qabilsan qabka sharciyada inan usheego qofka awood inu gado iyo qof an awoodin inusan gadi karin qamriga.But I'm also not going to let some government bureaucrat tell me who I can and can't sell liquor to.
-
Tani waxay gacan ka geysatay in la gaaro dadka u baahan kuwaas oo aan haddii kale awoodin inay helaan ilaha ururka.This helped to reach people in need who would not have otherwise been able to access the organization's resources.
-
Waxaan sidoo kale ku feegaari karnaa qibradeena iyo fahankena ayadoo fikir u bahnayn si loo gaaro go'aan xaalad isku dhex qasan.We can also draw on our experience and intuition to make decisions in complex situations.
-
Sanadkii 1972-kii, nidaamka federaalka waa la baabi'iyay Cameroon ne waxay noqday dowlad mideysan.In 1972, the federal system was abolished and Cameroon became a unitary state.
-
Caadiyan bararka ba'an waxaa lagu daaweeyaa xanuun baabi'iyayaal, sida ibuprofen ama acetaminophen.Acute inflammation is usually treated with pain relievers, such as ibuprofen or acetaminophen.
-
Maaddaama baahida loo qabo adeegyada qurxinta ragga ay sii kordheyso, is qurxinta waxay bilaabayaan inay si gaar ah u daboolaan baahiyaha ragga.As the demand for male beauty services grows, spas are starting to cater more specifically to men's needs.
-
Laakin Rajiv wuu baahnaa mana dhagysan geedkii.But Rajiv was hungry, and he didn't listen to the tree.
-
Uma baahnid in hal ciddi ay ka gaabato kuwa kale.You don't want one nail to be shorter than the others.
-
“Taasi waa caadi. Uma baahnid inaad isla markiiba diyaar u noqoto. Kaliya wakhtigaaga qaado oo bogsoo.”"That's okay. You don't have to be ready right away. Just take your time and heal."
-
Waxay ku yaalliin dhinaca hore ee madaxa waxaana ilaaliya baararka indhaha.They are located in the front of the head and are protected by the eyelids.
-
Maalmahooda waxay ku qaataan qoob ka ciyaarka baararka, habeenadoodiina saacado badan ayay sheekaysanayeen.They spend their days dancing at the bars and their nights talking for hours on end.
-
Laakiin maxaa dhacaya marka aad soo qaadato baaskiil qol yar?But what happens when you bring a bike into a small room?
-
Waxaan bari baaskiil ku haystay qol yar.I once had a bike in a small room.
-
Waxay heshay dhawr qasac oo cunto ah waxayna ku ridday bac.She finds a few cans of food and puts them in a bag.
-
Waa ficil yaroo naxariis ah taas oo gacan ka geysan kara badbaadinta nolosha.It's a simple act of kindness that can help save lives.
-
Waxaa loo isticmaali karaa in lagu muujiyo murugada, ama xanaaq badn, iyo daremaha kale kala duwan.It can be used to process grief, anger, and other difficult emotions.
-
Ubaxyada ugu badan ee quruxda badn kuwaaso waligood la arkin wana ogahay waxay iga dhigayaan mid faraxsan.They were the most beautiful flowers I had ever seen, and I knew they would make her happy.
-
Markii ay soo dul istaagtay masraxa, ayaa waxaa tumay heesta calanka, waxayna u gacan haadisay dadkii farxadda badnaa.As she stood on the podium, her national anthem played, and she waved to the cheering crowd.
-
Markii hore, waxa i camiray sawaxankii, sawaxankii, isu socodkii iyo dadkii badnaa.At first, I was overwhelmed by the noise, the traffic, and the crowds.
-
Taariikhda Suudaan waa mid dheer oo balaaran.Sudan's history is long and complex.
-
Waxaa loo isticmaali karaa in lagu muujiyo shucuurta, ka sheekaynta sheekooyinka, iyo sahminta fikradaha balaaran.It can be used to express emotions, tell stories, and explore complex ideas.
-
Taariikhda Itoobiya waa mid dheer oo balaaran, lehna dhaqan qani ah oo kala duwan.The history of Ethiopia is long and complex, with a rich and varied culture.
-
Tariiqda burkisa faso waa mid dheer oo balaran laakin dhacdooyinka ugu muhimsan ee tariiqada wadanka afgambigi 1983 ee uu sameyay Thomas Sankara ee awoodo.The history of Burkina Faso is long and complex, but one of the most important events in the country's history was the 1983 coup d'état that brought Thomas Sankara to power.
-
Ghana waa wadan qani oo dhaqan balaran leh iyo dhaqankooda cadad u ah wa kuwa weyn.Ghana is a country with a rich and diverse culture, and its traditional customs are a major part of that.
-
Musiga dadka heesaha tuumo dhaq dhaqaqooda waa mid balaran laakin mar mar waxa lagu gartaa dabciga tijaabadooda waxayna muujada saartaa ruuxiyada iyo is badalka bulshada.The music of the hippie movement was diverse, but it was often characterized by its experimental nature and its focus on spirituality and social change.
-
Cilmi baaristayda waxa lagu daabacay joornaalada hormuudka u ah cilmiga afafka, waxaanan shaqadeyda ku soo bandhigay shirarka aduunka.My research has been published in leading journals in the field of linguistics, and I have presented my work at conferences around the world.
-
Neef qoto dheer ayay qaadanaysaa oo waxay ka soo baxaysaa masraxa, iyadoo diyaar u ah inay wax soo bandhigto.She takes a deep breath and walks out on stage, ready to perform.
-
Waxaa kale oo aan kaarka mahadnaqa ka guddoonnay bangiga dhiigga.We also received a thank-you card from the blood bank.
-
Waxay ku hoyatay god, waxayna ku nooleed cunista barafka iyo cabista biyaha isha ka socday.She spent the night in a cave, and she survived by eating snow and drinking from a stream.
-
Ciyaartoyda waa inay awoodaan inay barafka ku ciyaaraan, toogtaan, dhaafaan, oo ay ku dhejiyaan si heer sare ah.Players must be able to skate, shoot, pass, and stickhandle at a high level.
-
Waxaad soo dhigtay baraha bulshada sawirkaaga adigoo xiran calalkaas cagaaran.You posted a picture of yourself wearing that green rag on social media.
-
Aan wax ka baranno oo aan ka korno.Let us learn from it and grow from it.
-
Waxaa nala siiyay fursad aan wax kaga baranno khaladaadkeena oo aan ku sii xoogeysanno.We are given the opportunity to learn from our mistakes and to grow stronger.
-
Bilaha soo socda, waxa la igu sharfi doonaa in aan abaalmarin ku helo shaqadayda dhinaca barashada luuqadda Faransiiska.In the upcoming months, I will be honored to receive an award for my work in the field of French language studies.
-
Cusbital wuxu cafimaad iyo tababar cafimaad daryeel ee heer saro, waxay sameyeen baritaan ay ku hormarinaysaa qimeynta daryeel.Hospitals also provide education and training for healthcare professionals, and they conduct research to improve the quality of care.
-
AI waxa horey logu isticmaalay qabab badan oo dhisid ablikeeshino laga so bilaabo gaariga is wadi karo ila baritaan cafimaad.AI is already being used in a wide range of applications, from self-driving cars to medical diagnosis.
-
Maalinta shaqada waxay caadi ahaan bilaabataa 8da subaxnimo waxayna dhammaataa agagaarka 5ta galabnimo, iyadoo ay jirto nasasho qado bartamaha maalinta.The workday typically starts around 8am and ends around 5pm, with a lunch break in the middle of the day.
-
Wuxuu ku yaalaa meel xoogaa socod ah u jirto bartamaha magaalada iyo jiidda biyaha, waxayna bixisaa aragtiyo cajiib ah oo dekedda ah.It is located just a short walk from the city center and the waterfront, and it offers stunning views of the port.
-
Bartamaha fagaaraha tuulada, ayaa waxaa la dhigay madal aad u ballaaran oo loogu talagalay dabaaldegyada maalintaas.In the center of the village square, a large stage had been set up for the day's festivities.
-
Waxan so aruurinay yanyo, basbaas waxan si taxdar leh ugu aruurinay dabada garigi weynaa.We picked the ripe tomatoes and peppers, and we carefully loaded them into the back of the truck.
-
Waxaa sababi kara dhowr waxyaabood, ay ku jiraan cunista cuntooyinka basbaaska ama saliida leh, cabida khamriga, ama qaadashada dawooyinka qaarkood.It can be caused by a number of things, including eating spicy or fatty foods, drinking alcohol, or taking certain medications.
-
Waa inaad sidoo kale iska ilaalisaa cunista cuntooyinka basbaaska iyo dufanka leh, oodna cabtaa sharaab badan.You should also avoid eating spicy or fatty foods, and drink plenty of fluids.
-
Sannadkii 1905-tii, da'da 26-ka, Einstein wuxuu daabacay afar waraaqood oo aasaasi ah oo beddelay fiisigiska.In 1905, at the age of 26, Einstein published four groundbreaking papers that transformed physics.
-
Wakhti ka dib, noolahaasi waxay isu beddeleen qaabab nololeed oo aad u adag, sida dhirta iyo xayawaanka.Over time, these organisms evolved into more complex forms of life, such as plants and animals.
-
Marka iniinuhu soo baxaan, waxay bilaabaan inay lasoo baxaan xididdo iyo caleemo.When a seed sprouts, it begins to grow roots and shoots.
-
Caleemaha waxay u soo baxaan xagga qorraxda, caleemuhana waxay bilaabaan inay qorraxda sawiraan, iyagoo u soo saaraya cunto geedka.The shoots grow upwards towards the sun, and the leaves begin to photosynthesize, producing food for the plant.
-
Haddii aadan bilaabin u dhaqanka sida qof weyn, markaa waa inaan kaa gooyaa noloshayda.If you don't start acting like adults, then I'm going to have to cut you out of my life.
-
Waxaan haystaa warqad berri ku eg, xitaa ma bilaabin.I have a paper due tomorrow, and I haven't even started it.
-
Waxaan doortay lambaro kuwaaso godad leh waxana bilabay inan shaqeeyo si daren qimeyn leh.I chose a pattern with lots of tiny stitches, and I started working on it with great enthusiasm.
-
Markii aan bilownay inaan dib u soo laabanno, waxaan ogaanay in aragtida ay xitaa ka fiicneyd xagga hoose.As we started to hike back down, we realized that the view was even better from below.
-
Waxaan furnay kiishka qamriga oona bilownay inaan cabno.We opened the case of beer and started drinking.
-
Waxaan ka soo baxnay baabuurteenna waxaanan bilownay inaan isku qaylinno xitaa cod dheer.We got out of our cars and started yelling at each other even louder.
-
Biraha saqafka ayaa loogu talagalay inay ka caawiyaan ilaalinta rakaabka haddii ay dhacdo shil rogrogis.Roof rails are designed to help protect passengers in the event of a rollover accident.
-
Markii aan yaraa, waxaan haysanay eey, bisad, iyo kalluun yar.When I was a child, we had a dog, a cat, and a few fish.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
